Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Feb. 2, 2001): Warhooy Wiilal iyo Gabdhoow ilaahiin Kabaqa !!!!!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Duraan

Friday, January 05, 2001 - 04:37 am
Waa idin Salaamay Dhamaantiin Salaan ka bacdi.. Waxaan la yaabay sida loo wada hadlaayo iyo Waxyaabaha lagu hadalaayo War ilaaheey ka baqa oo isku xishooda,, haddii Wax ey Run idinka tahay wixiina tartiib u dhameesto Aniga ma aaminsano qof meeshaan laga baafiyay la yiri Waxaan rabaa Gabar naas Weeyn iyo Wiil waxaan rabaa side iyo sidaa ah oo hadana Daacad isku eh ...
Waxaas been waaye
ee ilaahiina ka baqa