Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Feb. 2, 2001): KHALID BIN WALIID ISBARASHO IYO XALAAL RAADIS WIILASHA IYO GABDHAHA SOOMAALIYEED EE ALLAH KA BAQA EE LONDON
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khalid

Sunday, December 17, 2000 - 03:36 am
ANIGA WAXAAN AHAY WIIL SOMALYEED OO 27 SANO JIR AH KU NOOL LONDON RAADINAYAA SOMALIYAD ALLE TAQAAN KANA BAQDA OO DA'DEEDU U DHAXEYSO 23-30,
AQOON LEH LABADA DHINACBA.
KUNA DHAQANTA SHARECADA ISLAMKA IYO SUNNAHA.
XISHOOD BADAN.
AAN KU DHAQMIN QABIIL.
AN AHAYN QOF LACAGTA CAABUDDA.
DIYAARNA U AH INAY KA DANBEYSO NINKEEDA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Usister

Wednesday, December 27, 2000 - 03:38 pm
To Khalid,

Salaamo calaykum, Khalid haddii ay runkaatahay waxaad halkan kuqortay wali allah ayay gabdho oo maaliyeed oo waxaa sheegatay buuxinay joogan london.

Markaa walaal waqtiga halkan ha isa lumin waayo goob madaalo e.

Okay my bro fish elsewhere........


Wacaykuma salaam.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

canab

Thursday, December 28, 2000 - 03:38 am
Gardheere,waxad doonaysaa inaad qalato
gabadhaada ee naga raali ahoow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, December 30, 2000 - 01:41 pm
canab waad edab xuntahaye ninka islaameed iska daa. khalid waalal ilaahay gabadh fiican ha
ku siiyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QALAAYE

Friday, January 05, 2001 - 01:35 am
To canab
Naa heedhe haduusan gardheere ku qalan yaa ku qalanhaye .ma JAMEYKAAN?balo naa awalba wax qalqalanbaad watadayee meel la fariiso dab lagaaga dhajiyee.