Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Archive (Before Feb. 2, 2001): Matahay gabar wadaada?..............that is WADAAD AH!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hamze

Sunday, January 28, 2001 - 06:19 am
Asalamun Calykum,

Waxaan u malaynayaa inay baryahaan sahlan tahay in qof waliba ruuxa uu rabo helo - bi'idni laah.

hadaba anigu waxaan raadinayaa gabar Soomaaliyeed, guur doona oo ilaahay ka cabsata. Gabar is asturta, tukata, diinta taqaana ama jecel inay barato oo si wanaagsan ugu camal fasho. Quruxi kama maqna intaa hadey leedahay!! Da'deedu u dhaxeyso 20-26.

Anigu waxaan ahay 28 jir, diin jecel oo aqoon diineed iyo mid maadiba leh. Isku filan, reerna awooda diyaarna u ah inuu dhaqdo. Horey uma guursan. Qurxoon; hadaad xiisaynayso.
Wixii intaa sii dheer waad ogaan hadaad rabtid.

Wa bilaahi towfiiq,

Hamze
USA
Hamze7@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Runleey

Tuesday, January 30, 2001 - 06:28 am
Waaw, are you really "Wadaad" walaalkiis?

What can I say, wrong place my friend, no Wadaadis here. I am afraid they don't even heard of Internet yet!!

Good luck and peace!

Runleey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

walaalkaa

Tuesday, January 30, 2001 - 09:31 pm
to;runley, no he is not a wrong place,ma u malaynaysaa inayan wadaadadu isticmaalin inter-netka for realy they are the most,but they use the probare way,thank you. by walaalkaa