Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): RAGGU MAXAY SUBAXA HORE U KACSADAAN DUMARKUNA CASARKII U KACSADAAN?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ardey

Monday, December 11, 2000 - 05:24 am
DHalinyarada soomaaliyeed waxaan weydiinayaa su,ashan ah ,sabata ay raggu salaada hore u kacsadaan dumarkuna casarkii u kacsadaan?
fadlan haddii aad cilmi u leedahay oo aad ka jawaabi karayso hala gaban jawaabta .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Macallin

Monday, December 11, 2000 - 07:03 am
To:-Arday
Raggu waxay subaxda hore u kacsadaan adiguba ninbaad tahaye is weeydii, dumarkana hooyadaa weeydii haddii ay nooshahay , haddii ay dhimatayna raalli ahoow oo walaa shaa weeydii.
good lucky.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Professor

Monday, December 11, 2000 - 07:20 am
Macallin,
Ardeyga jawaawdiisii aad siisey. Laakin waxaan ugu darilahaa asaga siduu ku ogaaday in raggu subaxdii kacsado dumarkuna casarkii!
Nin iyo naag labadaba miyuu asagu yahay oo labeebshe loo yaqaan (Hermaphoradite)?