We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
| | Monday, January 08, 2001 - 03:43 am waxaan jec laan laha in aan barto hablaheena soo maaliyeed oo naxariista badan oo wanaaga badan oo aanahay isku dhiig. la soo xiriir email. mhamed70@hotmail.com
|
| | Monday, January 08, 2001 - 04:59 am Hi mahadsanid walaalkiis waa ku salamay salaan kadib waa ku mahadsan tahay amaanta aad na amaantahay Thanks Su,aal ??? Intee ku ugaatay in aab naxariis badaan nahay ? Wee dhaacda in ee jiraan laakin somali naxariisata !! iga soo jawaaaaaaaaaaaaab Jawaab botooole Najma
|
| | Tuesday, January 09, 2001 - 09:17 pm Walaashiis waad ku mahadsantahay. jawaab. horta waxaan u malaynayaa in ay hablaha soomaaliyeed ay naxariistaan sabab too ah anagoo dhan waxaa nagu ladhalay naxariis haday jirin naxariis. manala arkeen oo hooyo iyo aabooyinkeena oo dhan way isku naxariisan jireen. su.aal. waxaan ku waydiinayaa sida aad meesha ku xustay. oo hablaha soomaaliyeed naxariis maleh miyaa..iyo waa maxay bootoole ma aniga ayaa eh bootoole mise adiga. bye mhamed........
|
| | Wednesday, January 10, 2001 - 05:24 am hello mhamed walaal waxaan ku waydiinayaa maxaad ula jeedaa barashada gabdhaha naxariista leh. anoo ula jeeda taas in qofkasta uu kuula sheekesan karo si da ugu naxariista badan. dhicikartana in uu yahay qofka ugu dabeecada xun. sidaa daraadeedayaan ku leeyahay walaal iska iloow arinkaa barasho ee cidlada ah. mida kale barashadu waxay igu wanaagsantahay dumarka kugu la nool meeshaad ku nooshahay aad na garanaysid how they act, treat you as a good way also you can understand what makes happy or sad what they like how caring they are and honest but same one you dont know doesn't make you happy besides this year is 01 you have to change, younot akid any more think and control what you whan to say before you say.that is what i wanted to share with you.by and beace
|
| | Wednesday, January 10, 2001 - 12:39 pm one of the somalian girls. Abaayadiis wiilka wuxuu kuweydiiyey suaal fudud oo qofkasta kajawaabikaro. Marka abaayadiis ruux naxariis leh hadaadan aheyn waxba hakula darsan. Waalaga fiicanyahay inaad qof biniaadan ah suaal kuweydiiyey inaad wayo arag iska dhigtid. Mida kale dumarka qurbaha jooga iney jecelyahiin ninka xumeeya necebyahiin midka miskiinka ah oo u adeega. Aniga waxaankudhihi dumar beenbaa lagu aqal galiyaa runtana waaguladhaqmaa.
|
| | Saturday, January 13, 2001 - 07:40 am one of the somali girls. waad ku mahad santahay su.aasha aad i waydiisay su.aal kadib waxaan ula jeedaa hablaha naxariista hablaheena soomaaliyeed ee naxariista. qofka aad sheegaysit oo iska dhigaya in uu naxariisanayo ama dabeecad fiicanyahay qofwalba waad baran kartaa waad fahmi kartaa. dabeecadana lamahelo oo waxaad arkee qofdabeecad xun iyo qof dabeecad fiican.... oo waxaad ku kala saari kartaa. barashada... tankale waxaa laga yaabaa in aadan kaheli oo aad kahelin hablaha kula nool oo aad ka heshid hablaha ku nool dibada... taa ma dhicikarta miyaa? midakale qofka oo iga farxinayaa waa qof aan is fahamnay..oo aan is afgaranay.. waad ku mahad santahay su.aasha bye mhamed
|