We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, December 12, 2000 - 11:22 pm hadaad dooneysid in aad yeelato saxiib wiil ah hawadda ku jira ama aan la arag! oo aad iu sheegan kartid dhibaatooyinka iyo sidii loo xalin lahaa dhankastaba ha ahaatee hadaba igala soo xiriir beyjkaan adigoo dhaafeya emalikaaga.. haa waan ilaabeyey gabdhaha ama dumarka oo kaliya weeyaan...
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, December 12, 2000 - 11:28 pm aboowe waxaa i heysata dhibaatooyin fara badan mida ugu daran waxey tahey waxaan jiraa 28 sano welina ma anan guursan ilaa iyo hadana waxaan radineyaa wiil i qanciyaa,mana helin sidee igula talinkartaa waxaan ku noolahey waddan yurub ah oo aqwaan baan noqdey waad mahadsantahey ruun@hotmial.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, December 14, 2000 - 06:30 am Ruuney waad mahadsan tahey oo sida aad ugo soo weydisatey , waxaan kuu soo direy emailkeyga iyo jawaabtii ood ka helli karto sanduuq boostadadda sidaas iyo nabadgelyo
|