Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Feb. 2, 2001): Waxaan raadinayaa gabar dagan waqoooyiga norway oo dhaxanta iga celiso
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fu,ad

Thursday, January 18, 2001 - 06:28 am
hadii aad tahay gabar dagan waqooyiga norway oo danaynaysa inay barato wiil sidoo kale asagana joogo waqooyiga norway fadlan ii soo sheeek ok byeeeeeeeeeeee hadii aad saaxib gabar ah leeda hayna iyadana waalaqaabilaa iskaaaabulada waa badan tahay dhaxan ayaana hayso ok byeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LYSAKER

Friday, January 19, 2001 - 02:38 am
waryaa fuuad baal ee warran ku gartay ee maa tasa ku dhambisii yaa meshoo maa daxan badanthay yaa oo sharcigii maa qadatay yaa??