Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Feb. 2, 2001): WAXAAN RABAA GABADH SOOMAALIYAA OO ORIDAYDA NOQOTA AMABA AAN GUURSADO GABADHAASI WAA IANAY SHARDIGA KOOWAAD NOQOTAA ( DOQON AMABA WAXA LOO YAQAAN NACAS)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, January 24, 2001 - 09:51 am
Walaal dhamaan waxaan u sheegayaa inaan si xaqiiqaa idiin lahadlayo runtii waxaad aragteena waa iaga run shuruudaa aan soo sheegayna habigaygaa ah marka walaalayaal gabadhii isku tuhunsan inay nacas tahay xagayga ha soo aado anaa u diyaaraa waxaanan uga balan qaadayaa ianay ahaato gabadha soomaali ugu qiimaha badan uguna faxada badan intay ila nooshahayna isheedu inayna wax xumanaa arag ayaan uga balan qaadayaa- sababta aan ku doonayo qoftaa astaantaa lehna waa mid aniga ii qarsoon hana isku daalinina inaan i diinsheego kolay soomalai baad tihiinoo hadaad i waydiinaysaan sababta dhalisay arintaa sababtoo ah madoonayo qofta aan doonayo inaan ku sii talax tago tii i doonaysaa ha igala soo xidhiidho e-maylkan hoos ku xusan!

my email- xiinfaniin@hotmail.com

bye bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, January 24, 2001 - 10:23 am
LAGU WAYDIIN MAAYO WAAYO SABATU WAA CADAHAY NACAS WUXUU RAADIYAA DOQON