We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
| | Monday, January 22, 2001 - 11:10 pm tufaax-waxaan ahay gabadh soomaaliyeed oo rabta. ama raadinaysa[wiil soomaaliyeed qabiilkuudoono ha ahaado.but never be qaldaan.and i dont care how poor or wealth he is love is+love.laakiin waa in yahay nin reer dhaqan kara[diintuna waa talaabada ugu horaysa oo uu reer muslim ah ka aas aasmo.no smoke and no jaad.wixii intaa ka soo hadha.we can solve it to gether my email is tuf234@aol.com
|
| | Tuesday, January 23, 2001 - 12:56 am waa ladonayaa gabar saa uhadash baryahaanba waaladonayay maxaa udiaday gabdhaha somaliyed sas wax waa lugulaqabanaya gur wax ladonayo wanalaraadinaya wax nahay wil somaliah oodonayagabarsomali ah waxana daganaha wadamada yurub hadaba wax an islaqabano
|
| | Tuesday, January 23, 2001 - 08:07 pm tufaax-faisal.inaadeer waxa aan ku iri .you dont live all ama yurub oo dhan but i think you are too many faisalis so be only one so you can get your dream...............
|
| | Tuesday, January 23, 2001 - 11:51 pm to Tufaax Iyada oo aan heen kaftan iyo ciyaar, sidee baan ku ogaan karaa inaad tahay gabar daacad u ah inay guursato. Tan waxan ulajeedaa beryan waxaa batay dad isaga soo qora hadalada internetka iskana dhiga inay yihiin dad daacad ah, kadibna markaad istiraahdid kala xiriir e-mailkoodu uunoqdo mid aanba jirin ama aadan wax jawaab ah ba aadan kahelin. Markaa tufaaxeey, ina adeer sidaabaan u ogaankaraa inaadtahay waxa aad shaganaysid ama aan isku barankaraa. Ha uqaadan kaftan ama aflagaado sidaas iyo xiriirfiican
|
| | Wednesday, January 24, 2001 - 06:26 pm Salamu calaykum waraxmatulaah intaa kadib saxiiba yaal waxa aan aad ugu faraxsanahay sheekada fiican ee idiin socota laakin waxaan aan kaxumahay in aan ilaa iyo hada aanan garaneyn wadamada aad ku kala nooshihiin. Tufaax xagee ku nooshahay?
|
| | Thursday, January 25, 2001 - 11:56 pm tufaax-asalaamu calaykum warax matulaahi wabarakaatu to all of you who responded my.......after that -basher waxaan ku leeyahay hadii aad rabto in aad ila soo xiriirtid feel free my email is[tuf234@aol.com] ducaysane-if you need to now wher.i.live.i.live in minneapolis[mn.usa] sidaa iyo amaano allaah
|
| | Sunday, January 28, 2001 - 11:11 am to tufaax fadalan dadka been ha u sheegin, e-mailkaagan maba ahan mid jira ee dadka ka daa beenta aad ku walaaqeeysid eed leedahay waxaan ahay guur doon...
|
| | Sunday, January 28, 2001 - 09:03 pm From Daud I dont trust girls post their email adress and personal add, Am not saying,they dont exisist or left-overs whatsoever, it is my personal habbit not to believe them. Tufaax, dont get me wrong sis, This is getting a crazy and ellusive world.
|