Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): Maxaa iga qaldan dhalin yarooy?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shardi

Monday, November 27, 2000 - 05:28 pm
walaa layaal waxaan rabaa in aad ila talisaan rag iyodumarba sukaan sigi ayaa igaqaldan miyaa?
anga waxaan ahy wiil dhalinyaro ah waxaan aad iyoaad uraadiyaa tii aan reer wada dhisan laheyn gabdhaha marki aan lahdlo oo aan dhower mar balano
mid walba waa iiga baxdaa sheekadii
mar walbana gabdhuhu waxay yiraah daan waad qabowdahay waa xishood badantahay .marka walaalayaal arinkaan waa dhab waana soonqaad ee sililaahiya iigu soo jawaaba waadna mahadsantihiin .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Faisa Ali

Tuesday, November 28, 2000 - 07:48 pm
sidaada wax kaaga wanaagsan ma jirto wadada aad hayso ha ka leexan
xishoodku waa nus iimanka ka mid ah haddii wanaaga iyo kheyrka lagugu naco rabbi ayaa kugu jecel,weligaa walalo ha is oran waad qaldan tahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Duqa magaalada columbus O

Tuesday, November 28, 2000 - 09:30 pm
to shardi
waxay soomaalidu ku maahmaahdaa [ qaboowga badan waali ayaa dhaanto]
waxaan kugula talinayaa in marka hore aad ku dhicin gabar walbaa si aan laguugu sheekaysan.mida labaad hadalkaaga ha noqdo mid control leh yaan laguu fahmin nin fasti ah
tan seddexaad hala baqin hadaladaada adigoo aan xishoodka iska qaadin,
waan kula soo xiriiri sidii hore haddii wax iska badalay---[ee ha walwalin war baan kuu hayaa wiikan dabadiise.
[Geesiga shardi iyo maxaa gabdhaha kala haysta.]

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farxiyo axmed

Tuesday, November 28, 2000 - 10:44 pm
to: duqa magaalada columbus Ohio.
ninyahow dhowr meel ayaan taladaada ku arkay ,waan la yaabay sida aad Expert u tahay mar walba wax uun baan kaa kordhisadaa ama maahmaah ama tallo fiican ma dhici kartaa in aad iga caawisid arin jacayl oo aan ku dhibtooday
Thanks for helping each others.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shardi

Wednesday, November 29, 2000 - 05:15 pm
ku;faisa cali
waa ku salaamay walaal
abaayo waad mahadsantahay
waaruntaa xishoodku waa wax wanaagsan ilaahi xishoodka isiiyay ayaan mar walba uga mahad noqaa.laakiin dadaka qaar ayaa waxay u maleeyaan qofka xishoodka badan qofxun laakiin ma,ahan.mahad sanid abaayadiis .soon qaad wanaag san.


ku;duqa magaalada
walaal waad mahadsantahay taladaadana qaar ayaan ka qaatay wixi ka soo baxana aniga ayaa kula soo socodsiindoona soonqaad wanaagsan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

deeqa

Wednesday, November 29, 2000 - 11:57 pm
to shardi. walaal waxaa arki jirney iyadoo lagu ducaaysto illahow xishoodka anaga qaadin ee waxaa is weydiin leh goormoo xishoodkii ceeb noqday.
walaal anigu waxaan gugula talin lahaa in aadan deg-degin ood xajisato xishoodkaaga waayimeysid tii ilah kuu qoraye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHARDI

Thursday, November 30, 2000 - 10:47 am
KU DEEQA
WASALAAMANTAHAY ABAAYO WAADMAHADSANTAHAY 1001 JEER
AYAAD M/SANTAHAY.

ABAAYO WAA RUNTAA XISHOODKU SHEY MUHIIMAH LAKIIN DADKU SIDAAS UMA FAHAMSANO SIIBA GABDHAHA INTA BADAN WAXEY MOODAAN NINKAXISHOODKA BADAN DOQON.ABAAYO WAXAAN RAADIYA BARYAHAN GABAR SIDEYDA OOKALE XISHOOD BADAN .
DEEQO WAA MAHADSAN TAHAY TALADAADI MAR 2AAD
RAMADAAD W/NAAG SAN/

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gantal amin

Wednesday, December 06, 2000 - 07:06 am
walaale aad iyo aad ayaad u fiican tahey hadaad tahey nin xishood badan waana kan gabdhaha badidoodu raadiyaan ninka xishoodka badana waa nin degan oo meeshuu cagta dhigayo ka fiirsada .
marka waxaan ku dhihi lahaa calafkaaga wali soo socda ee sug qof sidaada xishood badana raadi .
kuwa kaa cararana hala yaabincalafkaaga maahane.
marka maalintey kuu timaado taad calafka ku laheyd ma noqoneysid nin ka xishooda ee waxaan ku leeyahey sida ey tahey inaad uga jawaabeysaan hubaa ......you have no ather choice but to atack i mean the day she cames..
talo wacan duqa isma dhaafno .
sidaas iyo nabadgalyo iyo anigoo gantal aamin ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shardi

Wednesday, December 06, 2000 - 08:36 am
soonwanaag san gantal amin.
wana mahadsantahay walaal