Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Feb. 2, 2001): Leelkase maan oo raadinaya Gabar daroood ah.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, December 18, 2000 - 03:04 pm
hi, my name is ali. I a m looking for naag darood ah nooc walba aha good lucky. I don't need any haweye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ilhan

Tuesday, December 19, 2000 - 06:24 am
hi, my name is ilhan. I live in Norway. I am dhulbahante girl. so, leelkase if you are looking you got me. bye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Good Guy

Tuesday, December 19, 2000 - 05:24 pm
Stop being a racist man...thats why we dont have a country...qabiil wouldnt make no difference...wats inside will .....

damnnnnnnnn
peace out

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, December 20, 2000 - 06:46 am
good guy you are stupid and we know tht you are hawiye okey. leave our ladies alone. this woman are darood women so don't go there. we love our ladies. this world is filled with recist. I know you have some kind of recist. suchyu ass down.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, December 20, 2000 - 07:16 am
leelakasoo waa kugu daadatay horta ma ii shheegi kartaa meesha aad aslkaaga ka imaatay before you being resist let me tell you one thing brother Qabiil takes you no where that is all i can say DONT ACT LIKE A FOOL.
YOURS ILKASE ALBORG DK

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nasra

Wednesday, December 20, 2000 - 04:17 pm
aboowgiis waxaa la, idhahaa Nasra. waxaan ku noolahay MPls. Waligee waan is kejlaa qoladiina maxaayeelay aad iyo aad baan udhaxgalay. waana dad aad fiican. ru, ahaan waxaan kadashay darood both of my parents are darood. aniguna waxa aan darood aheen dad uma akhaan. hadhageen wacalada meeshaan lakaynay. peace bro. this is my emaal. Nasra96@yahoo.com. good lucky. bye bye bye see ya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Good Guy

Wednesday, December 20, 2000 - 05:17 pm
Anonymous#1 wat r u talking about man....
aint no daarood or hawiye...i'm proud to be somali...so...no matter where u go and how far u look qabiil aint gonna take u no where...Person is a person..
and lookin at 1 qabiil...u just riskin ur chance of having the right lady u deserve....she could be from ur qabiil..but its shame to be one sided...

Peace ouuuuuuuuuuuut

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

zaynab

Friday, December 22, 2000 - 10:56 pm
Zaynab: waryaahay leekase maxaaad raadineesa dee. warka warka badan iskadaahee waxaan kuleeyahay igal soo xiriir emailkaan okey bye : fartuun2@yhooc.con

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CABDIRABI

Saturday, December 23, 2000 - 09:01 am
FALO QABIIL KU SAABSAN: mar aan fiirshay qooralo is barasho ( penpals) oo halkan ku xussan waxaan arkay in qabiilku yahay weli arin xaassassi ah oo dhextaala ummada xataa markay guurka noqoto. maadaama aa nahay umaad isku mid ah oo wax walba wadaagta, waxaa hubaal ah in qof kasta oo soomaali ah uu raad ku leeyahay qabiil ka duwan ka uu ka dhashay marka ninka gabadh soomaaliyeed qabiil ku raadinayoow adiga horta isa soo sax in aadan asal ku lahayn qabiil kale oo soomali ah. laga yaabe in ayey 2, 3, ..10aad kuu gashay qabiil kale ood raad ugu yeelatay siddas qabiil ka duwan midkad ka dhalatay. waryaa soomaaliyey oo maxaan isu nahay hadaan dumarkiina kala guursan weyno. war horta ogaada in dumarka la kala guursado ay tahay arin aad u wanagsan oo colaada iyo cadaawad dhextaala qabiilada lagu afjari jiray dhaqanka soomalida, sababto ah wiil waa abtigii baa la oran jirey, oo u jeedadu tahay qabil iyo dadnimoba abtigaa baad la wadaagta. marka ha ina ceebeynina oo nasabkeeni ha caayina e kala guursada oo dumarku waa inoo dhexeeyan ee gabadh soomaaliyeed ku sharfa guur haddaad rabtan. gabar soomaliyeed qabiilkeedu muxu sharafteeda iyo haybadeeda ka ridi kara ama ku biirin kara? jawaabtu waa waxba sidey aniga ila tahay.marka taladu waa sidaas ayey ila tahay, waxaan kalo idiinku daraya in muhimaddu tahay in aad ku door bidaan gabarta diinteeda ( diinteeda in aay wax ka taqaano waa muhim, cilmi maaddi ah ma aha muhimaad weyn in la siiyo), asluubteeda( gabar dhawrsan, sharafteeda ilaalisa) bilicdeeda ama quruxdeedu waad ku doorbidi kartaan( diinta islaamku waxay ogashahay in aaad iska eegto gabarta in aay ku cajabiso muqaalkeedu). ma haboona in aad ku door bido gabarta xoolo iney haysato oo adiga aya masuuliyada qoysku ku saaran tahay (adigu in aad quudiso caruurtaada iyo xaaskaaga oo dayac tirto)

NB: guur doon ma ahi anigu. raali ahaada akhyaarta. waa carbuunanahay anigu..

assalaamu calaykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sowda

Saturday, December 23, 2000 - 09:15 am
hey leylkase boy,walaal anaa kuwaas raadin jirey waligeey ee isi soo ban dhig,wrka keen heee..lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

YAXAAS

Saturday, December 23, 2000 - 09:21 am
War Majaafadii waliba maxay afka huurada leh
ula gashaa hawiyaha sida futo boholkaas
leelkase sheegtay!
DID HAWIYE KICKED YOUR ASS?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sumayo

Saturday, December 23, 2000 - 10:14 am
War af yaxaas luuqadaad ku hadashay mid Hawiye ma ahee maxaad afkaaga hooyo uga carartey hawiyana goormey huuro barteen sodohdey baa hawiye ah ee hadalka waan kuu sii dheereynlahaa daarood wuxuu yahayna hawiye waa yaqaan haduusan xaqireyn marka saas dar alle ugu deg

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

liibaan

Sunday, December 24, 2000 - 12:33 pm
Waryaa leelkase man waad inagu ciyaartay maxaa yeelay maxaa kugu kalifay in aad dadkaaga halkan ku soo qorto oo aad tiraahdo waxaan raadinaya darood. anugu waxaan ahay ninleelkase ah waana kaxumahay waxaa oo aad inoo soo jiiday. hadii aad gabar raadinayso ha ku raadsan qabiil okey. ma ogid tan ku anfici doonto. please don't betray us okey. bye. afyaxaas waan ka xumaahy aflagaadaaada balse waxaa laga yaabaa inuusan ahayn leelkase ninka halkaan wax ku soo qoray. bye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

YAXAAS

Monday, December 25, 2000 - 05:38 am
All i talked was his personality not leelkase.Leelkase are good people.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Tanade

Thursday, January 18, 2001 - 02:41 am
Waryaa leelkase.
Waa nin leelkase oo ku leh gabar reer M.muumin baa laguu hayaa iska daaroodkan ayaguguba waa reero dhibee?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xawaadle kuu haya naag xawaadle oo cad cad sidiina oo kale bye. you are not darood

Sunday, January 21, 2001 - 09:33 pm
war waxaan waashay da, ya waxaa rabaa gabar darood you stink man say waxaa rabaa naag leelkase. okey . today there is no darood and hawiye. look for any women that has pusy. that is what you want. Not daroood. who cares darood today. you are hawaadle from now on. xawaadle mahamed baa laguu haya. iyo Naag leelkase which ever you want. man. bye from xawwaadle yow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jinac

Thursday, February 01, 2001 - 02:09 pm
Assalamu calaykum

Aduunyadan hadaad nooshahay wax walba waad arkin. war leelekase anigu daarood baan ahay weligeyna kuma fekerin inaan gabadh siiyo leelkase. miyaan leelkase nimankii mad madoobaa ee rreer galdogob ahayn. maa daa doorasho leh iska doon mid majeerteenkii iyo habargidirtii aad isu ekaydeen ah. magacu waa inaka dhexeeyaa laakiin isku dhaqanan ma nihin nimankaa gobolada dhexe isku midabna ma ihin. gabadha dhul bahante sheegatey ee tiri leelkase baan guursan magaca ha nagaga ciyaarin ma tihid dhulbahante eh. ma dhulbahantaa guursada reer mudug . weliba leelkase ar u kidding ? anigu inkastoo aan daarood ahay I would rather marry isaaq if I can not find a gabar from other dhulbahantes and beautiful warsangeli girls .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, February 02, 2001 - 05:44 am
ADOO DHULBAHANTAA HORTA LEELKASE WAX HAKA SHEEGIN
WALIGIINBA REER WAQOOYI AAN FAAIIDO LAHAYN BAAD AHAYDEENE HUNGURIGA UN BAAD WAXKA MAQASHAANE DAMEERU DHAAN RAACDAYAHAY ADINKA IYO MAJEERTEENBAA DAAROOD UGU XUNE ANIGANA LEELKASE MA IHI EE LEELKASE WUU KU DHAAMAAYE AFKAAGA HA KU TAAGIN JINAC YAHOOW

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Pround to be Dhuloos Girl

Tuesday, February 20, 2001 - 07:38 am
Hi

Walaal wiilka sheegtey dhuloos leelkase waa dada aad u fiiicaan diina lehe waan dada walaal deen aha oo Darood Ismacil aha maxada noogu diidey.
Walaal aniga waxaan ahay dhuloos laakin waxa xun uma arko hadiii aan leelkase kala guursano,isku degaan manihiin laakin
we had some blood we all Darood aiight and reallly luve all darood specil dhuloos......lol i luve leelkaske they aiight walaahi waan dad diinta aad u yaqaan aduunka waxaa lagu liiban diinta ilaahye maxaa ka fiiicaan nin diindata yaqaan.

bye alll peace much luve to ya
cheers

idiley
ps: Abaayo norway oslo maa kajoogta if lete me know aiight bye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

tanade

Tuesday, March 27, 2001 - 11:46 am
dhamaantiin waan idin waad salaaamay kuwa hadalka qiradalah ku haddalo.

waxaan ahay nin lelkase oo ah ali walaaalkiis.
marka waxaan idin o'ran la ha qof walba dooq bu leyaha marka sidaas u o'gaad.
ali good luck walaal.
the rest of you talking about lelkase, stop posting on the internet hatreds. go up to nin lelkase ah and say that front of him.
then you will see what happens to you.
alight. all i am saying is that qabil qabil ka ween ma jiro...balse i am proud of been lelkase.

ali hadda tahay runti nin lelkase ah waa lagu haya gabdho baan oo ah your blood..
sidaas iyo kulan dambo wanaagsan.
my email tanade_d@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

najmo

Thursday, April 05, 2001 - 08:37 am
to;jinac hey waa wiilkaan is ku sheegay dhulbahante oo yiri maan ku dareen nin leelkase naag dhalbahante friest waan kala guursan jirnay daarood naagaha tan kale maba u ekid inaad tahay nin dhulbahante becouse Iam dhulbahate and when I want to married I'm going to marreid daarood not isaaq like U said so brother don't say ppls,

to;hi ali brother leave your e mail.