We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
| | Sunday, January 07, 2001 - 10:39 pm Waxaan raadinaa gabdhihii quruxda badnaa ee dhoobeeyda laga heli jiray, waa ineey ahaataa Jareer (shiidle,mushungili ama reer Shabeele)' ma rabo gabar jileeec ah ama somali faradheer ah ( sorry i will not accept jileec, lama goodle or somali caadi girls). waxaan ahay wiil Jareer ah oo reer Jeerroow iyo Jammaame ah oo dheer waana xooganahay, waxaana degganahay USA, shaqo fiicanna waan haaystaa. Sisters please leave your E-mail , i will contact you. Ali jamaame
|
| | Friday, January 19, 2001 - 01:44 am Duqa intee ka raadineysaa gabdha jareerka ah bal sheeq,adigase maxaad tahay haddii lagaa helo faahfaahin dheeraad ah waa laguu hayaa gabar jareer ah oo MUKI ah oo tin iyo cirb ku dhaqaajiso. la soo xirriir. hamaada@yahoo.com
|