We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date SALAAMA CALEYKUM, WALAALAYAAL HADII AY JIRAAN DADKA AAN SOO SHEEGEY FADALAN II SOO QORA. WAAN KU FARXI LAHAA HADII AAD II SOO JAWAABTAA, WAA DADKII KU JIREY XERADA MADIINO HSAAB OO KU TAALEY CADAN EE WADANKA YAMEN. NABADEEY!!!!!!!! QOF JECEL IN UU IGAADO DADKAAS WARKOODA!!!!!!1
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Asalaamu Caleykum Waraxmatulaah... Saaxiib waxaanka mid ahaa AQAYAARTII ku jirtay xeradda MADINUL CHACAB ee Cadan... Waxaan joogaa CANADA..magaceyga waxaa la dhahaa Momamed Farmaajo.. Waad igala soo xirii kartaa Emailkeyga Farmaajo@hotmail.com Mahadsanid.. M.Farmaajo
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date WAA SALAAMANTAHAY SAAXIIB BALSE NOOMA AADAN CADAYN DADKAAD RAADINAYSID MAGACYADOODA BALSE WAXAANU NAHAY REER YAMEN. MAGACAYGUNA WAA [QUUTE]. THANKS BY.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Dear friend, Iam one of the people that you are looking for even if you didn't said their names excactly. I was there in 1992 and now I live in London<England>. I wish you all the best brandy
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Saxiib waan ku farax sanahay inaad raadisid asxaabti Madina Shacab,balse mahelo loodkaada,aniga waxaan ahay Al-Katiir,magacaygu waa Abdiwahab Dheere,waxaan jooga Danmark ee igala soo xariir E-mailkaan.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Saxiib waxaan kaa hilmaamey E-mail kayga waana kanaa, E-mail Leydi8@hotmail.com
|