Skip to main content

.

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Mar. 13, 2001): Yaa arkay cabdi risaaq boocame oo dhulbahante hasan ugas ah
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sucaad

Tuesday, October 17, 2000 - 05:03 pm
sucaad

waxan raadinaya cabdirisaq boocame oo aanu ka wada shaqayn jirnay garoowe, oo la iigu sheegay inuu denmark joogo marka cidi taqana fadlan ha la ila soo socodsiyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garsoore

Friday, October 20, 2000 - 01:05 am
salaan, bacda salaan, sxb dhulbahnate, iyo wax aad sheegaysoi kala bax meesha hooyadaa da`dambe ,ma dhashee, lol.-....
mana naqaane, meelaha ka raadi,, sidaas iyo byee.,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nugaal

Friday, October 20, 2000 - 05:50 am
Garsoore:maxaad saaxiib uga xumaatay haddii ay gabadhu ay raadinayso macaariiftaydii in ay
qeexdu ayey rabtay cidda uu wiilku uu yahay.maxaa
ku haya oo aad intaas oo xumaata ah ku gaadhsiisay
hore loo yidhi nin magaalo ka cadhoodo yaa ku og
dhulbahante waxba kuuma oga ee shame on you rigid
caafimaad ayaad u baahan tahay. maxaa hooyadeyd
ku gaadhsiiyey miyaanad hooyo laheyn ma cidlaa
lagaa helay.
goodbye mr lama dhalin?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nugaal

Friday, October 20, 2000 - 06:45 am

Nasteexo

Monday, October 23, 2000 - 07:34 am
Kooo waji kac kac haduu yahay denmark waa ku arkay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sucdi

Monday, October 23, 2000 - 09:36 am
naa anaa ku aqaan wuxu joga danmark oo waa iska ciyalsuuq, abayo kaa maxa ka raadine nin maas wayday, kaa faaido ma leh naagaha uun buu daba carara.
ee faraha ka qaad.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, October 27, 2000 - 12:55 am
Hahahahhahha....Hahhahahahah Please....stop it.
I can't typeeeeeeeeeeeeeeeeeee!
HAHAAAAAhahaaahhahhahahhhohohohhahhaaaaaaaaa Isha ka rideeeeeeeeeeen!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Invisible women

Sunday, October 29, 2000 - 10:48 pm
yahooy annaa runta sheegaya. koo oo haduu yahay sariirta ayku qaadato 2 secon anaa aqaan intuu nabaro badan yahay oo laga wada cararaa ar kaas ya waalanoo qandho fildaran qabtoo isku soo raad satay. hadaad heshid usheeg isoo celi kastuumadaydii madoobeed aad xaday "tuugyahoow" You'r sick!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Odense

Sunday, October 29, 2000 - 10:57 pm
I know that guy...Mather_fucker! He used to date with my bestfriend...and cheat on her later with a guy..that's right. He's a gay mather -fucker. I know him like my own brother...he stink like Ooooh my God! can i ask you why are u looking for this guy, the is planty guy in Denmark...whhhhhhhhhhhhhy Boocame. If you knew him what kind of man he is, i think u will be moveing to another country. Alot of his girldfriend run way from him such ashem. By the way if u ever found him , i know u will. Move this message forworf to him " Give my 100 kr back to 'You know who"
Good luck with serching!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

majixinjixe

Monday, November 13, 2000 - 05:08 pm
majixinjixe

anaa arkay koo doqon ah oo wejiga finan ku leh, wuxuu daganyahay aarhus

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bariilla

Tuesday, November 14, 2000 - 02:39 am
Sucaad abaayo anaa garnaya C/risaaq boocame waana nin odaya wuxuuna kunoolyahay wadanka denmarka gaar ahaan magaalada (HOLSTEBRO) hadii aad ubaahantahay adress ama taleefan ila soo xariir.
mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sucaad

Tuesday, November 14, 2000 - 05:40 pm
to barilla

aboowew waad mahadsantahay, ee ii soo raadi taleefankiisa, adoo mudan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

roda

Tuesday, November 14, 2000 - 05:44 pm
to sucaad

naa isla yaab maxad kaa ka raadinaysaa waa bahal duliya oo ciyal darooga ah waxaad mooda in la yiri wareeg meel kaste waa taaganyahay waa ma naste isaga iyo mid kalo waalan oo maxamuud la yiraahdo oo isna daroogiista kala ah, waa rag waalan oo naago jecel weliba kan maxamud la yiraahdo waa dameer jaajaana ee iska iloow ninka.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, November 17, 2000 - 01:52 am
war hayaaaaaaay, c\risaaq boocame goormuu daroogiiste noqdey! walaal sucaad waa laguu yaqaanaa ninkaa odeyga ah walow uu ciyaal yow yar yahey anyway try to find him and he wil make ur wish come true.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ladan

Friday, November 17, 2000 - 01:55 pm
ladan

booca uuuuuuuuuuuuh and maxamuud de er bar so svinne mand, de er jonki narkohandler.
sucaad lad ham glem mand.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed

Sunday, December 10, 2000 - 10:35 am
haye kor waan wada aqriyey .

abaayo mid kale oo ugaas ah waa kan oo aslkiis
ay isku meel ka wada imaadeen hadii isaga la
waayo anaa kuu joogo.

a brother in blood got that miss.

ahmed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hassan

Saturday, December 16, 2000 - 11:27 am
s/c
sidee wax u jiraan gabadhu waxay raadinaysaa wiil haddii aad taqaanaan u sheega meesha laga heli karo haddii kalana ka aamusa haddii uu weli yahay ama aalkuliiste sabab ay u raadinayso ayaa jirta ogaadana nacas walbaa qofbuu geesi u yahay.
mahadsanidin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GARSOORE

Friday, December 22, 2000 - 01:38 am
BY.22/12/00 kl.12.26

Garsoore waad salamantihiin dhamaan walaalayaal, bacda salaan, horta anigu waxaan ahaa qofkii 3xaad ama labaad ee soo galaa meeshan wax lagu qorayao, iminka ayaan soo galay saaa waxaa i salaamay cay iyo wax anaan garanayn oo ah sheeko ciyaal, hadii aan dib igu fiirsado waxyaalo qaar kood, sida NUGAAl oo kale, si xun buu ii cayey, hasayeshee dee anaaba ah reer nugaaleed, from L.A.
sxb waad igu gaftay, markii aan sidaa anigu ku lahaa waxaan ka waday magaca meesha ka saar, hada magaca weyn ee meesha ku qoray, hadii aan sii fisilo wuxuu noqonayaa(SICIID HARTI)...lol.... intaas uun bay ahayd hadana waxba kuma haysto ee soo kor sxb.
Foresten.waxaan orana lahaa ninkaa la doonayo waa nin loo bahanyehee walaalyaal siiya gabadh inta aad ku direysaan inaan, adna walaal suucaad waay iska hadlayaane ha moodin run kuwani waa iska calan cas miyaadan maqleyn waxa ay ku hadlayaa, waaba i kow inaan afkeeda soo maray waa darogeyste iyo wax la mid ah, taasi anigii bay shaki i galisay, hadal iyo kama dambaystii waa cafis idinkoo dhan. waanse soo noqin.

GARSOORE-G.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

M/Vestjylland

Saturday, February 10, 2001 - 03:24 pm
Marka koowaad nin aan la caayin ama wax laga sheegin nin raga maaha.
naagahan wax ka sheegaya aniga waxay iila eg yihiin kuwo uu ku qarxiyey oo jeles ah iyo kuwo waayey iyaga wax baafiya/raadiya.

War dadka maxaa laga sameeyey gardaro iyo been badanaa waxay yiraahdeen waa daroogiiste?!!!, anigu si personally ah baan u aqaanna waa nin wanaagsan shaqaysta afkiisa iyo adinkiisaba laga amaan helayo.

To Garsoore
gabadhu haday magacawday qofka ay raadinayso qabiilkiisa khalad maysan samayn, sababtoo hadaan soomaali nahay waxaan isku garanaa qabiilka.
waxaad ku andacoonaysaa inay gabadhu tiraahdo
SICIID HARTI meesha ay ka tiri DHULBAHANTE
taas waxaad ku ilowdaa dadkoo dhami Siciid harti ma yaqaanaan. wax kale la imow saaxiib...dårligt undskyldning

Til alle som har noget imod boocame
SKRID AF HELVEDE TIL