Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Feb. 2, 2001): Aqayaarta waxaa i jejebiyey jacelyl ee daawo ma leeyahay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, December 21, 2000 - 12:10 pm
Gabar aan jeclaa baa iga jejebisey waxey igu beratey jaceyl hadana iiga baxdey oo igu noqotey materialstitic "i tiri hadaadan ii tumeyn kulama aqalgelayo" waxaana arintaa ka danbeeyey qaraabadeda oo naga dhex shaqeeyey ????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayaan

Friday, December 22, 2000 - 02:01 am
aboowe waxaan ku leyahay maxaad ula hadli weyday hadad weli wax laga qabaan karo mise waxba lagama qaban karo hadii waxba laga qaban karin waxan ku dhihi lahaa ka soco oo nolol cusub gal maxaa yelay dunida way ka buxaan gabdho la mid ah midas inaksto an ogahay inu jaceylka yahay wax aan la ilawin karin laakin aboowe ogow inay ta tahay noloshada iyo mustaqbalkaga oo dhan inad ka socotid oo nolol cusub subisatid hadii ilahay ka dhigin inaad calaf isku yelataan.

sidaas ayaan ku dhhi lahaa waxaan aka xumahay arintaa kugu dhacday waxaana ku rajeyn donaa inad heshid mid ta ka ficaaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shiikho wareersan

Friday, December 22, 2000 - 01:14 pm
iyaa adi ayaan meelkasto maiiga horeysaa? Wax gaadleetahay waxna mahaysid kaalay anakaa salaada iskudhooranayno