Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Feb. 2, 2001): Wiil Aad u Buuran Oo Gabadh Buuran Doonaya
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Am Serious

Friday, January 12, 2001 - 03:55 am
Dhalinyaro Waxaan ahay Wiil Buuran, markaa waxaan jeclaaday in aan guursado, waxaana igu atkaatay in aan helo gabadh ila mid ah.......waayo way adaktahay in aan isguursano gabadh dhuuban,
Markaa wax caawimo ah ma la iifidinkaraa.
Wiilashuna way ila soo socod siin karaan hadii ay yaqaanaan ama ay arkaan gabdh buuran....Cayna iga ma aha..waxaan u hadlayaa run............