Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): Jihad. jihad!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, November 11, 2000 - 06:32 am
Jihad against dadka gaalada ah oo Amxaarada u badan oo soo poosteeya isku dirka qabiilada soomaalyeed.

waxey qaraan cinwaano foolxun oo umada soomaalida ka dhex dhicin.

qaarkood waxey qaraan soamaii.

waxey sika shigaan iney qabiilkaaga yihiin. qaar waa kula jiraa camal.

jihaad on the net.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CAYNI

Tuesday, November 28, 2000 - 11:11 pm
Ilaah baa og waxaan jihaad ahayn inaan janno lagu galayn maalinkaa maanta ah waliba jihaadka ka socda OGADENIA mid ka xaqsan ka jiro ileen waa dad musilimiin ah oo xuquuqdooda la dulmayo.
JIHAAAAAAAD!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cumar

Wednesday, November 29, 2000 - 12:03 am
To Cayni

Walaal Cayni qofka kore wuxuu ka hadlay dadka internet ka wax kusoo qora ee jooga Yurub iyo North America. Tan kale mala socotaa in wadaadadii Itixaadka ee waday dagaalka Ogadenya in ay joojiyeen dagaalkii oo ay ku biireen dowlada hada ka dhalatay Somalia.
Etobiyaankiina lala heshiiyay. Mar haddii ay sidaas tahay waxaa haboon in aan la xisaabtano Itixaadka oo aan waydiino sababta ay u joojiyeen Jihaadkii, inta aanaan faro marnaan ku aadin Jihaadka.

Waa in aan waydiinaa Itixaad, jihaadka ma dowlad uun baad ku raadinayseen oo hada dowladaan dhalatay ayaad uga kaaftoonteen jihaadkii?