Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Feb. 2, 2001): WAXAAN RAADINAYAA GABAR MAREEXAAN AH
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xidig

Wednesday, January 17, 2001 - 11:00 am
waan idin salaamay gabdhaha gayaangeey gaar ahaan gabdhaha mareexaan meel walbo oo ay kusugan yihiin,salaan kadib waxaan ahay wiil dhalinyaro
magacaygu waa Xidig
waxaan jiraa 26 sano
Degan Denmark waxaan ahay nin wax bartay waxaan haystaa shaqo wanaagsan,intaas kadib waxaan ubaahnahay Gabar mareexaan oo daacad ah diinta kudhaqanto asluub wanaagsan isku filan oo ah qof waxbaratay,amaba waxbaranayso,hadii aad tahay qofkaan kadhalayo please emailkayga waakan ee iisoo jawaab thanks all

Xidig100@hotmail.com

bye all sisters

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Istar

Thursday, January 18, 2001 - 07:15 am
aboowe waan kusalaamy waxaaba tahay midkaan raadinayay anigana waxaan kula joogaa Denmark marka email baan kuusoo dirayaa

ee sidaas iyo nabad gelyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabar_dineah

Monday, February 12, 2001 - 02:40 am
abawe waxaa maqley inaad meesha aad waxba ku heyn oolagu jaaj kareeyo marka waxaan maqli jirey raga adaa kale waxey raad san jirey habrah hawiye oo canda lo'da leh ee gabar mareexan fudeet kan lau ma helo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fartun

Monday, February 19, 2001 - 06:46 am
To. gabar diini ah
waad mahad santahay abaayo, waxaana kuu mahad celinayo all gabdhaha mareexaan oo dhan saas baan kugu ognahay waligaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muhiim

Tuesday, February 27, 2001 - 02:00 pm
gabdaha WIIS SWASAJAN.mamma ska knöla andra Mammor
När barnen dör knölar dom med killar.GUD är bäst i
värden