    Jaalobutees | Friday, November 17, 2000 - 12:54 am Gabar aan isjaalabuteynaa rabaa, majirtaa gabar jaalobuteys ubaahan? haday jirto hasoodhawaato yeey ismartiyeen |
    Raxmo | Friday, November 17, 2000 - 08:46 am jaalobuteeys jalobuteeys nuucee baad rabtaa ma aan fahmin suaashaad bal soocadeey |
    da,uud | Friday, November 17, 2000 - 12:05 pm to ,jalaabuto jalaabuto ma af soomaali miyaa mise afqalaad/// |
    anoan | Friday, November 17, 2000 - 12:23 pm Jaalaabutess mise wax kale? Jalaabutees hadaa rabto waxaa la xiriirtaa..................................... Hadii kalena beenta jooji. |
    da,ud | Saturday, November 18, 2000 - 09:01 am war yaa iimacneeya jalaabutes? ma af somali cusub baa? mise af qalaad? |
    Anonymous | Sunday, November 19, 2000 - 12:51 pm dhamaantiin waxaad ubaahanatihiin iskool la idiikubaro afka soomaaliga |
    DAUUD | Sunday, November 19, 2000 - 01:20 pm su aasha lagu way diiyay ka jawaab hadii waxba ha qorin ononymoes AR YAA YAQAANA MACNAHA JALAABUTEYSI???? |
    nimco | Wednesday, November 22, 2000 - 01:28 am walaalayaa aniga xitaa waan ka yaabanahay jalaabutayska uu sheegaayo waxaanumalaynaayaa in isaga la jalaabuteeyo soo sidaama ah waxaa layiri sheegaa madhaafto adi lee iska wada sooma ah,,,,,,,,,,,,,,, |
    daa,uud | Wednesday, November 22, 2000 - 12:44 pm war yaayaqaana jalaabuteys??????????????????????????????? maceybaa ????????????????????????????????????????? ma,amaan baa???????????????????????????? docomiyaa?????????????????????????????? habaarmiyaa??????????????????????????????? |
    caamir | Thursday, November 23, 2000 - 10:35 am sxbkeey waxaas kawadaa gabar ijaalabuteyso yacni labo qof oo aan kalaxiisadhicin waligoog sidii ubadatay fasiraada 100%82,15 waa saas lol |
    Anonymous | Wednesday, December 06, 2000 - 08:44 pm Guys, let me interprate the word "jaalabuutays" Waa eray soomaali ah oo loo adeegsado af-suuq ahaan" oo macnahiisu yahay sida looga isticmaalo Koofurta waa Aan iqararamsanno ama Is-qaniinno.Xagga gobolada waqooyi waxaa laga yiraahdaa "Aan isku boobno Feersacuudi". Xagga Gobollada dhexe waxaa laga yiraahdaa "Aynu legdanno" Reer Xamarka cadcad "Baraakadaad anlee bukaykaro" Jareer Weynta "Taataabasho Taano,Tiitiimbiyow Kummi" |
    qoslaaye | Thursday, December 07, 2000 - 01:33 pm anonymos lol yaaqay sii wax ufasirti aan layaabay |
    Anonymous | Thursday, December 07, 2000 - 09:01 pm QOSLAAYE, Waa ku salaamay Ramadaanka Fadigiisa. waxaan ka xumahay inaad yaabtay laakiin ma aad sheegin in aad ka heshay sharaxaadda iyo in kale. Fadlan, marka dambe Explain your self very well. Mahadsanid |
    BIIBI | Thursday, December 07, 2000 - 11:44 pm Salaan dhamaan Hey Mr.Jaalabuto... war hoohee zamankaan wax jaalabuto radinaayo kaa hor lama arkin koow dheh ...aniga aan warkeey ku siiyo ani wax aan gacmaheyga qaboowga eh ku rifaaqo aan raadinaa marka duqa hadii aad hesho ii soo sheegbo anigana lenkaas aan galaa si aan wax u helo.... |
    qoslaaye | Friday, December 15, 2000 - 10:10 am to:Anonymous abaayo ama walaal wixii aad tahayba waa lagusalaamay markakale waxaan si wayn ah ulayaabay sharaxaadii aad siisay dadka afsoomaaliga ugoyay oo aheed mid soojiidasho leh. ingiriisiga weligayba meeluukadhawyahyba matagi hada umasocdo. |