Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): OGEYSIIS.WAXAAN AHEY SHIIKHA INTERNETKA EE WAX MEHERIYA WAXNA KALA FURA.BILAASH .
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sh.cabdi kariim

Monday, November 20, 2000 - 09:27 pm
Dhalinyaradan sharafta leh waxaan ogeysiinayaa in aan idiin qabanayo service aan hore loo arag aadna loogu baahan yahay oo ah shiikha internetka ama qaadiga internetka e wax meheriya , markaa dhalinyaro markaad soo sheeko dhameysataan ee aad go,aanka guurka gaadhaan igu soo booqda bage-kan cusub oo ah bilaa lacag waxase laydiinka baahan yahay inaad buuxisaan shuruudahan soo socda:- 1.in labada qof ee is guursanayaa ay labaduba muslin yihiin . 2.gabadh muslimad ah looma guurinayo nin gaal ah .3.ninka waa loo meherin karaa gabadh (ehlu-kitaab ah ). 4.inay labada qofba qaangaadh yihiin . 5.inay labada qofba hortayda ka cadeeyaan inay is doonayaan iskana heleen . 6.Dhinaca furiinka waa in labada qof ay horteyda ka cadeeyaan inay is furayaan. 7.ninku hadii uu masuuliyadiisa raganimo ka soo bixi waayo gabadhu xaq ayey u leedahay in ay furiin dalbato . haddi aad buuxin kartaan dhalinyaro shuruudahan diyaar waxaan idiinla ahey inaan isugu kiin duceeyo .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, November 20, 2000 - 09:38 pm
SHEIKH ABDI WAXAAN GURSADEY NAAG AAN AHAYN DADKA WANAAGSAN, WAXAA DHIBAATA IGU NOQOTAY IN AAN LA DHAQMO WAAYO MAR-MAR WAXAA DHACDAH IN EEY GURIGA KA BAADO OO EEYAAN SHEEGIN MEESHA EEY KU MAQNAYD. WAXAA KALE OO DHACDA MARKII EEY UUR YEELATO ILMAHA WEY ISKA SOO RIDAA. QOFKASTA OO GURIGA YIMAADAH WEXEY DHAHDAA WAA WALAALKAY, INA ABTIGAY, INA ADEERKAY, AWD.WAXAAN GOOSTAY IN AAN KALA TAGNO. EE SHEEKHOW ILA TALI SIDII EEY HAWSHU IIGU FUDUDAANLAHAYD.
MAHADSANID.
CIIL QABE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Almutacalim

Thursday, November 23, 2000 - 10:05 am
dambi ha galin sheekh internet ah oo dadk is ku mehiriya ma tihide.oo ma ba jiro sheekh yaqaana habka loo isticmaalo internet iyo computar toona,waayo waxay shiikhdu aamin san yihiin in ay dambiba tahay in la dhexmushaaxo intarnatka.
by by by

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CADAANNNNNNNN

Thursday, December 14, 2000 - 04:01 pm
WALAAL WAAD SALAAMANTAHAY SHEKH WAXAAN LA YAABANAHAY NINKA LEH. CULIMADU MA YAQAANAAN HABKA LOO ISTICMAALO COMPUTERKA WARYAA JAAHIIL BAAD TAHAY EE AFKAAGA XUN KA HAYSOO CULIMADA ISAAMKA.
MA WAXAAD U MALAYSAY SIDAAD IN DADKU KU YIMAADEEN DIBADA HADAN IS MOODAY MUTACALIMMMMMMMMMMMMMMM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MASIIXI

Thursday, December 14, 2000 - 06:00 pm
ku:sHEEQ
sHEEQOOW MA BANAANTAHAY IN LA GUURSADO GABAR
AANAN KINTIR LAHAYN?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sh.cabdi kariim

Friday, December 15, 2000 - 06:45 am
TO;MASIIXI
---------- Adiga oo kale ma banaana inu gursado gabdh muslimad ah kintir ha lahaato ama yaanay lahaane sabatuna waa magacaaga o muujiyey waxaad tahay .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

king-of-heart

Sunday, December 17, 2000 - 07:20 pm
sheekhoow isku kaayo meheri ani iyo troublegirl wixii kharash ah i'll pay..........just name it..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muriidi/maano

Tuesday, January 09, 2001 - 10:08 am
to shiikh c/kariim.
shiikha internetka.

salaamu caleykum.
horta waa markii u horeysey oo aan maqlo
in uu jiro shiikh internetka.

aan bilaabo, gabar baan internetka ka guursadey
hadda ka hor, muddo ka dib waan is fahmi weyney.

shiikh hadda waxaan go,aan ku gaarey in aan
furo, oo aan kala tagno.

iyada waan soo wadey oo wey ila fadhisaa
oo wey ogoshahay fadlan shiikh noo fududeey

waa mahadsantahay shiikh warqadda furitaanka
hyalkaan noogu soo dir.

mahadsanid shiikh internet.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sucaad

Saturday, March 03, 2001 - 04:52 am
to; sheeq c/kariim, waxaan ahay gabar soomaaliya waxaan ku meher sanahay wiil soomaaliya ilaa iyo halsano waxaana doonayaa inaan is ka furo waa nin fiican oo qofka waxuu yahay waa loo qirtaa markii horan anaa doortay balse waqti kadib is badel baa dhacay taa oo ah iyadoo aan sidii hore oo aan u arkay wiilka uu san ahayn taa oo ah I don't feel nathing about him so what you think if I said I need devorse .and don't give me bad adetude.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 03, 2001 - 07:07 am
shuruudaha ma buuxin karaan dadka yurub jooga maxaajeelay dhaqankani aan ku jirno ma aha kii soomaaliya camal, camalkuna ma aha camalkaaga cisquna ma aha cishciqaad tiqiin. barashada horena ma aha kaad tiqiin. meherkuna maha kaad taqaan is furniinkuna ma aha kaad taqaan. xaal kuna ma aha xaalkaad tiqiin,
Saansaantu waa sebereyt iyo guri ka sootoos, barashaduna waa makarafoonka qabso,Meherkuna kaba siidaran oo waa saaxiibo isku raaga.

intaa laguma soo koobi karo cisqigu waa camalo badanyahaye
internet iska meherintuna ma camal cusubaa?