Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Feb. 2, 2001): Waxaan radinayaa daad yoonisyada ah :)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

madiino

Tuesday, January 09, 2001 - 04:35 am
Asalaamu caleykum

Waxaan manta arkay meshaan ibrashada furan marka waxaan jelceestay in an karaadiyoo daad yoonisyada ah waa qolada wacbuudhan abgaal ka mid ah waligeey lama kulmiid qof ah marka hadaa tahay ila soo xirii walaal walaasha oo idin leh barashoo wanaagsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daahir

Tuesday, January 09, 2001 - 11:53 am
Madiino

Walaal aniga ayaa eh yoonisyada ahna nin tolkiisa iyo dadkiisa jecel ee intee walaal kaalasooxiriiraa bal soosheeg meeshii aan kawada xiriirilaheyn

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fooseey

Friday, January 12, 2001 - 08:46 am
To madiino

Abaayo waan ku salaanmay marka hore,
abaayo an ku barano maxuma ee intee joogtaa
intee lagaa heli karaa email soo qor si an kula soo xiriirno?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

madiino

Friday, January 12, 2001 - 02:18 pm
Asalaamu caleeykum

walaalheey waan salamantihiin
wana ku mahad santihiin sidaa wanagsan oo ad igu so jawaabteen,
Daahir aboowe hadaad rabto in an kula soo xiriiro emailkaga i dhaaf aniga ku soo diraayo email as soon as an helo kaga
Abaayo fooseey adigane sidoo kalee macanteey baraso wacaan waa mahadsantihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amina

Friday, January 12, 2001 - 02:43 pm
walaaleey Madiino Maxaad ku diidey inaad sheegto
meeshaad joogto waxaan kuu sheegaa inaadan rabin barasho ee aad wax kale u danleedahey hana iga xumaan maxaa yeeley aniga waxaan ahey galmaax yoonis hadaad taqaano sidaas daraadeed ayaan jecleestey inaan kuu soo jawaabo.
magaceyga waa Amina ee barasho fiicacan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

madiino

Saturday, January 13, 2001 - 05:27 am
Asalaamu caleykum

Abaayo amina see ka noqotay macaaneey walaahi dacad aye iga tahay waligeey ma baran qof yoonisyada ad oo yurub hooga waxaan yoonisyada ka arkar kaliyah abaheey iyo walalihiis waxaan marka ranaa in an bartoo shalin yaroo ah cideyda,
ad ayaana ugu faraxsanahay maanta in an helay dad walalaheey ah oo i soo jawabay marka waa kana
rali iga noqdaa aniga qaldamay waxeey aheed in an is soo sheego walalaheey aniga waxaan joogaa sweden magaceeyga waa ilhan da deeyda waa 20 jir
ardayad iskol ayaan dhigtaa marka qoftii rabta in ay i barato walaaltinimo wellcome ad ayan u raba ain an bartoo dadkeeyga waxaan ahay qof weyn oo dadakeeda qofna ka aqoon
waxaa idinka sugaa jawaad waa mahadsantihiin

igala soo xiriira emailkeyga oo ah. ilhan_hassan@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amina

Saturday, January 13, 2001 - 02:21 pm
Abaayo madiino waa ku salaamey marka xiga waxaan
ku dhihi lahaa ilaaheey ka baq oo labada magac aad is dhaafineeysid iska daa sidaad sheegtey yoonisyada ayaad tahay qofna ka ma taqaanid waa
cajiib tankale aabahaa walaalo iyo ilmoadeero ma laheyn waxaad ii soo sheegtaa halkaad ku barbaartey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

madiino

Sunday, January 14, 2001 - 03:35 am
To:amina

Abaayo amina waan ku salamay marka hore
marka xigta wan u jeeda in adaan i amineeynin,
Hadaan ku sheego sababta i keentay in an baran waayo cideeyda somali waxaan kasoo tagay anigoo yar 92 cid iyo waxasna shaqo kuma laheen oo hada xitaa abahey ilama joogo sweden oo somali ayuu jiraa hooyadeey ayaa ila joogta oo abaheey kala tageen oo nin kalee qaboo ayaa ila joojta meshaan sidaas ayaan ku baran wayaya dadkeeyga abaayo i amiin been kuma sheegayi runteyda waaye.
Amina adiga intee joogta oo ku noshahay i soo sheeg walasheey.