Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): Waxaan rabaa Gurdon Copenhagen dagan?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Niceman

Tuesday, October 24, 2000 - 02:40 am
To:Dhamaan da.yarta ama dhalinyarada degan qasatan dumarka waxaan u shegayaa in uu jiro wiil dhalinyaro ah reer magaal ah degana Denmark qasatan Copenhagen jirana 26 aan wax balwad ah laheyn aad iyo aad u donayo in uu macsida yurubtala kanabadgalo,walalyaal cidii guurdoon ah ha,igala soo xiriirto Niceman701@hotmail.com.

Waxaan usoo bandhigan dad diyaar u ah Guur arintan waana iga dacad.

BY:Guurdon wiil fiican,dk Copenhagen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Zahra

Friday, November 03, 2000 - 03:01 pm
walaal anigaa guur doon ah laakiin ma degani halkaad sheegtey ee waxaan joogaa dalka Canada
waxaana jiraa 23sanadood waxaana ahey nurse.
waxaana gaar ahaan joogaa Otawa waa magaalo madaxda Canada.sidaas ula soco waxaana ahey citizen Canadian.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

calafkii suge

Sunday, November 05, 2000 - 02:35 pm
zahra

anigabaa kulaxiriiridoonee calafku waa calafkii iskukeeno labo kalajoogto dunida labadeeda cirif ee maxaad kaqabtaa waxaan kunoolahay yurub.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DOONIISTE

Thursday, November 09, 2000 - 03:56 am
WAR DUQA HADEY KAA BATAAN DOONOOYINKA
ANIGA IGU SOO XIR QAAR HFUDSHFUWDH

DENMARK ODENSE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

zahra

Friday, November 10, 2000 - 01:49 pm
walaal waa zahra waxaan ku leeyahey aniga waxaan
ku noolaan jirey yurub waxna kuma jabna haddii aan is fahano haddii ilaaheey qorey waa lays arki
doonaa ee xagee kaala soo xaiiraa ee soo sheeg
taleefankaada iigana soo hadal waxyaabaha aad qabato si tafaftiran.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 15, 2000 - 01:42 am
Aboowe waad salaaman tahay bacda salaan anigaa ku nool Dk oo ah calaf doon ee haday kaa dhab tahay xagee kaala soo xiriiraa----

jaaw-------

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Calafkiisuge

Wednesday, November 15, 2000 - 04:08 pm
Zahra

walaal waxaad igala sooxiriirtaa E-mailkeyga
wixii faah faahin ah ee aad ubaahantahay halkaas ayaad kahelaysaa, waayo halkani waa bablik Soomaali oodhan kukulanto tlf kumasooqorikaro

jayte59@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

friend

Wednesday, November 22, 2000 - 07:27 pm
To Zahra.
walaal salam.
intaa adib waxaan doonayaa inaan wada xidhiidhi karno waxaan joogaa wadanka aad joogtid,laakiin waxaan deganahay Vancouver,BC.
Sincerely...friend.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayaan

Monday, December 11, 2000 - 03:23 am
waxaan ahay gabadh somaliyed oo degan wadanka Denmark waxana jiraa 21sano

waxaana weli radinayaa inaan helo wiilkii ilahay i qoray inan calaf isku yelano waqti uma hayo radintaa maxa yelay wax ayan bartaa sidas daraded ayaan internetka nasibkey ka radsanayaa ilahay hadu ka dhigo. waan la socdaa inay adagtaa inuu qofkaa runtaa kugu shego adigo aqoon ama arag lakin aminantaa aya wax walba ka ficaan sidaas daraded aniga waxay ila tahay walaal hadad radineysid gabadh somaliyeed oo aad la shekeysatid diyar ayaan ku hay.

sidas iyo barasho wanagsan

email gabar@ofir.dk