Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): MA TAHAY GABAR SOMALI DEGAN MPLS MA JECESHAHAY ROMANCE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Loveboy

Monday, December 04, 2000 - 09:05 am
waxaan ahay wiil somaliya ah 25
raadinaya gabar degan Minneapolis jecel
romance iyo jaceyl in lala sameeyo.
hadaba fursadan yey ku dhaafin
hadaba ila soo xiriir.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAISA

Monday, December 04, 2000 - 05:56 pm
ROMANCE .........
WAXAA KUU WANAAGSAN IN AAD NAFTAADA IYO TAN ADOOMADA ALLE UGU YEERTID KHEYRKA IYO WANAAGA HAD IYO JEERNA KU DADAAL XUSUUSTA RABI ISAGAA WAX WALIBA AWOODA. HALKA AAD KA RAADINEYSID ROMANCE WAXAA KAAGA QEYR BADAN IN AAD XASUUSATID
"YOMA NAQUULU JAHANAMA HALIMTALATI
WATAQUULU HAL MIN MASIID WA USLIFATI
JANATU LILMUTAQIIN QEYRA BACIID"
OO MECNAHEEDU YAHAY "MAALINTA JAHANAMA LAGU YIRAAHADO MA BUUXDAN OO AY TIRAAHDO MAXAA LEYGU SAA'IDIN DADKA ALLE ALLE KA BAQAY EE MUTAQIINTA AH JANADA AYAA LOO SOO DHAWEEYAA IYADOO KA FOGEYN"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, December 05, 2000 - 07:05 am
LOVE BOY :
waxbaa laqoraa ayaad maqaqashay
markaas ayaad xaar isaga wareegtey.
eeqaado waanooyinka lagu siiyey
ayagaa ku anficiye.
bye byeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Loveboy

Tuesday, December 05, 2000 - 08:56 am
Faisa waad ku mahadsan tahay waanadaada
Illaah ha kaa abaal mariyo,Insha Allaah
waan qaadanayaa,waxaan kaa codsanayaa in
aad Ii soo duceysid.

In uu EEBE ii sahlo gabar diinta taqaano
oo marki aan qaloocdo I toosiso sida adigoo
kale,sidaad ii waanisay Allaha kuu Abaal
mariyo.