Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Feb. 2, 2001): Waxaan rabaa gabar Caqli badan leh
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, January 15, 2001 - 05:53 pm
Waxaad doonto ahow mid fool xumow , mid reerkooda la yaso, xataa,laakiin ma leedahay masakax furfuran oo qaadan karta wixii macquul ah, ma fakari kartaa kaligaa iyadoon aan waxba laguu sheegin, Ha u qaadan inaan xiisayn quruxdaada iyo reerkaad ka timid toona, laakiin qofka aad adi tahay. I mean business, busniness is a business ok, no joke ok? Igala soo xariir haruun79@hotmail.com