We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
| | Wednesday, December 13, 2000 - 12:45 am waxaan ahay gabadh soomaaliyeed oo kunool wadanka qurbaha waxaan doonayaa wiil aan nolosha isla qeybsano fadlan hadii ay kaa dhab tahay ila soo xidhiidh aniga waa iga dhabe waxaad iga la soo xidhiidhaa filsan_20@hotmail
|
| | Wednesday, December 13, 2000 - 07:03 am gabadha daacada ah waakusalaamey waxaana umaleynayaa adiga iyo daacad nimo kala dher waayo qofka runta yaqaan hadaladiisa ayaa laga dareemi karaa balse adiga waxaan umaleynayaa iney kaa dhunsan tahay way gii aad wax uqori lahey marka waxaan ku dhihi lahaa runtu waalaga ma maarmaane wadadeeda sooqaad raga beenta kadhaaf magac iyo iimail aan jirin ayaad meesha kusoo qoreysaa . meeshaada ayaad ku nin la'aaneysaa. bye bye beenleey'''''''''''''''
|
| | Wednesday, December 13, 2000 - 08:04 am daacad hadaad tahay horey ayaa laguu dafi lahaa! ee durwaay kucunyee beenta inaga daa.
|
| | Wednesday, December 13, 2000 - 10:13 am To; kaskey saaxiib gabadha sida udhaan horey usoo daashey waxey rabtaa iney hada nasatee.
|
| | Wednesday, December 13, 2000 - 07:59 pm I wanna leak your toe!
|
| | Sunday, December 24, 2000 - 11:01 am Saxiibayaal kadhaafa inata sidaa loo lama hadlo hablahee waxaa dhicikarta inay katahay run. filsan!!! wa laal soo dhawaw, hanadhegaysan nimankan hadal kooda ka raali noqo, waxaa laga yaa baa inay dhalin yaro hin aan hablaha soomaaliyeed garaneyn qiimahooda.
|
| | Sunday, January 07, 2001 - 11:31 pm TO:CIYAALKAN INANTA AFLAGAADEEYEY --------------------------------- Waxaan idiin shegayaa inuu aad iyo aad idiinka qaldan yahay qaabka dadka loola hadlaa ,waxaan u malaynayaa waxaad tihiin qaar aan waxba isku falahayn ,maxaad ku ogaatey inantu iney been sheegayso ma hore ayaad u taqaanay ??? waxaan idin odhan lahaa sidii rag waaweyn oo sharaf leh ula hadla hablaha . waan ka baxay
|
| | Friday, January 12, 2001 - 10:14 am fr liibaan to filsan aad baan uga xumahay in aad sidaa ula hadashaan inanta waayo waxaa inagu habboon in aan waxa muuqda xukunno oo ilaahay u talo saaranno wixii inaga qarsoon oo aanaan u jeedin ama aanaan la socon, sidaa awgeed ciddii gabadha la xiriiraysa ha la xiriirto oo ha la waddo arrimaha ay sheegatay ciddii kalena ha iska dayso,, neecaw qaboow iyo naq iyo doog nimciyo rays inaga oo ku wada nool oo noqonna qayrkood kuwa ugu nasiib roon nasiib roon reerkii lagu nastee lagu nagaadee wada jiree nabad gala allahaw inoo sahal allahaw inoo sahal amiin waan kula wadayaa haddii aan is fahamno calafse waa meeshiisa
|
| | Wednesday, January 31, 2001 - 05:02 pm cajaa,ib aniga waxaan la yaabay dhalinyarada qaarkood war hadii simple question la idin waydiiyo oga jawaab si simple ah don,t make the things too hard try to be gentelmen qaarkood waa fas wareereen waxay rabaan ay iska sheegaan hadaba wax walba waa test girls are very smart they wana know how you re-act. that is an advice
|