Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Feb. 2, 2001): Waa gabadh soomaaliyeed oo leh qabiil iyo jacayl meel mawadagalaan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sawda

Friday, January 26, 2001 - 12:13 am
sawda-waxa iga yaabiyay wax yaalaha farum ka ku qoran oo lays ku baadi goobayo[qabiil]sidaa daraa deed waxa aan rabaa in aan ogaado in qofkii dookhaagu kahelo oo nasab ah oo diin leh aad guursanaysid iyo qof qabiil kaaga ah kama hadlaayo qofkii caashaq digaag khabo i mean truelylover waxa ay su aashu utaal qofko rabo in uu reer uu jecel yahay dhiso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MIDGAAN

Friday, January 26, 2001 - 02:59 am
TO: SAWDA HORTA ARIN TAA SOO BANDHIGTAY WAA ARIN FII CAN QOF WALBANA WUXUU RABO HALHAN KA KU SOO QORO LAAKIIN UMA LAYN MAHAYO QOFNA QOF UU KA HELAY INUU QABIIL UGA TAGAYO LAKIIN HALWAX HADAAN KUWAY DIIYO MARKAA TIRI NASAB MA OGTAHAY DAD KALE OO SOOMAALIYEED INAAD KATAGTAY OO TAA MIC NEHEEDU TAHAY ADIGA LAFTIR KAAGA BAABA QABIILKII DADKA AAD KAWAA NINAYSAY KU DHAQMAYA WASA LAAMU CALAYKUM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sawda

Friday, January 26, 2001 - 11:03 pm
sawda-midgaan-walaal iam very very sorry in dad soomaaliyeed wax u dhimo.igana raali noqo-hada ayaan rabaa in aan qaladkii aan qoray saxo markaa su aashu waa qofka aad jece shahay maku dayn lahayd qabiil.shaq si ahaan anigu dookhay gu waa dhamaan wiilasha soomaaliyeed wiil kii aan iska helo oo aanan ku dooranayn qabiil.diin se haa.lakiin qabiil waxa aan u akhaan sidu[ allaah]ugu sheegay quraanka oo ah in laysku akhoonsado.ka [alle agtiisa ugu dhaw ama ugu fiican in uu yahay ninka u taqwada badan.midgaana waxa aan u akhaan qofkii janada laga waayo.oo awaamiirta [alle ka leexda sidaa iyo nabad galyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hamednassir

Thursday, February 01, 2001 - 05:47 pm
walaal aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay maxaa yeelay waxaan ka helay sida aad u hadashay ee qiimaha leh walaal maxaa yeelay waxaad tidhi laba shay meel mawada galaan jacayl iyo qabiil runtaana weeye walaal oo jacayl mayaqaano qabiil walaal aad iyo aadna waad u mahadsantahay walaaladakale ee soomaaliyeedna waxaan odhanlahaa walaalayaal iska daaya qabiil waaka ina dhigay halkaa aan fadhino maantee oo ka waantooba walaalayaal gidigiin qofki raba in uu raadiyo qof ay wada noolaadaan haku raadiyo diinta ilahay walaalayaal waxaan lahadlayaa gidi soomali oodhan inta ku jirtaa halkan aan ku wada sheekaysano walaalayaal iyo ilmaadeerayaal iska daaya qabiilka iyo qudhunka oo ilahay ka baqa wanaanka baxayaa ee hadii aad hadalkayga aad u aragtaan qalad iga raali noqda gidigiin walaalayaal asalamucalaykum waraxmatulaahi wabarakaatu