We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, October 19, 2000 - 03:20 am Hadii aad taqaaniin ALI CIRO oo reer Burco ah fadlan, waxaan jecelahay inuu ila soo xidhiidho. Waxaan ahay saaxiibkiis oo ay kala raageen oo kunool wadanka Australia. Waxaan maqlay inuu ALI CIRO uu kunoolyahay wadanka ISWIIDHAN ama HOOLAN. Waad mahadsantahay ABDULRAHMAN ALI GAARUF gaaruf@yahoo.com.au
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, October 23, 2000 - 02:35 am to abdulrahman cabdiraxmaan walaal marka hore iga qabo salaan qaaliya marka xigta kan kula hadlayaa waa fuaad yare ahaana walaalkaa maxamuud cali saaxiibkiisi koowaad ee hodan qayalo . cabdi waan kawr hayay in aad ku nooshahay wadanka australia balse meel aad kaga nooshahay magaranin imin kana waxaan la kulmay anoo baafinaya maxamuud oo la iigu sheegay wadanka new zialand inbadana internetka kabaafiyay ayaan arkay magacaaga oo aan ku soobooday markaa walaal warka intiisa kale waxaan kuugu soo qorayaa e mailka aad leedadahay ee kala soco mahadsanid
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, October 23, 2000 - 02:56 am to abdulrahman cabdiraxmaan walaal marka hore iga qabo salaan qaaliya marka xigta kan kula hadlayaa waa fuaad yare ahaana walaalkaa maxamuud cali saaxiibkiisi koowaad ee hodan qayalo . cabdi waan kawr hayay in aad ku nooshahay wadanka australia balse meel aad kaga nooshahay magaranin imin kana waxaan la kulmay anoo baafinaya maxamuud oo la iigu sheegay wadanka new zialand inbadana internetka kabaafiyay ayaan arkay magacaaga oo aan ku soobooday markaa walaal warka intiisa kale waxaan kuugu soo qorayaa e mailka aad leedadahay ee kala soco mahadsanid
|