Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): Ardaydii dugsiga sare ee gacan libaax
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sharmaarke (Public user)

Unrecorded Date
Haddii aad dhigan jirtay dugsiga sare ee gacan libaax sandkii 1983-84 please post a note in here for me. and I will defently get back to you. Insha alaaaah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdirahman (Public user)

Unrecorded Date
Waxaan jawaab u dirayaa qofka raadinaaya ardeyda reer gacan libaax ee sanadkii 1983-84 waayo aniga ayaa ka tirsanaa. magaceyga waxaa la yiraa cabdi khaliif. Markaa waxa aad igala soo xiriiri kartaa talefanka shaqada oo ah;416-243-0066 ext24 Toronto Ontaario. Canada. E-mail m-abdirahman@hotmail.com--or Cfcareer@Tor.pcsource.on.ca

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdirahman (Public user)

Unrecorded Date
Mr. Sharmaarke, if you are really looking for the students who graduated from Ga'an libah Secondry school in 1983-84. I am one of them so would able to reach me.

thanks

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sharmaarke (Public user)

Unrecorded Date
hello cabdiraxmaan

Email ayaan kuu soo dirayaaye iska jir

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdirahman (Public user)

Unrecorded Date
Mr. Sharmaake raali ka ahow E-mailkeygii waan bedeley, waxaanan ku bedeley midkaan hoos kuxusan.

k_abdirahman@tor.pcsource.on.ca

Ama; abdiqali@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sharmarke (Public user)

Unrecorded Date
Hey cabd, email ayaan hore kuugu soo diray dhowr jeer ha yeshee waa laygu soo celiyay, imikana bal waan isku dayi

Till then