Skip to main content

.

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Feb. 2, 2001): Heede, maxaa kuligiin qabiiliistayaal idinka wada dhigay??
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Boss

Thursday, January 18, 2001 - 07:56 am
akhyaareey maxey aheyd sidani???
gaber reer hebela ama wiil reer hebel ah ayaa-
lagu wada hayaahe!! maanu is dhaxgalno dhamaanteen
coz we all one familly, right??????????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Leyli

Thursday, January 18, 2001 - 05:48 pm
You are bloody right man!!

But am afraid we can NOT do that. It is more premative but it is saver in here in layku "habarwacdo".

Leyli

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qubqac

Friday, January 19, 2001 - 07:04 am
heeey sida hala isku dhaamo , young ganatation haday qabiil sii wadaan maxaad moodaa odayaashii wadanka qasayay heey... sida hala la isku dhaamo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

$Om@L! boy

Monday, January 22, 2001 - 09:49 am
Boss horta nin waxaa tahay nin rageedi ah. Ta labaad soomaali waligood qabyaalad kabixi mayso.
Lafaha iyo wadnaha ayey kaga jirtaa. Ayaga ayaa arki doono mashaakil keeda.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

$Om@L! boy

Monday, January 22, 2001 - 09:50 am
Boss horta waxaa tahay nin rageedi ah. Ta labaad soomaali waligood qabyaalad kabixi mayso.