Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Feb. 2, 2001): MA DHALATAY 19 NOVEMBER?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NAJIB

Saturday, January 06, 2001 - 03:18 pm
WAXAAN AHAY WIIL WALAALKAA AH OO RAADINAAYA GABAR AAN ISKU WAQTI DHALANAY ADIGA GOORMEE DHALATAY SANADKEESE MA TAHAY GABAR RUN AY KA TAHAY ISBARASHADA ILA SOO XIRIIR FADLAN
NB:WIILASHA FADLAN HAKU QORINA RAYIGIINA WAA GABDHAHA KALIYA PLZ
NAJIB

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AMINO

Wednesday, January 24, 2001 - 06:02 am
SIXIROOLE AYAAD TAHAY!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NAJIB

Monday, January 29, 2001 - 12:38 pm
TO:AMINO
ABAAYO MARKA HORE SALAAN DADKA KADIB WAXAAD DOONTO QOR! LAAKIIN WAXA FOOLXUMO AH INAAD SIXIROOLE IYO WAXAAN JIRIN IGU TILMAAMTO.
SIKASTABA WALAASHAY GAFTAY AYAA TAHAY I FORGIVE U SIS
MARDANBE LAAKIIN WAX HAKU QORIN HALKAN ADIGOO M/SAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ismail H.

Monday, February 05, 2001 - 09:18 pm
Damn, and another one....LOOOOL