We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
| | Tuesday, November 07, 2000 - 06:45 am Walaayaal waxaan qaybtaan ugu tala galay,in ay dhalinyarada soomaaliyeed isku bartaan.Waxaan ahay wiil soomaaliyeed oo da diisu tahay 24 oo ku nool ama degan dalka Holland. magacaygu waa YAASKA68,haddii aad tahay wiil ama gabar xiisaynaysa ama u baahan,in uu kiisa ama tiisa halkaan ka hello waan kugu soo dhawaynayaa in aad halkaan ciwaankaada ku qorato sii kaada ama taada kaala soo xiriiro.Waxaana rajaynayaa in ay dhallinyaro badan isku bartaan halkaan. yaska68@hotmail.com
|
| | Tuesday, November 07, 2000 - 08:29 am WAXAAS ISKA DAAYOO GOORMAA RABASSO KUUGU DAMBEYSEY!!!
|
| | Tuesday, November 07, 2000 - 09:42 am Waar yaa! ma ciyaalo rabasaad ahayd! Hadaa waad i garan lahayd
|
| | Wednesday, November 08, 2000 - 02:45 am nore Waxaan ahy wiil dagan dalka UK iam 21 years old College boy aad iyo aad ayaadna ugu mahadsantihiin dadki soo ababulay barnaamijkan waxaan in aan kabarto bogaan wiilal iyo gabdho qaas ahaan gabdhaha halaidinka war helo. by noreboy
|
| | Friday, November 10, 2000 - 04:58 am To:nore aad iyo aad ayaad ugu mudan tahay walaal nore waxaan rajaynayaa in ay gabar aad iyo aad u qurxoon aanan ka wado dabeecad iyo muuqaalba aqrisan doonto nidaamka wanaagsan ee aad noogu soo mahad celisay halkaasoo ay laga yaabo in ay la dhacdo qaabka qurxoon ee aad u hadashay.
|
| | Monday, November 13, 2000 - 03:30 am HI XIDIG AM SOMALI GIRL LIVING IN NORWAY WAANA KU MAHADSAN TIHIIN BOGAAN I HOPE IN AY DADBADAN ISKU BARAN DOONAA, ANYWAY WAXAAN AHAY GABAR 24 AH WAXAANA KAACODSANAA XIDIG HADAY SUUROGAL TAHAY IN AAD ISOO SIISO E-MAILKAADA SI AAN KUULA SOO XARIIRO PEACE N LOVE MAAYO
|
| | Monday, November 13, 2000 - 03:32 am WAXAAN U MAHAD CELINAA AQAYAARATA BOGAAN SOO ABAABUSHAY . GUY KEEP UP THE GOOD WORK MAAYO
|
| | Monday, November 13, 2000 - 06:18 am To:MAAYO Walaal maayo aad iyo aad ayaad ugu mahadsan tahay sida sharafta leh ee aad iiga soo codsatay E-mailkayga waxaad igala soo xiriiri kartaa:aboowe54@hotmail.com waxaana rajaynayaa in aan si wanaagsan isula soo xiriiri doonno wixii maanta ka bilowdo.
|
| | Tuesday, November 14, 2000 - 06:06 am TO;DHAMAAN DHALIN YAro dhamaan waa salaamantihiin saa u dhantihiin waxaan aad ugu farxey sida qiimaha badan oo looga qeybqaatey dhalin yaro waad ku mahadsantihiin.waayo waxaan beejkaan u furey inaan ku wada sheekeysano barasho furan waayo waxaan ubaahan nahey inaan israadsano xeriir fiican wada yeelano waxaan ku noolnahey waa [QURBO]waxaan idin leeyahey dhalinyaro wada shaqeyn wacan kuna soodhawaada qalbi furan gacmo deeqsi .........ah aqayaarta waxaan aadey casho yaa iraacey?
|
| | Wednesday, November 15, 2000 - 05:02 am to xidig aboowe aad ayaad ug mahadsan tahay e-mailka waana kula soo xariiraa in shaa alaah byee
|
| | Thursday, November 16, 2000 - 02:42 am Waad salaanmantihiin dhamaan tiin salaan kadib waxaan ahay wiil dhalin yar oo kunool magaalada holand waxaan marka ugu horaysa umahadcelinaayaa abaabulaha barnaamijkaan iyo inta isku soo diyaarisay inay kaqeebqaataan waxaan rabaa inaan halkaan wax yar oo kaftana maayo ku dhaho abaayo marka ugu horaysa barasho wanaagsan sibarasho waxaan filaa inaad gabar aad u kulul tahay sababtoo ah markii ugu horaysay ee wiil uu meesha aqbaartiisa ka dhiibanaayey horay ayaad kadaftay qaboowga noorway ka jira maa halahaas kaa keenay mise sidaada ayaa u bugtay by jeneraal from holand
|
| | Thursday, November 16, 2000 - 03:29 am JENERAL LOL walaakiis ADI horta ma'ogtahay sababta aan ugu boodey? maya? marka maybe in an Qaboow ka cararaayo Walaalkiis dhibaato miyaa kujirto mise wax aad soo qorto oo macne leh baad weysay lol haxanaaqin yaah waan kaftamaayaa anba teeda kale XIDIG MAAD AXAD KAAN IGA QABATID WALAALKIIS!!! GUYZ HANII MACAANAATO SIDAASNA MAAYO AYAA TIRI
|
| | Thursday, November 16, 2000 - 06:13 am To jeneraal jananka waxaan la yaabanahay waa la hadlaaye iska hadal maad u hadashay waa ku kan matalaalacaayee mise waxaad ka xuntahay xiriirka wiil iyo gabar wanaagsan ka dhex abuurmaya oo maseeroow jinni qabaad tahay oo baaranooyada ka badatay waayahaanba dalka holland wey ku soo badanooyaan dadka cudurka maskaxda ee baaranooyada qabee waan kula kaftamaayaa ee ha xanaqin sxb maayo abaayo hala yaabin waxaa jira dad maskaxda ka jirranne
|
| | Friday, November 17, 2000 - 02:53 pm waad salaaman tihiin dhamaan waxaana idinku mahad celinayaa sida sharafta leh ee aad isuguduba rideen bogaan caaqibada leh waxanan sigooni ugu mahad naqayaa inkastoo magaciisanoo sheegin laakiin aan ugu yeeraynoyaska.su,aalna hadii aan ku weydiiyo have u a gf mise !!!!!!!!!!!!!!!!!
|
| | Monday, November 20, 2000 - 05:05 am waan idin salaamey dhamaantiin \ maxaa lasheekey aqayaarta
|
| | Monday, November 20, 2000 - 04:48 pm Hi guys...salam all of y. Sxb.runtii aad iyo aad ayaad ugu mahadsan tihiin meeshan aa samayseen....special abaabulaha,markaas waxaan idin leeyahay halkaas ka sii wada barashada. Greeting from North America.
|
| | Tuesday, November 21, 2000 - 03:31 am DHAMMAANTIIN WAAD SALAAMAN TIHIIN. WAXAANU NAHAY ARDAY WAX KA BARTAY JAAMACADDAHA DALKA LIIBIYA. WAXAANU RABNAA IN AAN HALAKAN KA BARANO GABDHO SOOMAALI AH OO AAN XIRIIR YEELANO SI AANU MUSTAQBAL WANAAGSAN U DHISNO. GABDHAHAANU RABNAA WAA SIDAN: 1.WAA IN AY DA'DOODU KA WAYNTAHAY 25 SANO 2.HA NOQOTO GAROOB AMA GABADH WAX DHIBAATO AH MA LAHA. 3.HADAY CIYAAL LEEDAHAY MUSHKULAD MA AHA. WAA SAAXIIBADDIIN: RASHKA E-MAIL: ZLITAN97@YAHOO.COM SAYIDKA E-MAIL:FAARAH200@YAHOO.COM WARKIINA AYAAN SUGAYNAA...........
|
| | Wednesday, November 22, 2000 - 11:41 pm This is Kalif who lives in USA. Since I arrived here I missed to have converstion with my fellow Somali girls. I always busy with my study and work and I didn't have some time to check where the young Somalis meet in the Internet. But from now on I will try to take part in this wonderful meeting where i might get some pretty girls, and then I will be able to pick up some them. Thank to those all who opened for us this woderful meeting.
|
| | Friday, November 24, 2000 - 06:51 pm To: Jeneral sis ana bro wxaan marlabaad ku soo celinaayaa sidaan isugu sharafnay oo aan isugu soo daweynay.waana loo baahan yahay maxaa yeelay waxaan nahay walaalo mida kale waxaan lee yahay yaan lakala xishoon dhalinyaro oo hala is barto hala is shukaansado oo hala faah faahiyo wiil iyo gabadh wixii la yahay maxaa yeelay ciwaan ayaa la'idiin qorayaa mida kale waxaan halkaan idiinku qorayaa E-mailkeyga (Noreboy20@Hotmail.com) oo aan ugu talo galay in qoftii xiriir walaaltinimo iyo mid saaxiibtinimaba rabto ay iigu soo qorto si aan ugu soo jawaabo anoo ku fraxsan wiilal iyo gabdhaba waa idin jecelahay qaasatan gabdhaheena somaliyeed meelkastoo ay joogaan. don't shy sis just write or give me u E-mail I will write u as soon I get u E-mail by sis & bro By noreboy
|
| | Wednesday, November 29, 2000 - 05:35 am TU;OOOOOL waan idin salaamey dhalin yaro dhamaantiin waxaan idin leeyahay maxaa idin ku dhacey waxaan umaleenaa soonkii ayaa idin ka tanbadiyey TO;LIBIN walaashiis waad kacsantahey allaha ku qaboojiyo abaayo yaska waa magaceyga runta ah su'aashaada jawaabteeda waa maya ee adiga maxaa heysaa...........? ila soo xeriir E-mailkeyga waakan kor ku qoan ramadaan wanaagsan dhalinyaro
|
| | Wednesday, November 29, 2000 - 07:51 am TO ALL WAAD SALAAMAN TIHIIN DHAMAAN DHALIN YARADA MEESSHA KU JIRTA WAAN KA HELAY SIDA AAD U WADA SHEEKEY SANEYSAAN WAXAAN SI GAARA UGU MAHAD CELINAYAA WIILKA SOO ABAABULAY WAXAANA IDIN LEEYAHAY RAMADAAN WANAAGSAN WAXAAN IDIN RAJEYNAYAA IN ILAAHEY QEYRKA IDIN WAAFAJIYO
|
| | Wednesday, November 29, 2000 - 09:23 am War ciyaalku dhibiq dhibiq badanaa! oo dadkii kawaa waynaa kaba leexan miyaan jaanisba siin miyaan! waa alalag! ayagiibaaba isku laayay ishii yaraayd,war naga leexda maandhooyoow,aan idiin ducaynee. Ainigu waxaan ahay islaan todobaatan jir ah oo radinaysa oday u dhigma xagga da'ada iyo waayo arag nimada,wallee waayo lasoomar! Alla! maxay kala ogyihiin ciyaalkaani,baryo lacashee,hayeeshee shan iyo toban jir ayaan wali ahay, haddii dhanka kale la eego,Maandhooyoow waxba ha qos qoslina waa nin iyo calafkiye.
|
| | Wednesday, November 29, 2000 - 10:35 am ku saado waa ku salaamay waa oday wax badan is kaabulo ahaay oohda islaan uu salaada kudhowto raadinaaya ee hadii aan xiriirno kawaran xagee joogtaa ?
|
| | Friday, December 01, 2000 - 03:35 am Alaylehe hadaan helay meeshaan raadinayay.(war aaway ushii aan cuskan jiray aan fadhiga ka kacee). Maandhowyaalow iga raali ahaada islaantaas salaada ah baan rabaa inaan wax yar xodxotee! naa horta salaadoy aan kuu waramee ina abti todobaatankii todoba kaliya hade waa kaliya baa ii dheer, een ma xusuusataa diraacdii biyo badan waxaan u malaynayaa in laga joogo soddon gu' diraacdaas baa dumar iyo haasaawihii iigu dambaysay, sanad ka horbaa caro maraykan imid , mid balaya la tagtay oo dhaqtar ah baa kaniini i siiyay oo yiri wiil yar sidiisaa dumarka ula baashaalaysaa.Maandhow ii sheeg kaniiniga magaciisa? haa waxaa la dhahaa VIAGRA. haddaan sidii rati qooqan doobada daadinayaa ee walaaley salaadoy adaa rag iyo xaalkii yaqaanee ii soo sheeg rugta lagaa helo aan isku wayso dhowranee.
|
| | Friday, December 01, 2000 - 06:10 pm to fardowsa****qalanjo******dadyaqaan***** abaayo marka hore waan ku salaamaya salaan kadib abaayo waxaan ka helay sida aad u hadashay ee cajiibka ah runtii ma aha mid aan ku faninayo ee waa wax aad kasbatay abaayo waxaan ka dareemayaa hadaladaada aad ku hadashay abaayo magacaan aniga ayaa kugala baxay ee ka waran abaayo maxaa dhacay adigu dhalinyarada kama mid tihiid abaayo waxa tahay qof qaali ah ee fadlan ka soo qeeb qaado by farwodsa ******damac******fadlan jawaab*****
|
| | Saturday, December 02, 2000 - 07:37 am wiilasha iyo gabdhaha soomaaliyeed dhamaantiinba waa idinsalaamey runahaantii waxbadan ayaan raadinaayey muuqaalkan wuuna kumahadsan abaabulaha mr. yaaska hada guys wadashaqeen wacan anigu waxaan kunoolahay wadanka ***japan**tokiyo* waa saaxiib cusub oo idinleh ***RAMADAAN WANAAGSAN****
|
| | Monday, December 04, 2000 - 07:54 am TO DAMAC ABAAYO MARKA HORE WAAD SALAAMAN TAHAY MARKA XIGA WAAD KU MAHAD SANTAHAY SIDA SHARAFTA LEH EE AAD IIGU XUSTAY BOGAAN MANA GARANAAYO WAXAAN KU IRAAHDO MARKA KUN JEER AYAAD MAHADSAN TAHAY ABAAYO WAANA KA SOO QAYB GALAY BOGA IS BARASHADA SIDAA IYO NABAD GELYO TALK TO YOU SOON
|
| | Friday, December 08, 2000 - 02:08 am TO;OLL WALAALAYAAL WAAN IDIN SALAAMEY DHAMAANTIIN waxaan idin leeyahey walaalahiis waad ku mahadsan tihiin sida sharafta leh aad ugu qeyb qaadaneysaan waxaan idiin rajeenaa wanaag. waxen aqaayarta cusub leeyahey yaa lees mar tiyeenin fardowsa .libin. damac .xidig...........oll waxaan idin leeyahey ku soo dhawaada qalbi furan waxaan idin kaaga tagey ramadaan wanaagsan sidaas iyo nabad galyo By;............oll
|
| | Friday, December 08, 2000 - 03:44 pm Dear Somali........Ramadan kariim. TO:Hanad sxb ani waxaan deganahay USA,waxaana tegay dhowr goor magaalada TOKIYO ee casimada JAPAN,taas oo aan u tagay shaqo,wax somalia ahna aanan ku arag,hadaba waxaa laga yaabaa inaan tago mar kale markaa waan jeclaan lahaa inaan barto qof somalia ah oo degan halkaa markaa hadaan isla xidhiidhno ka waran,ama e-mailkaaga i siisid,mararka qaarkood inta badan hoteelka ayaan iska fadhiyaa,anigu waxaan jiraa 25 yrs. TO: dhalinyarada inta kale ee halkan soo gasha waxaan leeyahay ha la is barto dhamaanba meel kasta oo la joogoba,anigu hadaan iska hadlona waan jecelahay inaan barto asxaab fara badan oo aduunyada dhinacyadeeda ku kala nool...waana jecelahay inaan soo booqdo wadamada aad joogtaan. Sincerely..Bro.
|
| | Monday, December 18, 2000 - 08:40 am Hi 2 All! Waxaan halkan ka salaamayaa dhalinyarada soomaaliyeed rag iyo dumarba Ramadaan Wanaagsan! Waxaan mahad gooni ah usoo jeedinayaa qaban qaabiyaha iyo abaabulka isbarashadan ku lug leh Yaska, salaam Bro,..... Waxaan jeclahay inaan maanta halkan codsigeyga kasoo dhiibto, aniga oo ah Gabadh soomaaliyeed 22jir ah, waxna bartey waxaan maanta jeclaan lahaan inaan halkan ka barto hal wiil oo nolosheyda aan la kheybsado, laakiin sidee?? Waa inuu ahaadaa Mid cilmi leh dhan kasta, dantiisa iyo diintiisaba yaqaan, aan ciyaar ciyaar iyo wakhti lumis uuna iigu soo tala gelin ama uu isaga lumiyo wakhtigiisa sida dad qaarkood oo u baahan sheeko kaliya. Waa inuu is dabari karaa, waa inuu soo jiidasho fiican ama qaab qurxoon lee yahay, waa inuu dadka ku dhex jiri karaa uuna dabeecad xumeen, waa inuu dalkiis iyo dadkiisaba anfacaa, waa inuu mustaqbalkiisana ka fikiraa... Intii intaa kasoo bixi kartaa waad ila soo xiriiri kartaa, waxa aad barateyna soo raacsii waxa uu yahay..Waxaan umaleynayaa ineyna adkeen sharuudaheyga.. Mahadsanidiin..
|
| | Tuesday, December 19, 2000 - 08:32 am to;dhamaantiin salaan ramadaan wanaagsan hadana ciid wanaagsan ha sugi waayina ciida ciida ciida ciid wanaagsan barasho horteed ha inicin ragoow barasho geeloow rarasho dumaroow adigana .......? waa mr yuu oo ku nool holand ,doonayo kaftan iyo qosol ,laakinse waa suaal in odey ah bogaan ma loo ogal yahey waayo saan qaboow iyo gaalo u gu dhax jirey waxaan is leeyahey midoo aad iska dheelaysato oo aad iska muud muudsato tolow amaa meeshaan ka heshaa waaw lol mase dhalinta soo koreysa oo kaliya ayaa loogu talagaley inkastoo dadadiina aad ka been sheegteen waa suaal da weynoo oo dadka daalineysee yaa duqnimo igu rabo mase gab baan idinka siistaa oo bejaardi hiuskaan hashoo laleemo qabto dhaxanta aan iska huwiyaa tolow miyaan odey somaliyeed hablaha somalida u miciin bideynin waxaan sgaa waa jawaab jawaab odeyga wax halala qabto cidii duca rabta kula muslimiin iqwa marka idinkaan idiin sugayaa waa mryuu oo idin leh bye to yaska saaxiib fiiri bogaan adaa furey laakinse furaha waa lagaa jabsadey see ku soo galee lol bye
|
| | Wednesday, December 20, 2000 - 03:46 am MAYOO waxad thay gabar joogtaa norway kaa warran hadii aan esbrano wadankaa baan kula joogaa waxan ahay 23 age hadii aad rabtiid ilaso xidid ok ..saleeman2000@hotmail.com
|
| | Wednesday, December 20, 2000 - 10:20 pm waad salaaman tihiin dhamaan tiin waxaa ifarax galinaysa sida fiicaneey loowada sheekaysanayo. waxaana mahad mudan dadkii meeshaan soo qaban qaabiya inay ama ku fakaray inuu furaan meel dhalin yarada soomaaliyeed kuwada sheekays taan iskuna bartaa qafkaas aa ayuu umahad san yahay wabilaahi taw fiiq...............
|
| | Wednesday, December 20, 2000 - 10:33 pm saaxiibayaal maxaay gadhaha soomaaliyeed u soogali layihiin meeshaan wanaag san maan se ubilow no gabdhaha shu kaan siga/isbarashada fardawsa waxaan kaacod sanahayaa inaad inoobilaw did ha u qaadanin xumaan raalina iga ahaw hadaad kaxanaagtid. waxaan kugu waanin lahaa inaadan iga xanaagin.
|
| | Monday, January 08, 2001 - 05:05 am TO;oll waan idin salaamey dhamaantiin waxaan umaleenaa in sanad cusub iyociid wanaagsan lasoo wada qaatey dhamaantiiba. waxaan leeyahey aqayaarta cusub saa uwda dhantihiin soo dhawaada {wel com} waxaan ahey wiilka soo abaabuley figradaan ama beejkaan furey waxaan ufurey beejkaan sidiisaba dhamaan walaalahey soomaaliyeed meel walba ay joogaan gaar ahaan dhalinyaradeen dumar iyo ragba iney halkaan is ku bartaan xeriir wanaagsan lawada yeesho dhamaanteenba is wada barano waayo maanta wadankeena hooyo maadaama aanan jookin oo ku noolnahey qorbaha inaan marnaba cidla aan latabin waxaa kareeban beejkaan {IN BEEN LA ISKU SHEEKO. IN LA ILAALIYO WAXYAABAHA XUN SIDA AFLAGAADADA. WAXAA HABOON IN QOFWALBA E-MAILKIISA KU SOOQORO SI LOO HELO MEEL LAGALA SOO XEROORO.] waxaan idin kaaga takey wanaag iyo sharaf
|
| | Monday, January 08, 2001 - 05:14 am TO;somaligril walaashiis waan ku salaamey marka hore salaan kadib markaan aqriyey qoraalkaada waan fahmey wexii ku qornaa laakiin shuruudaha oo dhan hadii laga soobaxo intee lagaaga soo xeriiraa marka adiga talo keen .
|
| | Sunday, January 14, 2001 - 08:20 pm aboowe macaane waad ku mahad santahay fikrada wanaagsan ee aad soo jeedisay waxan ahay gabar soomaaliyeed oo kunool USA gaar ahaan san diego magacaygu waa ilhaan xasan mataan da.daydu waa 23 waad mahad san tihiin
|
| | Saturday, January 20, 2001 - 07:59 pm Lool
|
| | Tuesday, January 23, 2001 - 08:18 pm salaamucalaykum waad mahadsantihiin dhamaantiin dhallinyaro iyo waa yeelba sida dadaalka eed uxiisaynaysaan inaad lakulanto dhalinyaro kale oo walaalihiin ah , waanaa idinku hambalyaynayaa meelkastoo aad joogtaan waxaana idiin leeyaha sidaa kuwada , hadii aan taa intaa uga gudbo waxaan ahay wiil dfhallinyaro ah oo soomaliyeed . da,diisu tahay 22 yrs old , wax barta , kunool dalka maraykanka, khaasatan columbus ,ohio, waxaan soo dhawaynayaa dhamaan dhallinyarada soomaaliyeed gaar ahaan gabdhaha da,da yar from 19- 24 so if you interested reach me richt here, iam looking for to make real mustaqbal+ long ralasionship thanks byee yo all have good lucky
|
| | Thursday, January 25, 2001 - 03:51 am TO ALL SAXIIBAYAAL WAXAAN HALKAN KA SALAAMAYAA DHAMAAN DADKII SOO GALAY BOGAN.WAXAAN MAHAD GAAR AH U CELINAYAA DHALIN YARADII SOO ABAABUSHAY IYAGANA WAXAAN LEEYAHAY WAA MAHADSANTIHIIN.MAGACEGA A/RASHID.WAXAAN JOOGAA DANMARK.WAXAXAANA JECELAHAY SAAXIIBADA .BARASHO WANAAGSAN DHAMAANTIIN.
|
| | Sunday, January 28, 2001 - 10:35 pm ASALAAMU ALAYKUM Dhamaantiin waad salaaman tihiin , waxaan la yaabanahy waxa magaceena noo diiday inaan isku barano si aan si wanaagsan ugu wada hadalno. Mise meesha waxaa nagu dhex jira WARLORD, KILLERS AND LIERS oo doonaya inay waqtiga naga dhumiyaan siday wadankeenii u dhumiyeen. waxaan ka hadlayaa the whole internet. waxaan bal u baahanahay arintaa jawaabteedda
|
| | Sunday, January 28, 2001 - 10:37 pm ASALAAMU ALAYKUM Dhamaantiin waad salaaman tihiin , waxaan la yaabanahy waxa magaceena noo diiday inaan isku barano si aan si wanaagsan ugu wada hadalno. Mise meesha waxaa nagu dhex jira WARLORD, KILLERS AND LIERS iyo weliba dumar rag iska dhigaya iyo rag dumar iska dhigaya oo doonaya inay waqtiga naga dhumiyaan siday wadankeenii u dhumiyeen. waxaan ka hadlayaa the whole internet. waxaan bal u baahanahay arintaa jawaabteedda
|
| | Thursday, February 15, 2001 - 09:38 am to;SAMBOY SXB hadaan isku dayo su'aashaada jawaabteeda waxey ila tahey qof walba oo ku nool dunida si buu u figiraa laakiin adigoo taas dhan gaarin aan meel fudud kaa siiyo meeshaan macnaheyd waxey tahey in lagu sheekeysto ama leysku barto lagu wada kaf tamo leysku shukaansado ..i.w.m] marka waxaa la fiiriyaa qoraalka qofkaad rabto inaad laxeriirto waxaa sameysaa weydii adreskeeda hadey raali katahey wey ku siinee hadii kalena maya marka waxba ha u arkin macnaheeda waxuu yahey dadka boggaan ku wada jira waa dad wanaagsan oo leswado yaqaano marka lesma siro ee sidaa lasoco walaalkiis hadaan wax qalad dhahey sory
|
| | Tuesday, March 27, 2001 - 02:43 pm waxan sameen lahaaaa wilka meshan furay in aan qabsado ayaaan wasi lahaaa si qoqo ugu baxu sababtuu ah wan garanayaa qof qoooq hayo sida looogaga saro balse wan kaxumahay oo magaranaayu meeshuu dagan yahay waxan dhihi laha iii sheeeg meshad dagan tahay si aan kaga soo garo waa sil cawinitan ah ee kafa iidayso wilka qoooo qanoow sidas iyo siga wanaaag san ,,,,,,, ragasomaliyeeedoooo sigasta way fican tahay sigada
|
| | Tuesday, April 10, 2001 - 05:34 am waan idin salaamey dhamaantiin dhalinyaro TO:hargeysa walaaley af lagaadada wey ka reeban tahey beejkan teeda kale waxaa ku hadleyso kama aadan fiirsan miyaa waayo gabar soomali oo sidaan u hadleyso waligey ma arkin xishood malehid miyaa walaaley saan is ka badal waxaan ku leeyahay walaalahaa ama saxiibadaa ha iska xumeen ok
|