Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): GAROOB GUURDOONA!!!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CANAB

Saturday, November 04, 2000 - 06:35 am
gabadh yurub joogta oo laba wiil leh waxey radineysa nin 29-35 sano jira oo yurub degan.

Mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

axmed

Sunday, November 05, 2000 - 02:27 pm
to canab

walaal aniga ayaa xiisaya hawaynka garoobka ah da'daydana waa 28,sano aniga xagayga wax tibaato ah malahan da'da lakiin adiga maxay kuugula muuqataa taas,hadysa ok xagee kaagalasooxiriiraa?
waxaana deganahay qaaradaan yurub.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TOOXOOW

Monday, November 06, 2000 - 03:23 am
walaal waxaan ahay nin afartan jir ah waligiisna aan guursan ee saas ma igu qaadaneysaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdul

Monday, November 06, 2000 - 10:16 am
Canab I am interesting for Garooba, but i am not that age range you looking for. But i am labtan iyo sadax sana and don't mind to get Garoob, as long as she willing to be haya wanka sana like my mother. And I like in UK.

Contact me at said@live4now.com

Salam Calykuma.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdul

Monday, November 06, 2000 - 10:18 am
Canab I am interesting for Garooba, but i am not that age range you looking for. But i am labtan iyo sadax sana and don't mind to get Garoob, as long as she willing to be haya wanka sana live my mother. And I like in UK.

Contact me at said@live4now.com

Salam Calykuma.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdul

Monday, November 06, 2000 - 10:25 am
Canal I am interesting for Garooba, but i am not that age range you looking for. But i am labtan iyo sadax sana and don't mind to get Garoob, as long as she willing to be haya wanka sana live my mother. And I like in UK.

Contact me at said@live4now.com

Salam Calykuma.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yusuf

Monday, November 06, 2000 - 12:02 pm
canab aniga ayaa ku nool yurub dadeeydana waa 34 jir waxaad igala soo xiriiri kartaa dalmar67@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

canab

Wednesday, November 08, 2000 - 07:22 am
Thanks all for your messages. But the age is very important to me so there r only 2 candidates left and they know I gues who I mean. Tooxoow I dont mind you bro its ok.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mustafe

Wednesday, November 08, 2000 - 11:25 am
mustafa to canab
salaanta islaamka kadib kawaran mid laba gabdhood
leh aan xaas lahayn kunoon los angeles dada 29
runtii igama aha in aan haween jacayl ugasoo
booday -usa to yurub ee waxan dareemayaa
waxa ihyaa in aykuhaayaan. wabilaahi tawfiiq
warsame@freeze.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUQDISHO

Thursday, November 09, 2000 - 03:47 am
ABAAYO ANIGA WALIGEY MAGUURSAN MARKA BIKRO AYAAN RABAA BYE
LAAKIIN DADAAS WAAN JIRAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdullahi

Monday, February 05, 2001 - 07:11 am
Aslaamu caykum canab?

da'deydu waa 30 waxaan ku noo lahay Euro garahaan Britain marka waxaan anigu qabaa da'du waa shay mu hiim ah balse waxaa ka muhiimsan is fahmaka iyo rabitaanka labada qofood dhexmara (micnaha calyka) ama sida ay isu indho buuxinkaraan oo midba midka kale uga raali noqono karo, si nolol qiimo leh loo helo,

Balse waa wax jira in dadku kala fikrad duwaaan karo balse hadii ra'ga la is dhaafsado wax miro dhal leh ayaa ka soo bixi kara. Waxaan hadalkeyga ku soo qatimayaa arag ama dumar ha noqdeene dada u dhaxaysa 20-40 inaan ney ka xirnay inay wada sheekaystaan labadii iska heshaa oo waxay happy ku wada yihiin isla gaara fiican,ileen noloshoo dhami waa inaad happy noqotaa labadii kale aan isfahmina inay kala shaqatagaan ileen ilaah ka lif ma ubuurine.

mahad sanid raalina iga noqda hadaan hadalkii dheereeyey.

bye Abdullahi gargaar@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdullahi

Monday, February 05, 2001 - 07:14 am
Aslaamu caykum canab?

da'deydu waa 30 waxaan ku noo lahay Euro garahaan Britain marka waxaan anigu qabaa da'du waa shay mu hiim ah balse waxaa ka muhiimsan is fahmaka iyo rabitaanka labada qofood dhexmara (micnaha calyka) ama sida ay isu indho buuxinkaraan oo midba midka kale uga raali noqono karo, si nolol qiimo leh loo helo,

Balse waa wax jira in dadku kala fikrad duwaaan karo balse hadii ra'ga la is dhaafsado wax miro dhal leh ayaa ka soo bixi kara. Waxaan hadalkeyga ku soo qatimayaa rag ama dumar ha noqdeene dada u dhaxaysa 20-40 inaan ney ka xirnay inay wada sheekaystaan labadii iska heshaa oo waxay happy ku wada yihiin isla gaara fiican,ileen noloshoo dhami waa inaad happy noqotaa labadii kale aan isfahmina inay kala shaqatagaan ileen ilaah ka lif ma ubuurine.

mahad sanid raalina iga noqda hadaan hadalkii dheereeyey.

bye Abdullahi gargaar@hotmail.com