We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
| | Saturday, November 25, 2000 - 11:35 am HI TO ALL WAXAAN DOONAYAA GAPAR GAROOB AH OO NIYADA U DHISAN
|
| | Sunday, November 26, 2000 - 01:34 pm ismaaciil anigaa garoob ah laakiin armaad ilmaha caanahooda kuwa raba ineey cabaan tahey ka soo jawaab
|
| | Monday, November 27, 2000 - 03:59 am dear ismaail anigoo ah gabar soomaaliyeed oohadana garoob ah horta waad ku mahadsan tahay raadinta garoobka laakiin waxaa is weydiin leh ma kaa run baa? mise waxaa tahay kuwa jecel keliya inay isticmaalaan kana tagaan?haddii aaadan aheyn sidaas i soo raadi anaa big time garoob ah ok
|
| | Monday, November 27, 2000 - 07:57 am WAA SALAAMANTHIIN Wiilka ha xagxaganina hadaad daacad tihiin ee waydiista sidaad ula xiriiri kartaan. aniguba waxaan ahay wiil somaliyeed oo gabar iyo garooba isku si u qiimeeya. hadaba gabadhii ay run ka tahay Ismaaciil hadii uusan soo jawaabin waxay igala soo xiriiri kartaa ciwaanka hoos ku qoran. hana soo dhawaadeen garoob ama gabar ay dhab ka tahay oo kaliya. daacad2001@hotmail.com
|