Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Baafin - Missing Persons: Archive (Before Sept. 29, 2000): waxaan baafinayaa C-qaadit Xasan C-llahi oo reer B-weyne
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

A-naasir (Public user)

Unrecorded Date
Waxaan raadinayaa Anigoo ah Axmed-naasir Macalin Xasan ag C-qaadir xasan C-llahi oo deganaa garaashka Xasan Baac agtiisa ee magaalada B-weyne.
igala soo xiriir E-mailkan naasir_@hotmail.com
ama Tlf +45-35838842 waxaa ku noolahay Denmark

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

carabeey

Tuesday, July 18, 2000 - 10:17 am
TO: AHMED NAASIR

ahmed nasiroow waad salaaman tahay inkastoon
fariintaan mar dambe aqriyey hadana waxaan maagey
inaan kuu soo jawaabo ninka aad raadinooso oo ah
c/qaadir afentuuro waxaa uu joogaa Canada marka
hadaad warkiisa heshay ii soo qor hadaadan helina
anaa warkiisa kuu soo qori doonee.......