Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): Waxan ahay gabar soomaaliyeed oo calaf doona
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hodan

Tuesday, November 07, 2000 - 05:10 am
waxaan ahay gabar soomaaliyeed oo da'deedu tahay 26 jir ah aqoon fiicana uleh diinta islaamka jecelna wixii ku dhaqmaya diinta islaamka meel kastoo ay joogaanba,
waxaan ahay gabar calafdoona oo daacad u ah calafkeeda, waxaan rabaa wiil soomaaliyeed oo ay sheeko nadhexmarto haduu calaf isku keengalo wanaagsan.
waxaan ahay gabardaacad ah waxaana filayaa wiil daacad ah maadaama aan raga laysu haleyn karin igala soo xariir E-mail: qarboobe@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kaabuli

Tuesday, November 07, 2000 - 08:47 am
waxaan ahey wiil soomaaliyeed oo aqoon dheer u leh diinta ,isla markaana ah guur doon ,da,deydu waa taada oo kale ,laakiin wax aad naftaada ka sheegtay iyo meel aad joogto midna maad sheegin ee inta aan toos laguula soo xidhiidhin waxa fiican in qofka kula soo xidhiidhayaa uu fikrad kaa haysto ee fadlan waxoogaa tilmaan ah naftaada ka bixi iyo halkaad joogto,inaad tahay carmal iyo inaad innan tahay aan guur hore soo marin .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, November 14, 2000 - 12:45 pm
waxaan ahay wiil somali oo guur doonah waxanjira30
sano waxaanan raadinayayg gabar diinta tagaana.

markafaafhin dheeraadanafaada kabixi


xageed kunooshajhay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hodan

Thursday, November 16, 2000 - 01:43 am
T0: Hodan waxaan ahay wiil ku qancay waxaat sheek tay ee xeriir mawada yee lankarnaa.mr Holland.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cawil

Thursday, November 16, 2000 - 03:03 am
naahooy i magal waa nagaata hodan isku magacaawday hadaad hodan tahay 26 calaf ku raadiseene inta daacad-daacada iyo waxaa iska deeysid anigaa 30 jira markii afaraadna wax radinayee waxa ma isla fiirfiirinaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BAASHI

Friday, November 24, 2000 - 11:11 pm
TO;HODAN; WAA KUSALAAMAY QOFYAHEEY WARKAAGANA WAA KASAY WAXAAN KUWEYDINAYAA MEESHA AAD KUNOOSHAHAY WIIL SOMALI AH MAJOOGO MIYAA HADII UU JOOGIN WAA LAGARTEY BALSE UMALEEN MAAYO NIN SOMALIYEED MEEL UU ADUUNKA KAJOOGIN CALAA IYO TIXAAL WAXAAD SOO QORTAA CIWAANO LAGAALO SOO XIRIIRIKARO QOF BEENLEEY AHNA WAA U,EKTAHAYE ADIGA WAA LAGAA JABINAYAA XARAARADA KUHEYSO HAWALWALIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kisima

Sunday, November 26, 2000 - 10:46 am
hi mam.

afar wax ku doon ragga ama guurka.
ileen guurka waa maslaxad idiin ka dhaxeyneyso.

1 . in uu handsome yahay.
2. in uu lacag leeyahay ama reer lacag leh ka dhashay.
3. in uu muslim yhay.oo diintiisu wanaagsantahay,

4. iyo in uu yahay nasab, oo ah reer wanaagsan in uu ka dhasahy .

waa adagtahay in aad internetka intaas oo dhan ka hubsato.

well good luck.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nadiir

Sunday, November 26, 2000 - 04:49 pm
Walaaley hodon waxaan ahay nin daacad ah oo aan been badnayn diintana wax ka yaqaan xaga cilmiga maadigana wax ka yaqaan. Marka walaale macadayn meeshaad joogtid anigu waxan joogaa North America E-mailkayguna waa nadiir21@yahoo.com