We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
| | Friday, December 01, 2000 - 04:29 am Inamada Warsangeli waa inamada Soomaalida ugu ilbaxsa, ugu aqoon badan, ugu degan, ugu masuulsan. Waa sida eedaday oo aan la deganahay ay ii sheegtay. Markaa aboowayaal hadii rabtid inaad baratid gabar oo nolosha serious ka ah email kaada ii dhaaf.
|
| | Friday, December 01, 2000 - 08:42 am Ma inan fiicanoo Soomaaliyaa rabtaa mase qabiilaa rabtaa abaayo
|
| | Friday, December 01, 2000 - 09:35 am Abaaye Warsangeli dad oo gob ah waaye laakiin faamilkeena cid kama qabto markaa xaga guurka waxma ka kasaayo. Waxaanse makhlay iyaka cidooda oo keli ah bay guursadaan.Iyaka iyo Dhuulabahaanti.Cid kale ma doontaan
|
| | Friday, December 01, 2000 - 09:41 am inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuur eedadaa kulumisay eedadaakulumisay maad iska tiraahdid warsan gali baa ahay
|
| | Friday, December 01, 2000 - 09:47 am Waar waxan edebta daran ee caytamayaa muxuu ahaa?
|
| | Friday, December 01, 2000 - 02:50 pm TO .FARHIA: WAA KU MAHADSAN TAHAY FIGRADAADA WANAAGSAN, WIILASHA WARSANGALI WAA SID AAD U SHEEGATAY 100% WAA MA UULIYIIN WAXGARAD AH . ANIGANA WAXAAN KA MID AHAY WIILASHA AAD RAADINAYSO . AAD AYAANA UGU FARAXSANAHAY IN AAN HALKAAN KAAGA MAHADCELIYO ANIGOO KU HADLAYA MAGACA DHALINYARADA WARSANGALI. WAA SIDA AAD SHEEGTAY XIRIIRKEENU WUXUU NOQONDOONAA BY E-MAIL E-MAILKAYGU WAA :- MACAANEA@HOTMAIL.COM
|
| | Saturday, December 02, 2000 - 06:35 am to farhia.. and dhaman.. asalaamu calaykum.. bacda salaan.. walal horta adigu gabadh baad tahay waxa aad raadisa oo keliya wiil wanagsan oo diin leh kuna dhaqi kara laakiin iska ilaali qabyaalada ma fiicna qabyaladu waa tii halkaa inadhigtay markaa adi ku xulo wiilka ad doonaysid diin keliya ....sidaasi wa iga talo hadii aad qaadanaysid dadkakale waxa an leeyahay gabadhu hadii ay khaldanto saxa laakiin ha cayina .. idunkuna hays cayina waxa aynu ku jiraa bil rabadaane,,. nabadeeeeeeeey
|
| | Monday, December 04, 2000 - 08:36 am naayaa warsangeli inamadooda waxaa ka wanaagsan xabashada soomaaliya joogtay.
|
| | Monday, December 04, 2000 - 12:19 pm THANKS CIISE SAXIIB WARSANGELI MALAGU SIIGEYSTAA SAXIIB MAXUU YAHAY WARSANGELI WAXAAN KA TAGA DHEH HADII AKLE WAA LA FARA XUMAYNAYAA
|
| | Monday, December 04, 2000 - 01:02 pm To Geedi iyo Ciise, Saaxiibayaal Warsangeli waa layaqaane, malaa idinku laba Handicap ayaad tihiin.Mida kale inaydinaan nasab fiican kasoo jeedin waxa idiin cadaynaya sida aad gabdhaha ula caytamaysaan. Mise waxbaa idinka soo maray oo waxad tihiin qolyihii inta Warsangeli gu kiishka bariiska ah utuuro Hoyyoyinkood iyo walaalohood soo tubi jirey. Marabo inaan caytamo waa ramadaan hayga keenin.Cidaad tahayna weliba sifiican ayaan u malaynayaa. Bye.
|
| | Monday, December 04, 2000 - 01:11 pm Ogeysiis: Anigu Warsangeli ma ihi waxan ahay Dhulbahate. Runtiina waan jeclahay nimanka Warsangeliga.Qabyaaladna igama aha.Inkasta oo aan ogahay inaanay qabiil ahaan dad shisheeye ah aanay ahayn. Waad mahadsantihiin. Please aflagaadadana joojiya oo wax hala isu weydaarsado sidii dad civilized ah.
|
| | Tuesday, December 05, 2000 - 05:51 am Ku: Farxiya............ Marwo horta xaal gole joog ah u keen Warsangeli iyo Soomaalida kaleba sababtoo ah qabiil dhan ayaad cay usoo jiidday....... Anigu Warsangeli ma ihi laakiin asxaab badan ayaan ku leeyahay. "Haddii ay daacad xaajadu tahaan;Lagu dembaabaynin Dambaabirada naareed haddaan; Dhinacu doonaynin.. ......................Qammaan Bulxan Sida Qamaan tilmaamay haddaanad mukur iyo makaakiir u jeedin ee arinku kaa yahay "Wiilal Warsangeli Raadis" waxa jira dariiqooyin habboon oo loo maro. Laakiinse markaad qabiil dhan magacii ula soo hawootay godkan madow ee anshaxa iyo edebtuba ku yartahay waxaad ula jeeddaa in reerkaas magaciisa aflagaaddo iyo meel-ka-dhac loola hawoodo sida dadka qaarkii ku hadaaqeen......... Hadal iyo dhammaantii Farxiya waxaad soo fuushay geenyo jaan oo u eg in dayra-dhaaf xumi xalay Nugaal godan ka helay oo sirinsirqo awgeed ku gataatidhacday Laascaanood dacaladiisii..... Imikana waxaan Farxiyaay jecelahay inaan kuu qoro irbad kaa dejisa xumadda afkaaga gaadhsiiyay reeraha Islaamka................ Sidig baannu maallaa; Sumal baannu qalannaa Marti-sooryo gobannimo; Soomaali haddaan nahay Sinji baan u leennahay................. Adiga Farxiya halkaasaan kugu dhaafay... Imikana waxaan u hollanayaa rag-ku-sheegga reeraha magacyadooda aflagaadada u quudhay, idinka xaalkiinnu waa kii Sangub sheegay..... Haddii awrkii gurgur iyo; Ahmin aydin tihiin Laydinma iibsankareen; Adhiyulaahi baraar....... Ciyaala-suuq-fooqal-ciyaalasuuq, waxa tihiin dad aan gole rag iyo garoon dhallinyaro midnaba soo marin.......... Intaasi hayna kala gaadho.......... Raggu_Rah_Aniguna_Rag
|
| | Tuesday, December 05, 2000 - 05:57 am Rah: Si raganima leh ayaad u hadashay.Gabadhana u waanisay kuwan meesha ku caytamayna u canaanatay. Ilaahaw waxgarad hanoo waayin.
|
| | Tuesday, December 05, 2000 - 06:55 am To Geedi and Cise waxaan idiin sheegayaa waxaad la ceytamaysaan because warsangeli wuu idinaka fiican yahay dubjiriin yahay kamriga ka soo dhergey oo waxay ku hadalayaan aan garanayning get a lfe alcoholist ayaal
|
| | Thursday, December 07, 2000 - 08:52 am To:-Farhia Salaan ka dib ninkii iska caytamayaaba Ha caytamee, farxiyo reerkaasi waa sidaad u sheegtay, waxaanse kuu sheegayaa hadaad tahay Gabar fiican waxaad ka heli kartaa magaalada aad ku nooshahay wiil kuu qalma oo ciddass ah. I hope you good lucky.
|
| | Thursday, December 07, 2000 - 10:17 am FAXIYA, waad salaamantahay aad ayaana ugu faraxsanahay inaan si sharafta badan ee aad usoo raadisay wiil(inan warsangeli ah) runtii naigu qabiilka kama helo mana isticmaalo laakiin haddana waxa ma-marka qaarkood kugu qasbaya xaaladda waqtiga xaadirka ah ka jirta Soomaaliya Anigu waxan kamid ahay qabilka aad xustay in kastoo sidaan hore usheegay aannan ku fiicnayn arimaha qabilka inan wax ku raadsado, haddaba abaayo waxaad igala xariri kartaa:aile70@spray.se Hope ur rep soon.
|
| | Thursday, December 07, 2000 - 04:38 pm Salaan dhamaanba. To Rah......sxb si wanagsan ayaad ula hadshay dadkan halkan wax ku qoray mid cay qora iyo mid amaan qoraba,inaantana wax ayaad si fiican ugu sheegtay,anigu ma ihi reerkaas Issaaq ayaan ahay,laakiin waxaa i soo jiidatay,sida aad afka hodan uga tahay,kolay yartuna fikradeeda ayay islahayd meesha waad ku soo qoratay,laakiin marnaba ismay lahayn sidan ayaa laguu aflagaadayn doonaa ama xaalku noqon doonaa,laakiinse imika iyo haatan ku dheeraan maayee.....Salama alaykum.
|
| | Friday, December 08, 2000 - 07:57 pm aslaamu caleykum warxa matulaahi tacaana wa barakaatu sis farxiya walaal horta ma xuma rayiga aad dhiibatay oo ah inaad wax kororso islaheed waxaasina ma ahan wax aad arag tay ee waa wax eedadaa kaala tanisay dabcan waxa eedadaa ku tidhi wax uun baa ku jira laakin adna maadama aad halkan ku soo qortay wax kasta la kulan oo shar iyo qeeyra mida kale wiilasha somalida waa iskuwada mid ayaan ku oran lahaa anigu waayo waa isku diin iyo dhaqna iyo tastuur marka waxba ha kala door doorane kii aad kahesho dabeecadiisa iyo shaqsiyadiisa ood isla keen taan ayaan kugula talin lahaa ee walaal marka walaal waxaa ka sii wacneeyad intaana kusoo qoreeysi adoo hubasada waxa aad kala kul meeyso halkan waayo dadku qaar waxeey u arkaan wax caadiya aarna waay kula yaabayaan mida kale maxaad uga raadin weeyday wadan kaad joogto walaal dadbaa igula taliyay waxaa ka wanaag san waxaad ku aragto indhahaaga aniga waxaan ahay qabiil kaad dalbatay laakin hadana waxaad tahy inan walaashay ah marka waxaan ku dhihi lahaa dadku wax kasta waa leeyahay marka waad heliye keep go laakin iska jir yaanu kugu xumaan kaad ka hesho halkana hadeey kaa daacd tahy aniga ila soo xiriir anaa kula raadinayee lol thak's for yuor searching that qabiil ha ka daalin
|
| | Friday, December 08, 2000 - 09:24 pm TO .. FARHIYA been dhaah adi Dhulbahantema tihide sheego Warsangeli.. Hadaad dhulbahante tahayna eedadaa been ay ku sheegtay orod ninkii dookhagu yahay raac ani ma lihi hadaad dhulbahante tahay maxaad u radinaysaa Warsangeli cid aan masuul ka ahay majirto aan ahay noo dhaaf magacayaga qaaliga ah Dhulbahante.. gabadhreal dhulbahante ahna meeshan risiq kama raadiso ee sheego waxaad u dhalatay peace pple
|
| | Saturday, December 09, 2000 - 10:56 am gurxan: waxaan filyaa meeshan waxay noqotay meel lagu caayo qabaailka inta naago laga iska soo dhigo ujeedaduna waa iska cadahay ,gabadar hadii aay nin rabto qaab loo maro ayaa jira,waxaan ku talina lahaa in qabiilka lagu af lagaadoon meeshuna waxay u egtahay,caruurtuna marka aad fanaxaaga tustid bay futeeda ku tustaa ciise iyo geedi waad na tusteen futadiinii waxaan ka muuqday haaro iyo dhaawac weyn ninba kaskiisu hadlaa caqligiin baad hadasheen.qofkan ku dacwooyana inuu gabadh yahay oo rabo guur waxaan ku leeyahay hadii aad tahay wiil is yeelyeelaya saxiibow qarsoomimeysid ee jooji wax foosha xun ee aad wadid,hadii aad tahay gabar rabta guur jidka loo maro mar adoo aan qabiilka ku qorin meeshan mukhbaarada ah,waxaan ku leeyahay hadii ay kaa dhab tahay oo aad geyaan rabto ha buyuc roorine isay ahaan jirtay ha dhaafin by gurxan
|
| | Saturday, December 09, 2000 - 02:17 pm To: Farhia abaaye aad iyo baad u mahadsantahay figrada aad ka qobto qabiil kaas wiila shoodda. La kiin marka hore qabbiil wax walba wuu leeyahay ee ka fiirso abaayo,marka xiga ay dhab kaa tahay arintaasi dhalin yarada soomaaliyeed oo israbtaa way ya qaaniin siday isku helaane maxaadhan oo aad waygaa umari wayday abaayo. qolyaha kale oo is ka hadlay amase caytammay uma jawaabaayo oo jawaab mamudna iyagu.
|
| | Sunday, December 10, 2000 - 08:22 pm Dear Farhia,Salam Intaas ka bacdi abaayo wali ma raadinysaa..lol Cida wiilashoodii aawaye..waa cajaai'bee?.. waxaan u malaynayaa in aad la xiriirtid DAGAN ayaa malaa dhinaceeda wax kaaga raadinaysee.. Sincerely Bro...
|
| | Tuesday, December 12, 2000 - 06:18 pm looool shawqi farxiya is my sis so i can help her showqi farxiya waa abaayaday waana caawin karaa hadeey dacad ka tahay inkstoo ay ka sii fiican tahay iney dooqeda ciraarto waxaana dhaheeyna allaha kuu sahlo sister waxaa rabtid itii wax rabta oo dhan
|
| | Tuesday, December 12, 2000 - 06:21 pm hahahahahahahahaah :D waa wax cajiib ah lakin ma ahan figrad xun somali tagtay raad sada gabdhaha (F) iyo wiilasha (J) sidoo kale ka kaca fadhiga
|
| | Tuesday, December 12, 2000 - 09:49 pm Dear Farhia, Sida iska cad ma filayo inay tahay run waxaad meesha kusoo qortay, Ogsoonow inaad mas'uulka tahay wax kastoo soo gaaray oo af lagaado ah reerka aad meesha ku soo qortay. Because, I don't think so, hadii aad tahay reerkan aad sheeganaysid inaad waayi kartid dadkan aad raadinaysid. Markaas waa lagaa abaal marinayaa wax soo gaara oo af xumo iyo cay ah. On the Other hand. Waxaan ka aad ula yaabay 2badan nin ee soo qortay (ail70@spray.se and Macaanea@hotmail.com) e.mail ladooda iyo sida fudud ee ay ula boodeen hadal qof soo qoray kaasoo aan la aqoon wuxuu yahay, Female/male, iyo waxa uu uga jeedo. So,2badan odayow idinka ayaaba ubaahan in laydin caawiyo, hana sheeganina inaad metali kartaan nimankaas ay raadinayso Farhia/unknown isaga ahi. Also, waan soo helayaa kuwaad tihiin,hadiiba aad tihiin reerkaas, idinkoo laydiin gurman doono & laydinkana dawayn doono Xanuunkaas mental handicapka ah ee idin dhibaya. Once again, hala socdo inay wanaagsan tahay in laysu dulqaato & aan laysna caayin,taas oo aan la aqoon qofkii waxan soo qoray iyo waxa uu uga jeed amaba uu doonayo inay lacaayo dadkan uu leeyahay waa raadinayaa. Finally, Farhia/unknown, hadaad tahay reerkan aad sheegatay waad og tahay inaadan waayi karin the (W) people meel kastoo aad joogtidba, hana hilmaamin in sida dadka kale ay wax kastaba ku jiraan, kuwa wanaagsan, waalan and I believe inaad wax kastaba ka fiirsatid adigoo la tashanaya maskax daada, hadii aad tahay qof run sheegaya. Good lucky,
|
| | Tuesday, December 12, 2000 - 11:39 pm ABAAYO FARXIYA WAAD MAHAD SAN TAHEY LAAKIIN WAXAAD OGAATA IN AAD QALDANTAHEY OO WAXAAN KUU SHEEGEYAA IN AAN AHEY WIIL WARSANGELI AH HADDANA AAN MASUUL EHEYN OO SEDEX NAAG AYAAN SOO GUURSADEY MIDKASTAANA WAAN DILI JIREY LABO WAX AYEEY II DHALEEN MIDA KALENA WEEY IGA DHUUMATEY HADDA CIDNA ILAMA JOOGTO WAXAAN OGAADEY IN AAN AHEY NACAS OO WAXBA GARAN MAXAA YEELEY SEDEX QOF MA QALDANA, HADABA HADAAD DOONEYSID IN AAD I TIJAABISID DIYAAR AYAAN AHEY OGOWNA IN AAN GACAN FUDUDAHEY....
|
| | Wednesday, December 13, 2000 - 08:35 am To: Warsame... Waxaan filayaa sidaas oo kale wax u ma qoraan ku waad sheegaysaa inaad ka mid tahay. Laakiin, maskaxda iyo gacma aad wax ku qortay adiga ayay kugu yaaliin. Lasoco, intaad is leedahay cid wax u dhin inaad adigu wax isu dhintay. Respectfully yours,
|
| | Thursday, December 14, 2000 - 05:37 pm TO: Warsame allaha kuu sahlo mid danbe(ilaahna kuma siiyo mid danbe oo aad disho..aamiin)! TO: Dagan abaayo waa mahadsan tahay haddaad sis.caawinayso,waa loo baahnaa kuwo dadka caawiya oo badane. TO: Nac-nacle ma lagu fahmin waxaad ka wado(f) and(J) . TO: Real-Deal waayeel rasmi ah aa tahay,maskax aan kugu jeclahay,ilaahayna ha kuu sii siyaadsho. TO: Waayeel..ficil reer aha ayaa ku qaaday,(wixii dhiiglow kaca ayaad i soo xasuusisay),laakiin mid yar ayaan kuu sheegayaa this is cyber markaa malaha police,wax walbana waad ku arkaysaa ee ha isku dayin inaad mid walba jawaab ka dhargiso,noocyo badan oo sanku neefle ayaad ku arkaysaa,sida Warsame oo kale ah,markaa arag oo dhaaf ayaan kgula talin lahaa(tallo walaal) .
|
| | Friday, December 15, 2000 - 08:17 am warsangeli ma wuxuu noqday wax ay caruurta khamriga cabta iyo nagaha jumaykaanku wax u dhimay ay kuwada shaykaystaan waryaa waxaa loo baahan yahay akhlaaq qabaaiil kaasna ha layska dhaafo waa qabiil la yaqaan oo macruuf ah edaabtana ha la ilaaliyi maca salama
|
| | Saturday, December 16, 2000 - 11:06 am s/aleeykum all to farhia: walaashiis maxuma mawduuca aad soo qortay waana kugu raacsanahay arintan ah in raga reerka aad sheegtay ay fiican yihiin eedadaana afkeeda caano dhay ah lagu qabay been meey sheegin, waxaan walaashiis kuleeyahay take care hana kudegdegin qof halkaan kuugu sooqoray inuu yahay warsangali, dadka kula taliyeyna weey mahadsan yihiin kuwa kalana kadhig inaadanba arag waxeey kuusoo qoreen, walaashiis reerka aad sheegtay ayaan ka dhashay hadaad jeceshahay inaan wada hadalno igala soo xiriir halkan: sagalahmed@hotmail.com wasalaam sis
|
| | Friday, January 12, 2001 - 03:35 am Abaayo waxan filahayaa inaad wiil Warsangeri ah oo ku anfaco heshay.Alla hakuu hagaajo.
|