We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
| | Sunday, December 24, 2000 - 04:33 pm Waxaan ahay wiil 30jir ah,yurub muddo soo joogay,imikana dagan USA.Waxaan raadinayaa gabadh aan isbarano oo daacad ah.waa inaad dabeecad fiicantahay,ixtiraam leedahay and good looking. hadii aad intaa leedahay aadna intrest igu tahay please igala soo xiriir emailka abullo3@hotmail.com
|
| | Tuesday, January 23, 2001 - 09:50 am abdirisak waa lagu salaamay, adigu horta sideed u egtahay bal is sharax.
|
| | Tuesday, January 23, 2001 - 12:59 pm suleeg...abaayo adi kaama helin yaa,ee iga leexo, ma fahantay
|
| | Wednesday, January 24, 2001 - 12:52 am Abdirisak, walaalo waxaan jecelahay in aan kula soo xidhiidho waxaan leeyahay inta aad kor ku soo sheegtay, waxaan daganahay Somalia, ee raali miyaad ka tahay in aan kula soo xidhiidho? Nolal wacan A/risak
|
| | Sunday, February 04, 2001 - 02:20 pm to; Shankaroon shankaroon waad ila soo xiriiri kartaaa,sababta aan meesha ugu qoray emailkan weeyaan, so go ahead
|