    HAASHIM | Monday, December 18, 2000 - 06:41 am anigoo wiil 25jir waxaan raadinayaa gabar gaaljecel saransoor ah oo edeb leh diinta wax kata'qaana daàdeeda ah in ka yar 25 |
    goobaanle | Wednesday, December 20, 2000 - 06:19 pm saaxiib ma'gaal jecel baatahay sugow dheemow caafi dirirsama intaasba intee ka'tahay soo sheeg. |
    haashim | Thursday, December 28, 2000 - 12:24 am goobaanle waxaan ahay (CALOOFI) adigu yaa aheyd goobaanloow |
    Hadji | Tuesday, January 02, 2001 - 05:30 am Hi waad salamantihii lakii meshan maa is ku baranaysaa soow lagama fiicno mahad sanidii magacana nooga daayo fadlan idika ma tihiin galjecel, |
    aaloow | Wednesday, January 10, 2001 - 01:43 am Barsame: oo maxaad uga tagteen curudkii gaaljecel waa sidey gabadhu sheegtay inaydan gaaloos aheyn. aaloow,, |
    haashim | Monday, January 15, 2001 - 08:37 am hadji af soomaaliga qoraalkiisa ayaaba ku dhibaayo maxaa kugadhacay ma aanan fahmin qoraalkaaga iyo waxaad ula jeedo sidaa iyo nabadgalyo misa qabiilkaaa masùulayadiisa heesa walaal |
    ABDI | Wednesday, January 24, 2001 - 05:09 am TO.HAASHIM as we are GAALJECEL WE HAVE THE BEST GIRLS.AND LOVERABLE ONE.THANKS GOD I HAVE ALREADY HAVE ONE.HAZHIM BROTHER YOU ARE DEARIMING.BUT YOUR DREAM WILL COME TRUE IF ALLAH SAY.DONT STOP THE SEARCH.YOURS SINCERLY,ABDI |
    Hadji | Friday, February 16, 2001 - 05:03 am TO Hashim Hi mr wadsalamantahay saxib horto marka ugu horaysa af somaliga waan aqaan sida loo qoro & sida loo aqriyo arinta sikastaba ha ahaato, meshan waxaad ku soo qortay in aad radinaysa gabar Galjecel ah ,Horta ma sahlana sida lagu helo lakiin hadii aan dhinc u eegnana way sahlantahay oo waxaa jira kuwo badan oo had kula joga mesha aad jogta lakiin waxaan kugula talin lahaa waa hadii aad talo qadanaysid raadso waxa aad tahay ileen waxay somali ku maah maahday guurso waxaad taqaan wax aad taqaan aad dhashide marka intaas waa iga talo hakuu hee macanaato dear mahadsanid Hadji |
    Ishaq | Friday, February 16, 2001 - 05:43 am Midgaa meesha isku waraysanahaya.... Ilayn sidaasaa midguhuna isu waraystaan |
    GEELOOS | Sunday, February 18, 2001 - 06:31 am TO ISHAQ NAAYAA HADUU MIDGO JIRA WAA ADIGA IYO KUWA KULA DHASHAY.ANAGAU HADAAN NAHAY GEELOOS WAX LA YIRAAHDO MIDGO & WAX XUNBA WAY NAGA FOGYIHIIN.TEEDA KALE MA HADA KA HORBUU NIN GAALJECEL AH KUUGU DAADIYEY MAXAAD SIDAAS UUGU XANAAQSANTAHAY P.S GEELOOS |
    waalow | Sunday, February 18, 2001 - 09:44 am this is a very good cite, let's make it a saraansoor cite. just like haashim, iam also looking 4 gaaljecel or dogoodi girl. I love them for thier respect & behaviour. |
    XIIMAAY | Friday, March 09, 2001 - 03:22 am TO WAALOW HEY BRO I M DAGOODIYE GIRL WHO LEAVE'S IN EURUP BUT I M LOOKING FOR GAALJECEL MAN R THAT BOY OR WHAT... BYE. |
    fiiqow | Tuesday, April 03, 2001 - 02:46 am Hi you are poeple and you don;t know nathing you need only to play this page you are not realiabail person and IM sure that you are'nt CLAN (GAALJECEL) pleas do'nt interpt us |