Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Feb. 2, 2001): Gargaar deg deg ah
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jjj

Wednesday, December 20, 2000 - 09:05 am
s/c
waxaan ahay wiil soomaaliyeed oo uu waqtigu hayo waxaan joogaa siiriya oo ay igu haysato dhibaato xoog leh.
waxaana jeclaan lahaa in aan u dhoofo yurub ama america .
ma jirtaa gabar soomaaliyeed oo i caawin karta xaas ahaana igu geyn karta yurub ama america.
magacayga waa
j.j.j. oo macnaheedu yahay joog jamaal iyo jareer.
sidaa iyo gargaar wanaagsan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, December 22, 2000 - 08:34 am
dawlad baa dhalataya ku noqo waddankaagii.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sis Denmark

Friday, January 12, 2001 - 02:27 am
Hi jjj
abowe macaan waax ma ku sheega oo adigana ku fiican
1) somaliaya aa nabaad ka dhalaatay,dalkaga waax kaga ficaan maleehan " Heewad waxaa ku leedahay dhuulkaga hooyo waana lama huraan ne hagarli waax ugu qaboo! .

2) waxaa la arkay rag badaan oo intii lakeenay ,Beerta galaay amaa alkuliiste ee noqdeen amaa ragga xuun xuun ee dadki uu bateen marka meeshada aa ku fiican .

3) markii yurub nila keeno,oo 4 nr iyo bank araagtan waaba kibreeysan marka somalia iska nooqo intii caraabta nixuungin ,maxaa yeelay caraab qof iska dhafee Arii laguma amiini karo, waa shaxariiyin.
abowe waa kay aniga koleey fixradeyda
byee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gadiid

Thursday, January 18, 2001 - 07:36 am
aniga waxay igu haysataa ruushka
markaa waxa raadinyaa ama aan idinka codsan lahaa
in aan hello gabar degan engiriiska oo khayr qabta ah ana waxan balan ugu qaadayaa in aanan waligeed laguursan intay nooshahay
hadii gabar sidaas ahi jirto pleease emailkaaga ii dhaaf
waad salaaman tihiin dhamaan