We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections: 
 
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections: 
 
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
|   |   Monday, January 15, 2001 - 08:56 am  waxaan ahay wiil reer balcad jooga yurub waxaan radinayaa gabar reer balcad oo sheekaysano hadii aan is kahelnana aan dhameysano hadii kalena aan ula xiriiiiiiro si walaaltinimo ah ok byeeeeeeeeeeeeee 
  |  
|   |   Monday, January 15, 2001 - 09:02 am  waxaan ahay wiil reer balcad hadii aad tahay gabar reer balcad ila soo xiriir hadii aan iska helno waan dhamaysanaynaa ok byeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee 
  |  
|   |   Friday, January 19, 2001 - 01:39 am  wallaal sallaan ka dib, waxaan ahay Gabar areer balcad ah oo runtii si aada u soo dhaweyso dhamaan reer balcadka Jowhar-na waan deganaan jirnay, haddase waxaan deganahay Holland, waxaa la i yiraahdaa Zahruja. igala soo xirriir E-mail kaan zahruja@excite.com 
  |  
|   |   Tuesday, January 23, 2001 - 02:57 pm  FAYSAL WALAAL INTEE BALCAD KA DEGANEED 
  |  
|   |   Wednesday, January 24, 2001 - 07:35 am  waxaan daganaa xaafada halgan misaajidka wayn akteesa 
  |