Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): Riyo ku saabsan gabadh aan jeclaa oo la guursaday.....
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mohamed

Tuesday, December 12, 2000 - 08:04 am
Dhammaantiin,

Salaan ka dib, waxaan xalayto ku riyooday gabadh aan jeclaa oo gacanta aan ka dhunkaday iyadoo qoslaysa, gabadha hadda waa la qabaa.Markii aan dhunkay weliba waan farhxay oo waxaan mooday inay dhab tahay,markii aan baraarugayna waxaan is weydiiyey maxay riyadani tahay........marka walaaalayaal maxaad fikrad ka haysaa arrintaasi .

Mohamed