We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
| | Friday, October 27, 2000 - 08:53 am Walaasheyda soomaaliyeedey waxaan ahay wiil soomaaliyeed ooraadinaay xiriir toosan inuu la yeesho gabar soomaaliyeed da deydu waa 26 haddii aad u dhaxaysid 21-25 waa ila soo xiriiri kartaa waxaanse jeclaan lahaa haddii aadan yurub ku noolayn in aad iska dhaafto sabatoo ah aniga yurub baan ku noolahay hadii aan si fiican isku baranana kala fogaanta waa laga fiican yahay. igala soo xiriir jacayl99@hotmail.com
|
| | Sunday, November 12, 2000 - 11:29 pm jacayl marka hore waad salaamantahay walaa ma waxaad doonaysaa gabadh aad is bartaan kawaran labadeenahadii aan isbarano maxad ka qabtaa laakii nasiib xumo anigu waxaan jiraa 19 jir waxaan joogaa qurbaha fadlan ii soo jawaab hadii aan kaa helo wajaab imalkaygana waan ku sii doona maxaad ka qabtaa dadayda? ibarasho wacan
|
| | Friday, November 24, 2000 - 11:21 pm JACAYL; WARYAA DOQON HAYE HADALKAAGAA LAGAKASAYAA INAA TAHAY BAADOOW BADOW AH NAAGAHA SAAS LAGUMA SHUKAANSADO BADAW YAHOOW ILBAX SHAARE WAAXIT
|
| | Sunday, December 03, 2000 - 07:40 pm to yaasmiin abaayo salaan kadib.maxaa kagabtaa ha dii aan saaxibo nogono oon xeriir yeelano. jawaabtaada sidee nogotawa ila soo xiriisi.jama359@cs.com. waxaadna kasoofakartaa maxaan koodoortay? iwaiting your answer and take care.
|