We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
| | Sunday, December 17, 2000 - 05:19 am Haye halkaan waxa ka raadiyaa gabar ama calaf habeenka Iidda ii soo qor: kuntuwaaroow@hotmail.com
|
| | Sunday, December 17, 2000 - 08:01 am aboowe aniga waxan ahay gabar calaf radis ah lakin halkee degentahay adiga oo maxad calaf radis u tahay habeenka ciida. halke degentahay aniga waxaan degenahay Denmark
|
| | Sunday, December 17, 2000 - 08:28 am calafka Denmark dheeraa meel ka dhow Allaha noo soo dhigo, mahadsantaha jawaabt fiican eeeed arintan ka bixisey. lol ayaan.
|
| | Friday, December 22, 2000 - 10:07 pm abaayo ana waxaan ahay wiil calaf doon aha waxan degan ahay kuwait .waxaad igla soo xiriiri kartaa emailkan gacayte2000@hotmail.com waa wiilka la yiraahdo . cabdiqani by ayaan
|
| | Wednesday, December 27, 2000 - 05:43 pm laftayduu geemamkaanoo kale kama haro ee lasocda, dhalinyaro, haddii aad kuluushahay waliba sifiican jawaab kale halagaa helo gabaryahay waana ciid mubaarak,bye Sabriye.
|