We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections: 
 
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections: 
 
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
|       | Monday, November 27, 2000 - 08:18 pm waxaad moodaa in dadka bogan waxkuqora laisu gabanayo qofwalbana uu sirtiisa siinaynin qoka kale taas maxuma maxaa yeelay waa wanaagsantahay in ay kuu qosoonaato sirtaada. lakiin halka aragti ee aan qabo waxeey tahay inuu qofka haduu waxqorayo bishan laisilaaliyo maxaa yeelay waa bilbarakeeysan. Intaas kabacdi aniga hadii aan isa soobandhigo anooy run igatahay Waxaan doonayaa gabadh walaashay ah oo noolasha ila qeetbsato. waxaan ahay wiil wadaad ah uukunool wadanka U.S.A timaa maheegga 1- jecel quraanka 2-jcel noolal wanaagsan. Age between25-27. sadexdaas tilmaamood ayaa iigumuhiimasan hadii ayjirto gabadh walaashay oo daneeyneeysa arinteeyda waxay igala sooxadhiidhi kartaa iimailkan libaaxs@hotmail.com 
 | 
|       | Tuesday, November 28, 2000 - 01:42 am asalaamu aleekum saxiib soon wanaagsan mida labaad ilaahay hakuu fududeeyo waxa aad jeceshahay waxaa tiri waa xaq 
 |