Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Feb. 2, 2001): Aawaya gabdhihii wanaagsanaa ee soomaaliyeedfadlan ila soo xariira waa nin raba inuu meeshaan gabar ka guursado
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guurdoon

Wednesday, December 20, 2000 - 07:41 am
walaalayaal waa idin salaamay waa wiil soomaliyeed oo raba inuu gabar uu guursado halkaan ka hello ee fadlan haddii uu damac ku jirro ila soo xiriir haddii alle idmo waan kula soo xiriirayaa sharuud la'aan ayaan is qaabilaynaa haddii alle idmo.
inshaa'allah
fadlan qofkii awodo ii reeb emailkaaga waa kula soo xiriirayaa haddii alle idmo.
alxaaji

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, December 22, 2000 - 06:23 am
SALAMU CALEYKUM
GUURDOON ABOOWE SALAANTAAS QIIMAHA LEH KADIB
SI FIICAN ISKUMA AADAN SOO SHARAXIN SIDA MEESHA AAD JOOGTO DA'DAADA WAXA AAD QABATOO.SI FIICAN ISKU SOO FAH-FAAHI.
MUNA-CADEY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SamSam

Friday, December 22, 2000 - 01:48 pm
To Guurdoon
Asalamu Caleykum
Salaan Qiimo leh Ka bacdi Hadey taa dacad kaa tahay walaal igala soo xiriir E-mailkeyga oo Ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SamSam

Friday, December 22, 2000 - 01:50 pm
I forget To put My e-mail
Cadceed2001@yahoo.com