We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
| | Thursday, December 14, 2000 - 03:11 pm waxaan baadigoobayaa nin aan saaxiibo isku dheer ahayn oo ahaa shiikhaal looboge magaciisana la oran jiray c/maalik c/qadir cabdi, fadlan ninkii ninkaas arkow ila soo socodsii wuxuu ahaanjiray reer madiina isbartiibada agteeda ayuu daganaa waxaan wada dhigan jiray 21 oktoobar, war aaway ragii reer madiina iyo 21 oktoobar warsoo qabta ninkaan. Fadlan iigu soo dir e-mailka n kaarshe@hotamail.com waa sonkor cali xaashi.
|
| | Tuesday, February 20, 2001 - 05:10 am TO.KAARSHE WALAAL KIIS WAAD SALAMANTAHAY SALAAN GIIMO IYO GAAYO BADAN KANA MACAAN MALABKA SHINAD KANA WEY BADWEYTA HINDIYA WALAALKIIS WAXAA IDILEY MAGACA MADIINO AAD IYO AAD AYAAN U JECLAHAY MADIINO MARKA WALAALKIIS XIRIIR WANAAG SAN DAD KA AAD RAIDINEYSIDNA MA AQAANO WAAN KA XUMAHAY. EE HAKUMACAATO MESHA AAD JOOGTITBA WALIGAAGANA NOLOW. BYE.REER MADIINO
|