Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Dec. 16, 2000): Sideed u aragtaaDabka Khasaaraha badani ka soo gaadheen Somalida deggen Nairobi
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muumin

Friday, December 15, 2000 - 04:09 am
Dhammaan

Waxaan filayaa qofkii aan guri iyo hoyba lahayn inuu dhibaatadiisu aanay yarayn.Marka sideed u aragtaan Malaayiin adag oo lacag adag ah iyo khasaarooyin kale oo dadkaasi masaakiintaasi qaxootiga ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, December 15, 2000 - 04:20 am
waa arrin runtii aad loogu naxo balse u baahan in la ogaado waxa sababay dabkaas, waxaa jiro dad badan oo neceb horumarka soomalida siiba kuwa jooga kenye, waana la ogyahay in dadkii ganacsiga kenya heystay ay maanta shaqaale u yihiin soomalida, marka si fiican haloo baaro falkaan .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muumin

Friday, December 15, 2000 - 04:33 am
Anonymous;

Mahadsanid walaal waa arrin aad u xum oo maanta Somalida ku dhacday.Haddaynaan Illaahay arrimahheena la kaashana waddankii sidii loo soo celiyo ay adkaanayso.

Walaal gaadhsii wixii somalia ee aad la kulanto arrinta.