We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date ANIGOO AH ABDI EL EL OO AHAA CIYAAL SHIIRKOLO AXAAN RAADINAYAA RAGII DEGANAA INTA U DHAXEYSA JIDKA SODONKA JIDKA SHAQAALAHA IYO DARBIGA SHIIRKOLO RAGAASOO AH FAYSAL BII,MAXAMED YEETI,CAYDARUUS,ABDULAAHI SHULUQ,SAYGA,MAXAMED DOOW,ABDIFATAAX,FUAAD,ABDI GEDO,MAXAMED SACIID,MUQTAAR IGSHOW,YAASIIN CARAB,YOONIS BARAF, WAR HADAAD TAQAANAAN PLEASE HALA ILA SOO XARIIRO THEY WERE ONE OF MY BEST FRIEND AND I WOULD LIKE KEEP IN TOUCH WITH THEM PHONE 0044181 4789799 E.MAIL MOHA76@AOL.COM.UK THANK YOU
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date By Maxamed Siciid Saxiib waan ku salaamayaa, Abdi El El, runtii saxiib anigu kuma garan , run ahaantiina ma daganayn aaga aad sheegtay. Balse waxaan deganaa dhinaca Axmed Gurey - Saxiib raga aad raadinayso waxaan umalayanayaa inaan ka garanayo Maxamed Siciid haduusan aniga ahayn. 1)Haddaad raadinaysid Maxamed Siciid Cali nin la oran jiray oo deganaa Black Sea hotel gadaashiisa oo kaasa balbalaara dhiganjiray. Ninkaas hadaad raadinayso wuxuu igu wardanbaysay isagoo jooga Jig Jiga -Ethiopia (1996). 2) Hadaad raadinaysid Maxamed Siciid Geelle - oo Bus-caasiya iska lahaa waagii denbe waxaa igu wardanbaysey Holland -Amsterdam. 3) Hadaad raadinaysid Maxmed Siciid Cali (Baale) - oo labaajada shiirkole dhinaceeda deganaa - Axmed Gurey ayaan isku galaas ahayn 1985 wakhtigaas ayaana iigu wardanbaysay. Hadaba saaxiib waxaan umalaynayaa inaan ku caa wiyey dhamaan asxaabtaasna ragaygiibay ahaayeen. Good Luck, if u need more help,just let me know I will drop in at this same site. Moh. S. Moh. Melbourne, Australia.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Hi mahomed sacid walaalkis anaa daganaa ahmed guray ee xagee gadaganeed anaga waxaan daganeen dhinace ceelka marka i think you are in Australlia, waxaana degan ciyaal deris aheen hodan ubac abdi nimco oo walaalo ahaa please hadaad taqaanid ma isoo sheegikartaa meel aan ka helo. Australi ayaa la igu sheegay thank you very much.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date cabdinaasir waxaan ku way diinaayaa makaad inta ka raadinaysid ciyaal shiirkol ofishaale wax kale ooaad qabsatid maad soo way day war ninyahow meelon wal shiirkol ofishaale la'eraw meelon male meela ku tab.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date wal liiswarsidi mi humoo laynyow ay haytii yours abdinasir
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date ABDINASIR SAAXIIB ANAA AHAA CIYAAL SHIIRKOLE OFISHALE LAAKIIN ILAA IYO HADA KUMAGARAN.INKASTOO AAD TIRI WAXAAN RAADINAYAA DHALINYARADII SOONAHAAS DAGANAA. ANIGU WAXAAN KAMIDAHAA DHALINTII XAAFADAAS GAAR AHAAN RUGTA SARAAIISHA. SIDAAS IYO NABADGALYO.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date warwaxaad sheeg taan taariikhda iyo ragii caanka ku ahaa kubada cagta ciyaal Qodxaaley iyo biraha mise kirishbooy ama daba kafuuladii ayaad raadi naysaan kuwaas lama yaqaano aniga waxaan ahaa ciyaal farmasi barwaaqo lasco BY rageedii
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date waan idinsalamay dhamaantiina intaas kadib ninyahow hadii aad farmashia barwaaqo agtasiisa daganayd maxaad isku qarinaysaa inga laftigayga meeshaan daganaa fadlan magacaaga isoo sheeg.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date saaxiib waxaan ahaa 10 ciyaal jufantuus aan kuu tiriyo ragii aan wada tiimka ahayn 1:liibaan yaasiin farax 2:A/khadar ismail (gacmey) 3:daa'uud (walbaq) 4:siciid shaqaaq 5:abdiaziz ali balsaaxiib hadii aad dega nayd ragaa war bixin iga soo sii ama ciyaalkii xaafada qaar soo magacow sii aan ugarto hadii aad kuwaa garato war bixin iga soo sii maga cagana soo sheeg fadlan
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, November 15, 2000 - 06:45 am to ifraax abaayo aniga xataa waxaan daganaa dhinaca ceelka adiga matahay ifraax oo ahayd 7aad T schoolka gadaashiisa madaganayd if yes ma taqaanaa Sucaad Roda khadija caasho ahmed baliil iyo walaalkiis dooli aayo caydaruus deeqo iyo fardoowso faysal and saciid oo ahaa classka X if you are the ifraax i think you are please email me cuz i was looking for you and i want to get in touch with you i'm in the states thanks girl
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, November 15, 2000 - 06:46 am to ifraax i'm sorry my email is jamila103@hotmail.com
|