We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Waa walaalkiin Awguul oo raadinaaya reer Jowhar, gaar ahaan asxaabtii ay isku waqtiga ahaayeen ee ka baxay Shabeelle 81/82 ama reer buullo Makiinno ama buullo obliko iyo guud ahaan shaqaallihii SNAI BIASA Jowhar. Mohamed Hassan Guuleed Email <mjowhar66@hotmail.com>
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date ANIGOO AH CABDISLAAN ISAAQ AXMED WAXAAN SANAD DUG SIYEEDKA SHABEELE SCHOOL KA BAXAY 83/84 waxaan u maleynayaa inaad xasuuato ninka la yiraahdo C/QAADIR BAGADI ayaan walaalo nahay marka waxaan kaa doonayaa inaad si fiican isku kay sheegto hadii u baahato wax reer jowhar kale ah waa laguu heli karaa igala soo xiriirtaa adelgade 23 8660 skderborg D E N M A R K TEL: 0045-21735419 WAXAAN KAA SUGAYAA JAWAAB
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Ahmed waan ku salaamay. Walaalow ninkii bagadi ahaa iyo meeshuu ku dambeeyey in aan ogaado oo la xiriiro haddi ay suurto gal tahay ayaan rabaa ee igala soo xiriir halkaan h23563@hotmail.com. Mahadsanid.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Walaal iga guddoon salaan qaali ah, salaan ka bacdi walaal waxaa maskaxdeeyda ku wareegaaya C/qadir Bagadi, waxaana aan hubaa in aan garanaayo laakiinse hadda maskaxdeeyda waa ka baxday, hana igula yaabin hilmaankeeyga, oo waqtiga ayaa keenay cudurkaan hilmaanka la yiraahdo. Haddii aan isu kaa sheego waxaan deggenaan jiray xaafadda Kulmis, Buulo Makiinno, ajibka gadaashiis beerta iyo guryaha ka dambeeyey ayaan iska laheyn. Waxaana aan ka shaqeyn jiray SNAI BIASA(83-90), waxa aan shaqada qaranka ka qabtay H/Dhexe Burey 82/83. Haddii aad ii hesho wax kale oo reer Jowhar ah illa soo socodsii. Mohamed H.Guled (AWGUUL)
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Anigu waxaan ahay nin ku dhashay Jowhar, xaafadda Horseed. Waxaan la dhashay Mohamed Nur Osman oo degganaa xaafadda Hantiwadaag oo ku magac dheeraa Jahawareer. Waxaan waxbarashadaydii dugsiga dhexe ku dhammeystay Dugsiga H/Dhexe 21 ka oktoobar (Jowhar)1980. Tii sarena Dug. Sare Macallin Jaamac Muqdisho 1983/84. Waxaan raadinayaa asxaabtaydii reer Jowhar, gaar ahaa kuwii reer Horseed iyo asxaabteydii Dug. Sare M. Jaamac. Waxbarashada heer jaamicadeedna dalka Pakistan.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Walaal salaan ka dib waxa aan gartay walaalkaa Jahwareer, waxaana aan filayaa haddii uusan Jahwareer kale aheyn in aan isku meel ka wada shaqeyn jirnay, waxa kale oo uu ku magac dheeraa walaalkaa <AFRIKO>, oo waxaa halhays u ahaa (Afrika geedaha korkeeda ayey saaran tahay), waana mid run aheyd, ka dib markii aan waxyaalo badan arkay. Waxaa illa deggan Cabsiiye Mohamed Abdulle,sidoo kale waxaa Kolding deggan Moh,ed Hassan Elmi oo labaduba waxa ay ahaayeen cayaal horseed. Nabadgelyo M.H.Guled
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Walaal Awguul waad mahadsan tahay. Waxaan gartay ninka cabsiye ah waa ina Maxammed Cabdulle,mase hubo in uu i xasuusto iyo in kale. Bal ninkaas igu xiriiri. Africa waa abtigey. Walaalkeyna waa Jahawareer kale oo magaca isagaa ka qaatay oo Jahawareer yare aya loo yaqaanney. Aniga waxaan degganahay Islamabad oo aan wax ku bartay. Sannadkan intuusan dhammaanna USA ayaan uguurayaa Insha-Allah. Maxammed Hassan Elmi magaciisa waan xusuustaa welise ma hayo, waanse xusuusan doonaa. Qurbaha oo lagu raagay aya ugu wacan xusuus la'aanta. Walaal Cabsiye waxaan xusuustaa reer Cismaan Dhilmaanyo oo deriskiinna ahaa. E-mail me at:- ahmednur89@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date War xaggee bay ka baxeen reer Jowharkii mise maba furaan miyaa boggaan!, weli waxa aan raadinayaa asxaabteeydii hore illaa iyo haddana ma hayo. Macasalaama Mohamed Hassan Guled
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date walaalal waxaan ahay gabar reer JOWHAR waxaan na ku dhashtay xaafada HORSEED magaceeygana waa AMRAN MOHAMED HIIREEY waxaana laheen dukaanka altimoodo ee xiireey iyo farmashiyaha ooku yaalay xaafada horseed waxaana kala daganen horseed iyo hantiwadag waxaa laga yaabaa inaa taqaanid bahda aabahey oo waaweyn waxaa macalin ii ahaan jiray CIISE WEER waxuuna ka dhigijiray iskuul ka horsed waxaad na igala soo xiriiri kartaa halkaan oo aan aniga ku leeyahay adrees oo aad iga heli kartaa
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date waan idin salamay reer jowhar salan gadib iga rali ahada waniloway xalay markii ansoqoray warqada ha dana wakan emel adares wane amran maxamed xiireey adreeskeyga geni92hotmail com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date waan idiin salaamay dhamaan reer jowhar waxaan ka xumahay in ay run tahay maanta ka hor ma furin page kan , maga cygu waa abdullahi mooge ali waxaan ku dhashay magaalada jowhar kuna bar baray hadda waxan deganahay wadan ka finland magaalada helsinki in mudo ahba waxan halkan sigaar ah uga salaamayaa max'ed hasaan guleed & ina xiireey waxaan halkan isla joognaa dad fara badan oo rer jowhar ah waxan rajeynayaa in aan si wanagsan u wada xiriiri doona hada iyo wixii ka dmbeeyo inshaa alaah , waxaa farxad mudan in aan jowhar si wanagsan uga war hayo , waayo reer ka in tiisa kale ayaa degan waana lagu wada nabad qabay in kastoo aan weli tegin jowhar , waxaan qaban qaabinayaa socdaal aan ku aadi rabo magaaladaas walaayaal sidaas iyo xiriir wanagsan .
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date asalamu caleykum waraxmatulah reer jowhar waxaan idiinku salaamay salaanta muslimka ,salaan kadib waxaa maga cayga layiraah abdullahi mooge oo loo yaqiinay john runtii waa wax aad iyo aad loogu farxoin aan ku kuluno meeshan waxan filayaa in aan maanta is helay dad mudo kala maqnaa waxan halkan ku soo dhaweynayaa halkan dhamaan wixii reer jowhar ah aniga waxaa leygala soo xiriiri karaa tel 358407562358.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date asalamu caleykum waraxmatulah reer jowhar waxaan idiinku salaamay salaanta muslimka ,salaan kadib waxaa maga cayga layiraah abdullahi mooge oo loo yaqiinay john runtii waa wax aad iyo aad loogu farxoin aan ku kuluno meeshan waxan filayaa in aan maanta is helay dad mudo kala maqnaa waxan halkan ku soo dhaweynayaa halkan dhamaan wixii reer jowhar ah aniga waxaa leygala soo xiriiri karaa tel 358407562358.e-mail moge89@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date waan idin salaamay dhamaan reer jowhar waa xasan xuseen oo ka baxay shabeele 83/84 mar badan ażaan ku fakiray xageey ka baxeen dhalianyaraddii reer jowhar waxaan daganaa siinay ka soo hor jeedka wakaladii dawada
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date waa xasan xuseen awguul waan ku gartay laakiin adiga inaad igaratay ma ogi waxaan raadinayaa saaxibkeey MAHAMUUD XAAJI oo dukaan ku lahaa hantiwadaag ka soo horgeedka ceelka suuqa ama carabduur dukaankiisa cidii war ka haysa ama meel ku og ha igala soo xiriiro BARKHADLE@HOTMAIL.COM
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date walaal layaal reer jawhar waan idiin salaamay salaan kadib. anigu runtii qof saa u sii weyn mihi hada da deydu waa 21 jir. anigu waxaan ku dhashay xaafada hantiwadaag.hadii aad taqaaniin waxaa abkoogee ahaa ABDI JOOGOW marka wixii fariin ah ee dadkaas waxaad igala soo xariri kartiin e-mail abashaji@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date anigoo magaceeyga layiraahdo qamar diiriye xasan kuna dhashay jowhar xaafada hantiwadaag{buuloabliko} dhamaan waxaan salaamayaa reer jowhar waana ku faraxsanahay sidaad isku raadinaysaan reer cabdi joogoow waxaay joogaan finland waydii cabdulaahi mooge ali oo kor ku yaal telephonekiisa .reeeeeer jowhar nabadeey
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, August 16, 2000 - 01:30 am !REER JOWHAROOW WAR HALEYGAY SIIYO SABABTA AAD ISKU WEYDIIN WEYSEEN TAARIIQIHII" 1-BANBARABANBIINO 2-INBILI 3-HANTALAHAADEEY 4-GAARAGAAROOW 5-YAA YIRI 6-QAAC WAXAAN FILAYAA INAAD DAD XUN TIHIIN HADII AYDAN XUSEEN DADKAAS. WABILAAHI TOWFIIQ
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, August 16, 2000 - 01:53 am WAAN IDIN SALAMEY REER JOWHAR. GAAR AHAAN:JOHN,AWGUUL,QAMAR,AMRAN WAXAANAN IDINKU GUUBAABINAA INAAD SAAS ISKU RAADISAAN, INSHA-ALAAH ANAGOO CAAFIMAAD QABA AYAAN JOWHAR ISKU ARKI DOONAA. WAA WIIL REER JOWHAR AH KU DHASHAY KUNA BARBAAREY MAGAALADA JOWHAR KANA MID AH ASXAABTA AWGUUL AAD U RAADINAA,IGUNA SALAAN CABSIIYE,MOH'ED HASSAN OOD TIRI WEY ILA NOOL YIHIIN,ILANA SOO XIRIIR. WAA SACIID HAGAR MY E-MAIL ADRESS:HAGAR11@HOTMAIL.COM TELL:+31622349606, NETHERLAND THE
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, August 31, 2000 - 02:18 am waalahi nin yahow dad baad isoo xasuusisay ,magacyadas qosolka leh HANDALHAADEY,BARANBABIINO, GAARGAAROOW ,LAAKIIN WAXAAD ILOOWDEY AWGEEL GAABOOW, ABDULA WAALOOW,SUUSUUBANOOW,UNBOW IYO AQAYAAR BADAN AANAN HALKAAN KU SOO XUSI KARIN
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, October 05, 2000 - 03:47 am anigoo ah reer johor,, waad salaamantihiin dhamaantiin reer johor la soo axriir sagalmahamed@hotmail.com
|