Skip to main content

.

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Feb. 2, 2001): Waxan ubaa hanahay wiil akhlaaq iyo edaableh oo aan isbarano hadii aanu isfaha nana isguur sano
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hana mahamud

Tuesday, December 19, 2000 - 01:48 pm
walaalayaal yaan la iaf lagaadayn sidaas aan soo
sheegay ayaan ubaahanahay qofkii aan ka arko ixti
raam ana waan ixtiraamayaa wiilkaan u arko in uu
run sheegayo ayaan la xiriirayaa wabilaahi tawfiir
waa hana oo idinleh barasho wanaagsan waxan ku
noolahay usa lakiin hadii wiil iiqalma aan kahelo
meelkasta hajoogee waan laxirii rayaa
nabadeey mar labaad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xasanu

Tuesday, December 19, 2000 - 03:24 pm
asalaamu calaykum Yaa Hana.....
Sister, halkee ayaan kaala soo xiriiraa....

Calaf-Doon kale......
Jaaw......walaashiis...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ANSAARI7

Tuesday, December 19, 2000 - 03:38 pm
HANA WALAL MACAAN ANIGAA KUULA H DIYAAR SISI WAXWALBO AANU KU DHAMEEYSANU EMAILKAAN IIGALA SOO XIRIIR ANSAARI7@HOTMAIL.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hilaal

Tuesday, December 19, 2000 - 03:38 pm
walaal waxaan u malaynayaa in aanad diyaar u ahayn isbarsho maxaa yeelay waxaad soo qori lahayd e mailgaaga.
walaal anigu waxaan kula joogaa usa ee hadii aan ii baahato waxaad igla soo xiriiri kartaa e mailkan.
farahgrcc@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AhmedDeeq

Tuesday, December 19, 2000 - 06:28 pm
Walaal anigu dadka isku soo sharaxay halkan kuma jiro. I learn my lesson in a hard way; Therefore, If u need my advice email me @ aniga@myself.com

ciao

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wanaagdoon

Tuesday, December 19, 2000 - 10:48 pm
Dear Hanna,salam

Bacda intaasna waxaan jeclaan lahaa haddii aad iiga soo jawaabaysid xagaad ka nooshahay usa(macnahygu maaha magaaladee ee waa gobolkee).
Haddii ay suuro gal tahayna ma isla xidhidhi karnaa,anigu kama fogi usa ee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaasiimoo

Wednesday, December 20, 2000 - 12:39 am
To: Hana walaaley marka hore waan ku salaa may salaan kadib waxaan wii adigoo kale isbarasho raadinaayo ee E-mail kaaga isoo dir in aan wada xiriir no ayaan doonayaa Yaasiimoo@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saleeban.ahmed

Wednesday, December 20, 2000 - 01:30 am
walal salan kaa diib barashadoo way badanthay 1 dii halkan oo kalay layskumaa waraystoo waxan samayn dontaa emilka waa kaan ilasoo xidid ok age iyo email maad soo qooriin dii ...S_almi@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saleeban.ahmed

Wednesday, December 20, 2000 - 01:33 am
walal emilkaa waa s_almi@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hana

Wednesday, December 20, 2000 - 09:30 am
salaanta islaamka kadib aad iyo aad ayaad ugu maha
d san tihiin jawaabta wanaagsan ee aad isoo celi
seen abooweyaal waad dareemi kartaan in aanan uwa
da jawaabi karin dad badan marka waxaan jeclaystay
in aan 5 su aalood idin waydiiyo kadib ninkii aan
u arko jawaab tiisa mid iqancisa ayaan laxirii
rayaa <1> hadii xaaskaaga aabaheed uu ku dhirbaaxo
maxaad samayn lahayd >
<2> hadii aan noqdo gabadh xaga diinta kacaajista
sideed iila dhaqmi lahayd>
<3> hadii aan jiifka kugu qancin waayo maxaad sama
yn lahayd
<4> maxaad xaas kaaga ugu tala gashay habeenada
shaqada fasaxa laga yahay
<5> kawaran hadii meher kayga aan ka dhigto 10.000
oo doolar
waad salaaman tihiin dhamaan tiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ZAAk

Wednesday, December 20, 2000 - 10:20 am
hana horta waxaa tahay ma aqaani aniga waxaan ahay wiil jira 27,single,marka hadii aan su'aalahaaga ka jawaabo:
1- hadii aabahaa i dharbaaxo waa u sabri lahaa maadaama aanba gabartiisa qabo balse waan u sheegi lahaa inuusan mar danbe i dharbaaxin oo aan afka wax isaga sheegno.
2- hadii aa diinta ka caajisto waa ku waanin lahaa ilaa intii macquul ah.
3- habeenka fasaxa,u can't make that plans right now coz depends on at the time n were you are and what the interest of the two r but no disco's, coz i had enough.
4- jiifka, i don't know maybe i will let u take a class, just kiddin'
5- 10,000 and u don't want change ur mind, i let u go no matter what
peace.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hana

Wednesday, December 20, 2000 - 11:27 am
salaan kadib waxan idinka iloobay akhbaartan
da- 24
culayska-140
dhararka-5.8
midabka-maariin
zaak walaal warkaaga waan fahmay hase ahaatee bal
waxan sugayaa intakale waanad ku mahad santahay
by hana wabilaahi tawfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamaal

Wednesday, December 20, 2000 - 01:35 pm
hana iga gudoon salaan qimo leh .salaan ka dib hadii aad jeceshay inaynu is barano .igala soo xidhiidh emailkan gacayte2000@hotmail.com .sidaas iyo nabad galayo wixii intaas dheer waynu ka wada hadli waa jamaal oo ku leh by inaabti byyyyyyyy

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdula

Wednesday, December 20, 2000 - 01:39 pm
jjjj

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

YUSUF

Wednesday, December 20, 2000 - 02:05 pm
HELLO,HANA SALAAMU CALAYKUM.HANA WAXAAN AHAY QOFKAAD BOGA HORE KUQORTAY INAAD RAA DINAYSID. HADAAD I BARATIDNA WAXAAD I DHIHI LAHAY YOU WERE RIGHT THAT DAY. LAAKIIN THERE ARE A LOT OF GUYS CHALLENGING EACH OTHER OVER HERE MY SISTER,AND I AM NOT READY TO CONTEST AT THIS TIME BECAUSE I DO NOT KNOW IF YOU ARE SOMEONE WHO DESERVES THIS,SO ALL I HAVE TO SAY IS GOOD LUCK. AND REMEMBER YOU ARE REALLY A GREAT GIRL.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ANSAARI7

Wednesday, December 20, 2000 - 02:58 pm
HI HANA SISI WALAL SU ALAHAADA OODHAN JAWAABTOODA WATAN EELASOCO MARKA HORE ABAHAA HADUU IDHARBAAXO WAA ABEHEEYGA LABAAD WAXBA UMAARKO TAA) LABA HADIINTA AAD KUCAAJISTO TAASI WAADIGA IYO ALAHADA ANIGA WAANA UNBAANAGA DHEXEEYSO HANUUNKA ALAA ISKALEH ALAAH WAX HANUUNIYO) TOBANKUN OO DOOLAR ANIGA WAXBA UMA ARKO WAXAAN KASOOBAXAY KOLLEJ ELECTARONIC 4 YEAR WAXBA IILAMA AH BISHII AYAAN KU SHAQEEYAA INTAA LABO DADEEYDU WAA 20 JIR KU KORAY USA EMAIL ANSAARI7@HOTMAIL.COMMI 0DA SARIIRTA LABADEELABA WAA NOORAAXO TAAS MIDAKALELABADEENA AYAA FAAIDO KU QABNOHADIILAYHAYO ADNA WAAALAGU HAYAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AhmedDeeq

Wednesday, December 20, 2000 - 05:29 pm
Hana Nabad marka hore, marka labaad like I said earlier I am not One of the competitors. But I have to write this after when I read ur questions. One Q shouldn't be there Q#1 Abahaa. I don't know why abahaa would be capable of smakin' his son-in-low. Any ways I would recomment to take that question out of ur assesment Questioneire.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamal

Wednesday, December 20, 2000 - 08:59 pm
walaalo iga gudoon salaan qiimo badan .ka dib shanta su aalood ta ugu horaysa 1 .hadii uu abaaha i dhirbaaxo waan ka tagi lahaa .sababtood waa walid. [ 2 ] hadii aad diinta caajistid .inta aan ka daalayo inaan waxa ku sheega waa waajib nabigeeni maxamed gaaladu waxay ku noqotay caasi hadana kamuu hadhin [ 3 ] xaga jiifka taas u malayn maayo sababtoo ah taas anaa ka samaysanaya oo og nin dadiisu tahay 31 sano waad garanaysaa [ 4 ] habeenka aan fasaxa ahay inaanu wada dalxiisno

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamaal

Wednesday, December 20, 2000 - 09:02 pm
waxaan ahay jamaal nin kaas kaga soo jawaabay su aalaha waxaan ka tagay inaan ku siiyo my email .waa sidan gacayte2000@hotmail.com by hana

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Arafaat

Thursday, December 21, 2000 - 09:37 am
TO:hana.
marka hore waan kusalaamey.
aad ayaan uga helay muuqaalkan aad soo
bandhigtay' hadii aan kadhiibto figradeyda.
An-1-waxa aan wediin lahaa sababta aan ku mutey-
stay in uu idharbaaxo-that-m-why?
An-2-waxa aan kugula dhaqmi lahaay sida diintu
qabto.
An-3-waan ku barilahaay sida waxloo qanciyo.
An-4-wax-walboo'kuabuuri kara farxa iyo galgacal.
An-5-hadii aan awoodo.---yeeeeeeeeees----
24 jir-kunool USA waad ilasoo xiriiri kartaa'
hadii aan kuqanacd fikradeyda.u well come
unadiyaar ahaaw suaalo fara badan'
E mail:-arafaatus@yahoo.com

ramadaan wanaagsan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farhan

Thursday, December 21, 2000 - 10:53 am
Wow. woow. very interesting. run ahaantii waxaan ahay wiil somaaliyeed waxaana jeclahay in aan kula soo xiriira maxaa yeelay waxaad iga muuqataa in aad tahay daacad. Aniga waxaan ahay will daacad ah oo raadinaya gabar naftiisa uqalanto. run ahaantii waan kaa helay waad na ica jabisay. Maxaayeelay waxa aad meesha ku soo qortay waa wax aad u culus oo aan jawaab ubaahnayn. waxaa is weediin leh Abahaa ma maskaxda miyuu kajiranyahay why uu udharbaaxayaa "son in low". I am gonna be honest with you. Tan labaad aniga waxaan tukadaa shantayda salaad diinta saa ugu ma fiicni balse ahaatee waxaa kula waanin lahaa in aynu wadatukano islamar "which motivates both of us" tan sadaxaad marabo in aan is faansho balse sariirta aniga iigu daa maxaa yeelay "its my job to do the job the way it suppose to be" in other words I am good at bed" so don't worry about that. tan afaraad I will spend quality time with my wife" including private business I think you understand any possible. sorry Afsoomaligayga wagaja gaja. tanshanaad, its okey for me if you asked 10,0000 be you gota be good wife. I mean you looks your behavior and your personality. money ain't nothing compare tome. I am educated man but I buy character and personality then you quilify application which is you mahar that is you ask for. you explain your self let explain my self.
my name is farhan. I am student. I am happy all the time but don't listen bullshit stuff. I mean I can tolerate violate incident. I am somali regular guy. tell what I can handle if you father slab me becasue that is not my personality and I can buy my personality a girl who is her father behaving like un normal. that is the truth. if you looking that kind of time you got me that is my email. hirsiw96@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hana

Thursday, December 21, 2000 - 10:55 am
salaanta islaamka kadib waxan idinka codsanayaa
in aad iisoo sheegtaan da.da sabab too ah waa
mihiim marabo in aan qof laxiriiro aniga oo aan
hayn da.diisa raalina iga ahaado waxan rajay nayaa
iin aan soo afjari doono arintan sida ugu dhakhso
badan waad salaaman tihiin dhamaan mushari xiin
ta waxan filayaa in aan mid kalabixi doono
wabilaahi tawfiiq by hana

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AhmedDeeq

Thursday, December 21, 2000 - 07:58 pm
Salaan Hana, Waxaan U malaynayaa inay discussion kanu yahay kii iigu badnaa ee aan wax ku qoro. Waan caroonayaa, waxaan ka caroonayaa sida aad hunguriga uga soo ridaysid raga qaarkiis. Honestly, anigu ma laga yaabo inaan qofna ku barto internetka.
To EveryOne
Waxaan oran lahaa, waryaada maxaa imtixaanka idin galiyay. qofka markaad baratid kadib haku suaalo wuxuu doonayo, Lakin to me waxay iigu muuqada arinkanu sidii sheekadii maalin dhawayd ka dhacday USA. "WHO WANTS TO MARRY MILLIONAIR" I guess everybody heard of it. Hadal iyo dhamaantiis, Naagaha aadka u quruxda badan nin ma doondoonaan, sababtoo ah kuwa iyaga soo approach garaynaya ayay qaati billaahi ka joogaan ee inantan yari "HANA" yaynan Madax faluuq idinku ridin.
W/salaam

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mo

Thursday, December 21, 2000 - 09:21 pm
Hana.

Mail me at darkman@netmail.nl, Diinta aad baan isugu fiicanahay, Marka haddii aad rabtid nin wanaagsan hadana aad waxka faa iideysatid ila soo xiriir.

Sallamu caleykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khaliif

Thursday, December 21, 2000 - 09:36 pm
Haa waad salaamantahay Hana,Intaa kadib anigu ku caayi maayo laakiin waxaad na waydiisay anaga oo dhalin yarada Soomaaliyeed ah su'aalo aad u kakan. Waa marka hore maxaad naga waydiinaysaa hadduu nadharbaaxo aabahaa, mise aabahaa waa nin aan ixtiraam lahayn oo dharbaaxaya dad uusan dhalin.
waa marka labaade, haddii aad diinta ka caajistid ma shuqul baan ku leenahay, mise waxaad ka mid tahay gabdhaha isku sheega westernized women,oo waxaad ka cabsi qabtaa in ninkaagu kaa goosto xiriirka.waa marka sadexaade haddii aad jiifka ninkaaga ku qancin weydo, isagaa kugu qancin oo yaqaana sidii uu kuu raali galin lahaa waase haddii aadan adigu meer meeran. Hadaad sidaa sameeysana dee albaabka ka bax baa lagu oran. waa marka afraade maxaad ula jeedaa "habeenka shaqada fasaxa laga yahay maxaad xaaskaaga ugu tala gashay". Hadaadse u baahan tahay intaan gaariga ku saarno ayaanu shineemo iyo caweeys u kaxeynaynaa haddii kalana dhabteena ayeynu kugu haynaynaa habeenkaas oo idil. But Hana you should know that you are only an ordinary Somali woman and you have no right to us ask all that hard questions as if you were a queen. If you think that you are more important than the other Somali women, then explain yourself and tell us who you are,and what makes you to ask all these unaccecptable questions. Oh! I forget your last questrion about the $10,000 of your dowry.That is no problem for all the Somali men who live in the USA. I can also give you more than that,but I think you only interest someone who have a lot of money.

You should know,Hana that I'm your next door neighbor,but I'm sure that I will not be the one you are looking for these days beacuse you see me to be your enemy. No I'm not your enemy,but your brother who wants to advise you not to say these things again,otherwise you will never get any husband who will unswer all that question of the same way you want.
Sorry if I made you unhappy.
khaliif

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali

Thursday, December 21, 2000 - 09:59 pm
hana, raga sheeko jukaatalo aa u keentey haye?
aabahaa siduu ninkaaga u dharbaxaa?...walee inaan ilakaha ka daadin lahaa............dharbaaxi ku lahaa filin hindi maa la jilooyaa meesha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kamal

Friday, December 22, 2000 - 01:42 am
abaye asalamu aleikum
waxaan filayaa ninkaa raadinayso waa aniga
jawaabta suaalaha
xaskayga aabaheed waa waalidkay ookale sidaa darteed dhibaato maleh
2-xaskaygu waa inay iqancisaa haddii aaney aqoon qaabka raga looqanciyo waa inaan barro
3-xillyadda fasaxa waxaan jeclahay inaan guriga
kabaxno cuntadana kacuno makhaayado ku haboon
xaaskayga kamal290@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

akamaal

Friday, December 22, 2000 - 01:54 am
waa laydi salaamay dhamaan
waxaan idin leeyahay sibaa ragaa waad iska hadasheen ee naagtani waxay idin eegaysaa inaad
qiimo dhacdeeeeeeeeeen b
byeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hana oo noqotay faarax lugay

Friday, December 22, 2000 - 07:15 am
bacda salaan dhamaantiin waxan idin oran lahaa
<1>meeshan wax hana ladhahaa majoogto ee ninka
idinla hadlayaa waa faarax lugay oo idinleh
kaalayoo aniga icuna abaayo macaanto waryaada
ordoo hooyoo yinkiin biyaha udhaamiya waa wax waa
shay naagbaa kacarar tay inaa lilaahi wainaa ilay
hi raa jicuun gabdhaha beenbaan uqabaa markay
dhahaan nimanbaan meel aanu kagalno waynay waryaa
da ilayn bahalka gacantaad ku wada taan mardanbe
ha unoqonina waxaan ahay mutacalim kuligood
oohin ayaa kasocota waxyar maahaane hadii ladhaho
kaalayoo qof qaraabo ah xaanshi uqora waxay dhaha
yaan waanu daalanahay meeshana 10 jeer ayuu mid
kastaa kusoo noqday kabaxa meesha naagbeelee
naagbaa waashay kuligood waa faarax oo xanaaqsan
nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

m.m.ahmed

Friday, December 22, 2000 - 08:40 am
assalmu caleykum
hana mohamud
wallal haddii dhab ka tahay igalaa soo xidhidhi e-mail- wadaani@rediffmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nasteex

Friday, December 22, 2000 - 10:13 am
Hanna!

Hanna walaal Soomaalidani way kugu ciyaarayaaan naag 140kg ah nin soomaaliya oo qaadi karaa iska yar, soomaalidu aad bay u lafo yar yar tahay,haddaad habeenkaaga dusha uga baxdidi 5min. ma noolaanayo,horuu ka dhimanayaa, marka yay kaa riwaayadaysane iskaga tag oo weightka iska kala yareey, intaadan nin doonin ka hor, qalbi adakidaa! adoo 140 kg ah maa aabahaa i dharbaaxayaa? belaysanidaa!
walaaleey rajiin nafta u dir, intaadan xaydh karin

Nasteex!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jocker

Friday, December 22, 2000 - 03:57 pm
walgu salaamay, hana.marka labaad anigu uma malaynayo meshaad joogto inaad nin ku anfaca aad ka wayday eh runta maad iska sheegatidood tidhaahdid....gabadh foolxun ooy u dhamaatay oo ragii agtayda joogay wax ku faliwaayeenn baan ahay eh wax ila qabta soomaalaay.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Awil

Saturday, December 23, 2000 - 06:10 am
waxaan rabaa in aan kajawaabo su aali hii hana
intii alah iwaafajiyo 1,waxaan kabilaabayaa arimaha dexdeena ah hadii aad diinta kacaajisto waxaan kumarinlahaa sadex arimood akala ah 1-inaan kuwaaniyo oo aan diinta kuu sheego iyo qofka caasiga ah alhiis kucaasiya in uu khatar suganyahay 2-hadaad diido waan kuu caroon laha oo sariirta ayaan kaa furan lahaa 3- hadaad waxkaabadali waa yaana go aan ayaan qaadan lahaa maxaa yeelay aniga xilyaa iga kaa saaran oo aakhiro waalay suaalayaa masuuliyadaydii aan dayacay maxaa yeelay nabiga scw. ayaa yiri ninku gurigiisa iyo xaas kiisa iyo ilmihiisa ayuu masuul kayahay waana lasuaalin aakhiro masuuliyadii uu dayacay.tan gogoshana labada qof ee is qaba waa xor oo ayaga is guur sada kalana taga sidii gabadhii nabiga uga sheegatay ninkeeda foolxumadiisa kabacdina laga furay waxaa lamid ah hadii gabadhu ama wiilku uu anfici waayo khiyaar ayuu leeyahay in uu sabro ama uu iska furo.tan aa bahaa sida uu kuu dhalay ayuu dhib la aan idhalay oo labadeenaba waalid ayuu inoo yahay xaqabaana isku lee nahay iyo is tixgalin marka wax walba way dhacaan aduun ee haduu idharbaaxo in aan shumiyo ayaa igu wajibay waxii uu dhib sadayna aan kadaayo.wabilaahi towfiiq by awil jooga NewZealand e- awil36@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

awil

Saturday, December 23, 2000 - 06:18 am
waa awil waan kaxumahay abaayo hana waxaan ahay nin dhalinyaro ah da daydu waa 24 dherar 1.75
midab casaan waxbarasho dugsi sare oo hada shaqeeya raadinayana gabar adoo kale ah ama hadaan fasiro gabar xikmad iyo diin leh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caasha

Saturday, December 23, 2000 - 07:15 am
ASALAAMU CALEYKUM,

To:Hana
Qaladba ha igu ahaatee waan rabaa in aan wax ku iraahdo: MA WAALANTAHAY WAA MAXAY SU AALAHA AAD SOO QORTAY? Ma sidaas uun baad ku raadinaysaa NINkii aad noloshaada la qaybsan lahayd? MA KAA DHABAA?

To: AhmedDeeq,
Waan ku fahmayaa, I also learn my lesson there are ppl who are not sincere everywhere,Take care.

To: ali
Walaalkiis waa runtaa ma film hindi baa la dhigaayaa, Waalid qof wayn dharbaaxaaya.... come on get real ku dheh.

To: Yusuf
Sida aad u hadashay wacanaa, I wish it was true.

To: dhamaantiin
Ilaahay ha idin siiyo waxa aad noloshaan ka raadinaysaa, Allaha idiin fududeeyo u shaqaysiga nolosha tan ka dambaysa ee akhiro.
W/SALAAM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qalbiga Dhexdiisa

Saturday, December 23, 2000 - 09:23 am
saxiibayaal

Asalaamu caleykum
Talo

Saxiibayaal runtii in Guur lagu fikiraa waa
Arin wanaagsan oo kheyr badan,qof walbo wuxuu
raadiyo wuu helayaa,Waxaad moodaa in Dadka
badan kiisa ay raadinayaan guur bal ayku
jiraan nolol wareersan oo cabsi badan,dumarka
sidoodaba wey damac badan yihiin,ragguna wey
cabsi badan yihiin. Damac+ cabsi=Kalsooni la;aan
Hana iyo ragga la mid waa kuwaa aan soo sheegey
caasha hadalkeeda waa mid macquul ah oo la fahmi
karo, caasho haddi aan ku weydiiyo su;aal adigoo
raali ah Hooyo maad tahay ama Inan, haddii aad
gabar soomaliyeed tahay oo guur doon ah welcome
emailkeygana waa (jeceyl@yahoo.com)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AhmedDeeq

Sunday, December 24, 2000 - 08:34 pm
To Caasho: Salaan dabadeed........ Waa su'aale Adigu kuwee baad ku jirtaa? What kinda cashar ayaa baratay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wayel

Monday, December 25, 2000 - 03:09 am
TO HANA.

asalamu calaykum waraxmatulaahi wabarakatuhu.
amaa bacdu ya ukhtii jamila.
horta marka aburis illahay la'iskuma naco.
qofkana waxa la fiiriya dabeecadiisa iyo diintiisa siday dintu noo shegta.
hadaan kuu shego,waxaba laga yaba inad taqanide sidii rasulku yiri(saw)wuxu yiri dumarka waxa loo gursadaa (4) oo kala ah
1) diinteeda
2) nasabkeeda
3)malkeeda
4)iyo quruxdeeda marka Rasulku (saw)wuxu yiri ku dhag tan diinta leh intaa la soo sheegay.
Taas hadan halkaa uga baxo oo u soo labto su'alahagii waxan ka dhibanaya ra'yigayga intii il
laahay igaran siiyo.

1)haduu ibarto dharbaxo iska daye hadal xun xaataa ima quri doono.Hadiie ay dhacdo waxan ka soo qadi lahaa wiil abihi dharbaxa.
2)waxa kugu samayn lahaa waxay dhintu ka qabto.
3)waxan ku dadaali lahaa sidii ad ku qanci lahayd iyo sidii an ku qanci lahaa labadaba,ma umalaynayo inay tasi dhici dontee.
4)taasi waxay ku xirantahay meesha la jogo iyo labadeena,habayna maba shaqeyeen.
5)lacagi qiimo ma leh qofkaa ka qalisan,hadii ad u qalanto oo an ku jeclahay waan bixin lahaa.
hadii an kula kaftamo oo aan su'ashada dib u fiiriyo waxad tahay lacag doon ee nin doon matihid.waligaana ogoo dacadi ma lu'godo ama ma hungowdo,daacad ahoow diintana illaali.
iga rali ahoow hadii an erayo kuu qalimin meesha
kugu soo qoray ama kaa xanajiya.
asalamu calaykum waraxmatulaahi wabarakatuhu.
yacqub.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caasha

Monday, December 25, 2000 - 09:25 am
Asalaamu calaykum,

To:AhmedDeeq
Salaan. Casharka aan bartay waa internetka in aanan qof dambe ka baran.

To: Qalbiga Dhexdiisa
Gabar Somaliyeed waan ahay oo taas way cadahay,
guurdoona waan ahay laakiin marabo in aan internetka qof dambe ka barto oo cabsida aad sheegayso baa igu abuurantay, anyway Mahadsanid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cali

Tuesday, December 26, 2000 - 12:44 am
hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhvvvvvvvvvvvvvvvv

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

siciid yare

Tuesday, December 26, 2000 - 02:25 am
salaamulaahi calaykum

walaalo horta kuma aqaano balse waxaad u egtahay qof runsheegaysa walaal hadaan isku dayo
inaan ka jawaabo{1} su'aalahaaga horta abahaa maxaa ku kalifay inuu taas sameeyo? waa su'aal u baahan ka fiirsasho wana mawqif xaraja balse si ay xeedhana xeedho u noqoto ilkana ay u nabad galaan ayaan yeeli lahaa {2}hadadiinta waan kugu waaninlahaa horta salada ilaa intii macquula,{3} dee waan ku barilahaa sidaad ii shaafiyi lahayd {4} habeenka fasaxa waajibkaga ayaan ku wada gudilahaa {5} dee runtii waa adagtahay waayo

horta maba haysto anigu sidaas darteed dee

waxaanan haysan sideen gaadh ugu maheersanayaa

taasi waa maya

waxaad igana so xidhiidhaa hadan kuu noqdo ama wax faah faahina aad iga baahato Emailkan

wa bilaahi tawfiiiiiiiiiq nabad galyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, December 26, 2000 - 05:55 am
Somaliya cidwacan teeda kale waxaan leeyahy walaashay nin aan xiiridoonin uu san gaadada kaafurin 9 macnahedu waa ha isa soodhigin goobta cayaarta sis ,maxaa yeelay nin waliba waa cayaartow soo u never know who will be player however waxaan ulajeedaa hanoqon inantii dhaanka doontay oo tiri macluun baan ahaa soo walaashay sorry, teeda kale saaxbabday oo nimanka isku shegayana waxaan lee yahay saaxbiyaal ninkii wuxuu yiri maxay kanuugtaa maxaysana kunuugtaa so guys meeshaan waxba kumahaysaane ordoo soo qoosta had idiin xiiree ok guurku ma aha qalooc ee toos, meaning of that acossion tionamo ore latipo ok guysl ciid wacan dhaamaan gabdhaha guurdoonka ah iyo wiilasha qoosanaaya good bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hana

Tuesday, December 26, 2000 - 11:26 pm
dhamaan tiin waxaa tihiin xoolo marka wiilkaa yusuf ah laga reebo wax aad aniga naag taa idhaan taana magaran karo alla naagee iska ba ay saku waanba waa damaa ciyayaan. yusuf waxaan ku iri walaalow meen aan kaala soo xiriiro iisoo sheeg fadlan adoo raaliya waad mahad santahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shuriye

Wednesday, December 27, 2000 - 02:36 am
agaaaaaaaaaaaaaaaaaaa waxaan ku iri hanna walaal soo kaad faarax lugay noqotay hadana maad is galdiday oo hanna shaatigii ahaaa ayaad soo gashatay!!!wguwguwguwgwu

anyway anigu waxaa la yaaban gabdh jad-ka iyo forum-ka ku jirta in la hawaysanay lakiin qaali ayaad noqotay!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
salama hadaaba wan sii caraabi reerihii igu salaam

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bakayle

Wednesday, December 27, 2000 - 07:54 am
Hanooy, wallee, go,aankii waad igala hormartay waxaanse kuu hayey jawaabo kaduwan dhammaan kuwa meesha lagu soo bandhigay. Anyway if you,re real hana you got your soulmate (Yusuf), but if you,re Farah-lugey,That is why God made you this stupid,
disabled,lameman.
That is the curse of the people, (Alle kulog goo,) and don,t do othertime like that, if you don,t want the other leg to be cut.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kamaal

Thursday, December 28, 2000 - 04:08 am
oh, man you guys are crazy 4reall war inantaan mataqaan niin so why are you guys fghting over her waxaa laga yabaa inay dhagah ladayah ama ay faruurantahay ama ay jeeri tahay so waxaan indhihi lahaa this is not where were you meet people the way to people is to go out and look for it mataqaanin dadka internetka jaceyl karaadsha inay yihiin kuwa banaanka wax ka waayay
kuwa dabaaliinta ah ayaa internetka wax karaadsha rebaadiya waaxid if you guys need some help e-mail me ok i'll find a girl for you no matter where you are i'll find a girl for you in the place you live in so hadii aad cawinaad ubaahantahay E-mail Ajekis@aol.com or go out and find you a girl if you can't then ur a NERD

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

YUSUF

Friday, December 29, 2000 - 08:33 pm
Thanks Hana, you can reach me at kalifyusuf@hotmail.com and remember Hana that all these guys are nothing but animals, so keep of them so that they will no longer abuse you.

Once again, thanks for choosing me to be your future partner.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cabdiraxiim

Friday, December 29, 2000 - 10:00 pm
Abdiraxiim:
Hana waa kan ninkii aad raadinaysay,
suaasha kowaad jawaabteeda hadii aabahaa i dharbaaxo gar ayaan u dhigan lahaa adigana waan ku furi lahaa.tan labaad diinta ilaah ayaa kugu leh.maba ku guursadeen haddii aad diinta isku fiicnayn.tan sadexaad qancinta sariirta haddii aad fiilin lahayn runtii waa dhibaato laakiin waan ku bari lahaa tan afaraad habeenka fasaxa shaambayn ayaan kuu shubi lahaa oo good time ayaanwada qaadan lahayn. tan shanaad waa 10,000 waa normal waxba maaha oo waxaa ka qaalisan noloshaada. Raali iga noqo waxaan ka hadlay waxa aan ku fekerayeyoo maskaxda ku hayey. thank you .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, December 30, 2000 - 04:23 am
YUSUF YUSUF WAKE UP BRO,
YOU ARE THE ANIMAL HERE, NIN DOONAAYO IN LA DHIRBAAXO BY GABADH AABAHEED. WAKE UP BRO.
HANASE MA JIRTAA OO MA QOF NOOLBAA?
WAAN IGA QOSLISEEN HAHAHAHAHAHAHAHAHAHAAAAAHAAAAHAAAAAHAHAHAHAAAAAAAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caraale

Saturday, December 30, 2000 - 05:58 am
Walaal Hana runtii ma ogi sidaan kubuuxin karo shuruudaha aad ubaahan tahay balse, haddii aad aqlaaq tiri maybe inaan haddii aan isku kaa faansho aadan attention fiican siineynin waxaan iraahdo, balse inaan isla xiriirno ayaan isku baran karnaa, anigu lafteydu waxaan ku noolahay Virginia US, marka hadddi aad dooneyso inaad ila soo xiriirto feel free, here is may Electronic Mail caraale@hotmail.com :) :)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FILA

Sunday, January 07, 2001 - 12:56 pm
waa idin salaamay dhamaan tiin .
caasho waxaan jeclaan lahaa ianaan ku lasheekaysto ii aan kalaa hadlo dhibaatooyinka kaa soo gaartay netka. waxaa laga yaaba inay isku dhibaatooyin yahiin. marka waa jeclahay inaan su,aalo ku waydiiyo hadiii aad raali ka tahay.
waadna ku mahadsantahay.abaayo caasho halagu maqlo.sidaas iyo nabadgalyo. by fila.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil

Thursday, January 18, 2001 - 09:46 pm
hana haduu abaahaa i dharbaaxo ana dabadaan laad ka gelin lahaa,hadii aad sariirta igu qancin waysid wax i qanciyaan raadsan lahaa,10,000 dollar waligayba ma arag,diinta waa adiga iyo ilaahaga.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caasha

Friday, January 19, 2001 - 09:18 am
Asalaamu calaykum

To:FILA
Aboowe dhibaato igama soo gaarin netka laakiin been baa la ii sheegay. Wax aan wax ka bedeli karno ma aha oo waa waqti tegay, Thanks for your offer.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

$Om@L! boy

Monday, January 22, 2001 - 11:37 pm
Runti aniga anoo wax xun iga aheyn, waxaa layaabaa dadka xagan intay imaadaan rag ama dumar ka raadsada. Qof ay noloshooda laqaybsadaan. Magaalooyin waaween ayaa degantihiin. Hadii aa xagaa ka weysaan ma waxay idinla tahay inaad xagan kaheleysaan. Runti anigaa ma'ila aha. Laakin si kasto dadkaas waxaan u rajeynayaa nolol fiican iyo nasiib wanaag.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daacad

Tuesday, January 23, 2001 - 01:54 am
to.HANA
waxaan ahay midka aad raadineysid ee pls ila soo xiriir my email mchammer37@hotmail.com
good luck

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, January 23, 2001 - 07:30 am
To Casha,
Aan is barano si fiican aniyaan been kuu sheegaynine, i know this place is not the right place but hey the chance to meet somalian is now days slim, take care and write for me your mail address, my name is Wali

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amakaag

Tuesday, January 23, 2001 - 01:45 pm
To hana

Iam too late to respond your serious and the same time suspectable question, but any hw iam gonna say what i want to say.

1 Why your father would slap his futurestic son in-law? Do you consider your father very hard person who only solves problems by ill force?

2 Why your not so sure whether u will get lazy about being good islam? dont u practice islam before meeting your ideal man,?

3 Are u at some point ill? How come u r less optemistic to satisfy your future husband in bed?

Answer only these questions postively, the rest were less arguable. thank u

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mawaahib

Tuesday, January 23, 2001 - 04:35 pm
Hayaay ma sidaasaa naagaha loogu waashay waxaan ahay gabadh soo maaliyeed oo la rabta wiil shaqsiyad iyo qiimaynta imni aadiga degree ku qaatay u malay maayo inuu jiro waan jeclahay ninaan af garanayo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caasha

Wednesday, January 24, 2001 - 04:19 am
Aslaamu calaykum,

To: Anonymous/Wali,
Waan is baran karnaa si fiican, Somali waxay tiraahdaa barasho horteed ha i nicin, laakiin
emailkayga inta kuma qori karo, ee adigu xal keen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, January 24, 2001 - 06:14 am
To casha,

Ok,aniyaa xalkeenay, my email is haruun79@hotmail.com, see you then

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CARMALE

Wednesday, January 24, 2001 - 10:45 pm
HORTA HANIYEY WAAD SALAAMANTAHAY
WAXAAN U WAREEGAYAA QOLADAN KALE EE JAWAABAHA KUU SOO QORAY WAXAAN LEEYAHY HORTA HANI WAXAY KA HADHAY HABLIHII HORE EE SOOMALIYA AMA DHAQANKA HAYN JIRAY WAAYO WAXAAN KU GARTAY AF SOOMLIGA AY IDINKULA HADASHAY NIN GARTAY IDINKUMA JIRO WAYO WAXAAN ARKAY JAWAABAHA AAD UGU JAWAABTEEN MA AHA KUWAY DOONAYSAY WAXAADSE GARNDOONTA MARKAN TAN IDIIN SHEEGO
GABDHIHII HORE EE SOOMALIYA MARKA NIN U YIMAADO OO DONO IN UU SHUKANSADE WAY IMTIXAAMI JIREEN WAXAANA KA MID AHAA IMTIXAANADAA KUWAN
NINKU WUXUU KU ORANAYAA GABDHA ASLAMU CALYKUM WAY UGA JAWAABAYSAA WUXUU ORANAYA WAXAAN U IMI HAASAAWE HALKAN WAXAY ORAN WAA HADII AAD SU AALAHAN KA JAWAABTID HADII KALESE INA KALA KAXAY WUXUU ORAN JIRAY SOODAA WAXAY ORAN JIRTAY SIADAN 1-MAXAA KAASOO HOREEYAY 2-MAXAA KU HAREER SOCDA 3-MAXAA KAA DANBEEYA 4- MAXAA KU DUL TAAGAN
AFARTA MARKA UU KA JAWAABO AYUU ORAN JIRAY HAYE
MARKASEY ORAN JIRTAY KA WARAN HADAN KU IRAAHDO DHULKA LAAB MARKAASU ORANAYA WAA FUDUDAHAY MARKAASAY ORANAYSAA KA WARAN HADAAN KU IRAAHDO DHAGAXAN SOOH(AMA TIDIC) (waxaa laga yaaba in aanay afsoomaligan waa wayn dadku qaybtii fahmin laakiin waan sharixi)WUXUU ORANAYAA WAA FUDUDATAHAY
KUWAAS AYEEY KA HADHAY HANI WAXAANA KU LEEYAHY MID KULA FAHMAYA WAXAAD KA HADLAYSO ILAAHAY HA KU SIIYO
N.B JAWAABAHA HADII LAYGA SOO CODSADO WAAN KA JAAWBI
MAGACYAGA WAXAA LA YIRAAHDAA (CARMALE)
WAKHTI WANAAGSAN OO WACAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saylac

Thursday, February 01, 2001 - 03:08 am
hana waad salaaxan tahay waxaad tahay maqaani
waxaan ku weey diinaya abaha sidee buu nin kaaga
udhar baaxaya wale saan feedh iyo laad ugu wado
in dad weenuhu dhihi lahaayeen filim hindi ayaa
lagu jarayaa meeshaan

Ina Cabidilaahi Xasan

Thursday, February 01, 2001 - 11:58 am
Salaan,

Carmaleey ka waran hayaynu isu gabayno..lol walee faacayga baad tahee..lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MOHAMED

Monday, February 05, 2001 - 05:23 am
TÖ HANA WAAN KA SALAAMAY SALAAN HANA DHALIN
YARADA SOMALIYED OO MEESHA AAN WAXBA KU SOQORIN
AYAD CEESAY HANA KUGU DAYAN MAAYO BALSE
WAXAAN KU RAJEENAYA GUUL WAXAAN KUGU XUSH
MEENAYA MADAMA GABAR SOOMALI AH AAD TAHA DAY
HAKUU MACAANAATO QORE MOHAMED SAID

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muday

Monday, February 05, 2001 - 07:12 am
SALAM KA DIB HANAN SU>AALAHAAGA JAWAABTOODA WAA TANAA AABAHAA HADDII UIDURBAAXO FEER AYAA JAWAABTU TAHAY HADDII AAD DINTA KA LEEXATO CIQAABTA ILLAAH BAA LEH HADDII MEHERKAAGU UU KA BADANYAHAY QAALIN GEEL AH NAAG KULA JIIFATO RADSO WAXAA IGA LA SOO XIRERTAA MEESHAAN MAHMAAH BEEN MAA BEGMEESO BAAQULI MAA BADBADAAYO BUN DHALAAYO MUDAY

QANCIYE44

Monday, February 05, 2001 - 07:16 am
TO HANA. inaabti wan ku alaamayaa marka hora waxaana kala soohadlayaa( BURCO TOGDHEER) hadii aadtaqaano weeye
hadii kale dhibaato male ,
enternetkaan isticmalayaa waa lacag .
waxana igu kelifey raga sidaa aad u galayo .
adigu suáal ? raga maxaad kataqaanaa inaabti
maxaase idhigaya meesha aabahaa uu ku dhirbaaxaayo raga. maka hore maxaa inalayaa iga dhigay marka hore inta aadan waydiin inamada suáal adigu naftaada kasheekee waxaad tahay sida aad ugtahay waxaad barato .
sanadkan maanta ah ma eego gabadhu hadii aynan sida (JENNIFER LOPEZ ) JIDH KEE DOO KALE AYNA LAHAYN oo ayana RUXMAY.
dhibaato male suáalahaaga kale waxaba sariirtaan kugu barikaraa .
wax raga layidhaahdana oobaro inaabi
ASLAAMU CALAYKUM WA RAXMA TU LAAAHI WABARAKAATO

WAA INOOYO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali

Monday, February 05, 2001 - 07:26 am
TO NINKA NAYIDHAADO YUUSUF ,
SXB SALAAN MARKA HORE
MARKA XIGA SXB MAXAA KU GU KELIFAYA INLAGU DHIRBAAXO . WAXAAN U MALEELAYAA WAY JIRAAN BAALAYIDHI LAKIIN SE MAN ARAG MA WAXAD KA MIDTAHAY RAGA LAYIDHI war maku yaalaa uun baa sheekadaadu sxb .
waan ku fahmay in aad iskaga daadisaad doonay saa
ilahay hakuu barakeeyo hadii aad sidaas rabto,,
marba sidii xolaha halaska kaagiito
nin lagu eexdow haseexan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fahad

Monday, March 26, 2001 - 12:18 am
tö casha shekadada ayaan u baa hanahay xage
aan kagala soo xiriiraa lasoo bood